Xikmad News Online

Xikmad News Online

News and Information about Somalia

28/10/2022
27/10/2022

Raisalwasaare Xamze Abdi Barre oo shaaca ka qaaday in lacago laga jarayo Wasiirada iyo shaqaalaha dowladda.

Ra'salwasaaraha Xukuumada fedraalka Somali Xamze Ali Barre ayaa wareegto uu soo saaray ku faray wasiirka Maaliyada in 20% laga jaro Mushaarka ay qaataan wasiiradda Xukuumadda iyadoo sidoo kale Shaqaalaha joogtada iyo kuwa aan joogtada aheyn ee qaato gunooyinka laga jari doono 5% lacagaha ay qaataan.

Mushaar jarida ayaa lagu sheegay in lagu xoojinayo howlgalada iyo dagaalada lagula jiro Alshabaab si dalka looga xoreeyo.

Mushaar jarida ayaa socon doonto muddo 3 bilood ah iyadoo la furi doono Akoon lacagahaas lagu shubo.

27/10/2022

Shirka golaha wadatashiga Qaran oo maanta ka furmay Muqdisho.

Shirkan oo uu shir gudoominayo madaxwaynaha dowladda fedraalka Somali Xasan Sh. Maxamud ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxda dowlad goboleedyada iyadoo qodobadda diirada lagu saarayo ay ka mid yihiin dardargalinta dagaalada lagula jiro Alshabaab.

Sidoo kale waxaa ka mid ah qodobadda shirka horyaal heshiiskii Shidaal ee dhawaan dowladda Fedraalka Somalia saxiixday iyadoo madaxda dowlad goboleedyada ay ka soo horjeesteen heshiiskaas.

Dhinaca kale Heshiiska Saxiixa Shidaalka ayaa dowladdii h**e ee Farmaajo waxa ay ku tilmaantay mid sharci daro ah iyadoo iska laashay.

Shirkan maanta ka furmay Muqdisho ee golaha wadatashiga Qaran waxaa sidoo kale goob joog ka ah Raisalwasaare Xamze Cali Barre iyo Giuddoomiyaha gobolka Banaadir Madaale.

Photos from Sacdiya Garabey's post 27/10/2022
18/10/2022

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoor Qoor oo Khudbad ka jeediyey shirka maalmahan ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Kulankaas oo Madaxweyne Qoor qoor uu ka jeediyey hadalo isugu jira guubaabo iyo dardargalin ku saabsan dagaalada lagula jira Alshabaab ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay inuu rajeenayo in Galmadug ay noqoto meesha ugu h**eyso ee guud ahaan Alshabaab laga xoreeyo.

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Kaariye QoorQoor ayaa tilmaamay in Galmadug ay tahay meeshii ugu h**eysay ee Alshabaab la dagaalanta kana sifeysay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Medienfirma in Vienna machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Adresse

Vienna
Andere Nachrichten- und Medienseite in Vienna (alles anzeigen)
Vangardist Vangardist
Vienna

Exploring new horizons in creativity and culture. 🌟 Agency: Innovative branding, design & strategy. 📖 Magazine: Bold narratives in sexuality, fashion, and society. Join our diverse...

Ascolta Ascolta
Vienna

Information and analytical centre

Saturn 3 Saturn 3
Vienna

webs

Unser Hernals Unser Hernals
Vienna, 1170

Herzlich willkommen in Hernals, dem wohl lebenswertesten Wiener Gemeindebezirk. Diese Informationsplattform soll dazu beitragen, Hernals zu einem noch lebenswerteren Ort zu machen:...

Hallelujah TV Österreich Hallelujah TV Österreich
Vienna, 1010–1423,1600,1601,1810,1901

Hallelujah TV Österreich bringt dir gute Nachrichten und erfrischende Perspektiven auf Gott und Leben

WIENentdecken WIENentdecken
Vienna

WIEN entdecken - das Magazin von WienerInnen für WienerInnen. Zum Hören und Lesen...

حدث ثري دي  Hadath 3D حدث ثري دي Hadath 3D
Vienna

الصفحة الرسمية لقناة حدث ثري دي The official page of [Hadath 3D] channel

Saturn 9 Saturn 9
Vienna

Nata5 Nata5
Vienna, 267841

yavidel2023

Shqip n'Austri Shqip n'Austri
Lange Gasse
Vienna, 1010

Gjithçka për shqiptarët në Austri

Wasbishergeschah.at Wasbishergeschah.at
Universitätsring 1
Vienna, 1010

Zeit läuft.