Camali Xuseen

Camali Xuseen

Sie können auch mögen

Halex
Halex
Sheridan Dembs
Sheridan Dembs

kala Soco Wararka Deg Deg ah

20/04/2023

Xagee lagu ciidayaa

14/01/2023

Howsha dhaqida ama Sifaynta Kelyaha (Dialysis) kolka qofka lagu samaynayo waxaa la galiyaa laba Tuubo oo mataano ah oo mid isku ah ah oo mid waliba howl gaar ah qabanayso, ayadoo la galinayo Xididka Arooraha ah (vein) ee qoorta, laabta ama bowdada midkood iyada oo la isticmaalayo suuxdinta gaarka ah (local anesthesia) inta lagu gudo jiro sifeynta Kilyaha.

Dhiiga ayaa waxa uu ka soo baxayaa jirka isaga oo soo raacaya Tuubada cas, wuxuu dhex maraa aaladda sifeynta, waxa uuna ku soo noqdaa tuubada Buluugga, xaaladaas ayuu qofka ku sugnaanayaan ilaa 4 saacadood isaga oo saaran sariir dusheeda oo waliba bilaa dhaqdhaqaaq ah.

Qofka ayaa loo sameeyaa howsha Sifeynta Kelyaha Todobaadkii Sadex jeer, taasoo noqonaysa Bishiiba 12 Mar, hadii Saacad ahaana loo xisaabiyo waxay noqonaysaa wadarta guud 48 saacadood Bil kasta.

Waxaa intaas ka sii daran waxaa baxaya kharash badan oo Boqolaal Doolar ah Bishii taasoo aysan ka bixi Karin dadka dhaqaalahoodu hooseeya. !

Adiga, aniga iyo guud ahaan dadka caafimaadka qaba ee aan qabin cudurka kidney failure (Kilyaha oo howlgab noqda) ma Qiyaasi kartaa inta jeer ee Kelyahaada ay isa sifeeyaan?

Qiyaasii Lixdan jeer ayay maalintii Kelyahaada si Automatic ah isu meyraan, sida dhaqaaqiirta ay sheegaan. Howshaas ayaa waxay dhacdaa innaga oo aanan dareemin wax dhibaato ah ama xanuun ah oo waliba cidna meel na seexin, Tubooyina nagu xirin, mana jirto kharash nooga baxa howshaas wayn oo la’aanteed qofka uusan noolaan Karin. !!

Waxaan haysanaa Nicmooyin badan oo aan la tirin Karin, lana koobi karin . الحمدلله

وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ رَّحِيمٌ (18) سورة النحل

Hussein Sahnuni

13/01/2023

Marka aad dhimato aduunyadu kuma tabayso, kuumana murugoonayso, caalamku sidiisa ayuu iskaga sii soconayaa. Shaqadaadi qof kale ayaa qabanaya xoolahaagi dad kale ayaa dhaxlaya, waxba yaanay ku dagin xoolahaaga, tolkaaga, ubadkaagu iyo Teetalkaagu.

Maxaa ka liita aduunyadaan! Maxaase ka weyn waxa soo socda! Qofkaaga iminka noolow marka aad dhimato saddex qof ayaa kaa murugoonaya:

1- Dadkii dusha kaa yaqaanay waxay oran doonaan ”maskiinka Allaha u naxariisto”

2- Saaxiibadaa dhowr maalmood ayay kaa murugoon doonaan kadib sheekadoodi ayey iskaga noqon doonaan iyo qosolkoodi.

3- Murugada ugu weyni waa qoyskaaaga waxay kuu murugoon doonaan toddobaad, laba toddobaad, bil ama sanad dhan laakiin aakhirka way iska kaa ilaawi doonaan oo xasuustooda waad ka hari doontaa.

Qisadii aduunyo sidaas ayay ku dhammaatay, waxaana bilaabanaysa qisadii dhabta aheyd waana aakhiro.

Quruxdaadi iyo dadkaagiba waad is nabad galyayseen😭waxaa kugu soo hadhi oo keliya waa camalkaagi.

Su’aashu waxay tahay maxaa u diyaarsatay nolosha xaqiiqda ah ee kugu soo wajahan ?
Runtii waa arin u bahaan in wax laga qaato Saalada faralka ah ku dedaal, sunnayaasha iyo sadaqada qarsoon, camal wanaagsan, salaatu leylka iyo akhlaaqda wanaagsan laga yaabe kuwaas iney ku badbaadiyaan.

Waanadu waxay anfacee mu’miniinta ee waani dadka. Sii Faafi oo walaalaha gaarsii si qofkii wax ku qaata aad uga heshid.

Alle wadada xaqa ah hanagu sugo, hanoo naxariisto, hanoo dembi-dhaafo. Rabbi dunida fitnooyinkeeda hana hareer mariyo.

Dhamaystay Ku Sali Nabiga Scw Scw Siinafaafi

15/12/2022

Jarmalka ayaa Noqday Wadankii ugu horeeyey ee soo saara Tareen ku shaqayanaya Hawada

18/11/2022
04/11/2022

Jarmalka anaga kusoo Lugo.nay
Wax yaala majiraan gaawadhida isagoo sameeya ayaanad iibsan kareyn

19/07/2022

Yurub waxa ku dhuftay kulayl aad u daran

14/07/2022

Alle ha u naxariisto, Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Aadan Siiro) ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu muddooyonkii u dambeeyey xaalad caafimaad u joogay.

10/07/2022

Quraanka macankiisa allow na dhadhansii

08/07/2022

Halkani waa Sizilien, Italien 🇮🇹 Soomaalidu halkaas ma Degi kari lahayd

___
📷 pioandreaperi

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Frankfurt machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Adresse

Rudolf Diesel Strasse 2b
Frankfurt
Andere JournalistIn in Frankfurt (alles anzeigen)
SEREF KAYA SEREF KAYA
Frankfurt, 60311

ikinci sayfa

Evelyn Edith Evelyn Edith
Frankfurt

U R Frankfurt U R Frankfurt
Frankfurt, 60547

Taffe Banker, taffere Gangster, Taunus-Törtchen, Konsti-Rapper, Gourmets in der Kleinmarkthalle, Eintracht-Fan(atiker) und Co - wir wollen eure Geschichten hören!

BaranMedia BaranMedia
Frankfurt

پەیجێکی هەمەرەنگ

Amal Frankfurt Arabisch -  أمل فرانكفورت Amal Frankfurt Arabisch - أمل فرانكفورت
Gemeinschaftswerk Der Evangelischen Publizistik GEP GGm, BH, Emil-von-Behring Str 3
Frankfurt, 60439

موقع وصفحة أخبار باللغة العربية متخصصة بالشأن المحلي لمنطقة الراين ماين، وألمانيا بشكلٍ عام

Fawzi xaaji Fawzi xaaji
Frankfurt

page kan waxaa ka helaysaa warbixino,arimaha bulshada,siyaasada,dhacdooyin iwm

Dinne Hicham Dinne Hicham
Frankfurt

صفحة إخبارية، رياضية، ثقافية، سياسية، إجتماعية... صور،

Sara Belic Moderation Sara Belic Moderation
Frankfurt

www.sarabelic.de

Bulshaalle Abshir Bulshaalle Abshir
Frankfurt

Halkan waa page bulshaalle Abshir hadaa nagu Cusub tahay fadlan follow, like Mahadsantihiin...

Arben Çokaj Arben Çokaj
Goldbergweg 62
Frankfurt, 60599

Arben Çokaj - web & graphic designer, mësues Fizike & Informatike, gazetar & analist, autor librash.

Madar Abdi Madar Abdi
Frankfurt

FADLAN HADAD NAGU CUSUB TAHAY NAGU SOO BIIR FOLLOW LIKE SHERE AND COMMENT MAHAD SANID