Adal Impire page

Adal Impire page

Sie können auch mögen

Kvnq Rae Khalifa
Kvnq Rae Khalifa
Yadav sarkar
Yadav sarkar

Always open

28/07/2024

Eidle yare iyo Maansooniyada

22/01/2024

Somalinimo 🇸🇴💙

20/04/2022

Nagu soo biir Waxan idinsoo gudbinndoonaa barnaamijyo maalinle Fan/Suugaan

Adal Impire page Always open

11/12/2021

Liil Baliil maxuu ka yadhi arinka in hooayadii guriga loo diidi karo daawo qosol😅

05/12/2021

Heesta sabaalo. Abdi kaafi iyo Xaliimo,

xasuustii Amina abdilaahi - UNH Axmed gacayte

28/11/2021

heesta-Gallad. Faadumo qaasim Hilowle iyo caasha Cabdoo,.

follow hayla dhaafin

27/11/2021

heesta, ii dhago nuglow. codka maxamed cabdi cosoble, KABANLE walal follow isoo dheh mahadsanid

08/11/2021

Macluumaad ku saabsan Shinbirka Loo yaqaan Gorgorka maxad ka taqaan dabeecadiisa, Iyo in uu Labojeer Dhasho!

Waxa uu leeyahay Cimriga Dadka amma ibnu Aadamka
Celclis Ahaan waxa uu garaa 60sano
Waxa Uu Dhashaa Labo Jeer !!

Gorgorku marka uu Da’diisu ku dhawaato 30sano Uu Cimriyayaa Waxa Hadheeya Duqnimo iyo (Gabow) Ma Awoodayo anuu Duulo Ugaadhsina Hadalkiisa daa,
•Baalashiisa Aadka Udhaadhiiri Waa ay Daciifaan
•Afkiisa Soo laaban ee uu ugaadha uu kaqabanayo sidoo kale waa Dabcaayaa
•Cidiyihiisa dhadher sidoo kale way ka Gurmayaan Dhamaan,

Marka ay Xaaladu Halkaa Joogto Laba mid Uumbaa U Godboon,
•Inuu geerida Isku dhiibo iyo inuu Xaalad Aad u Adag maro si uu isii noolaado 30 Sano oo kale Hadii aan wadku u iman!!!

Waxu uu doorbidayaa inuu xaladaa adag maro si aw usoo wato noloshiisa Asagoo Sahansanaya Amma Eeganaya Buurta buuraha Ugu dheer Fuulayana Korkeeda Sare Si Aw Dugaaga kale uga BadBaado,

•Uu Rifiyaa Dhamaan Baalshiisa
•Waxa kaluu Iska Jarayaa Afkiisa Asagoo La dhacaya Dhagaxda waa wayn Ee buurta Amma salaxyada Biyo dhaca leh
•Sidoo kale waxuu iska Guriyaa Dhamaan Cidiyaha Goboobey Ee ku yaala!

Halkaa Ayuu sii Ahaan Donaa mudo Sadexbilood iyo taban iyo Todaba Bari (3bilod iyo 17bari ) Asagoon wax biyo iyo Baada(cunto) Afkiisa Ka dhawraya!

Waxa uu Xamilaya Haraadka iyo macaloosha Aadka u Ba’an Ee Soo wajaheysa Isla Xiligaa. Lakiin Ogow Wali Rajaa u Muuqata oo waxa uu kawar qabaa Hadii Ay mudadaas dhamaato inuu Heli Doono Wax aad u macaan Oo ah Shababnimadiisa H**e, iyo in uu nolosha Sii wato Shaki La aan,

Mudodaas marka Ay dhamaato waxa usoo Baxaya baalal fiican iyo afxoogbadan sidoo kale waxa usoo baxaya Cidiyo Afabadan

Waayihii Nolosha Ee uu Maxbuuska u Ahaa waxey Dhaxal Siiyeen Waxii Aw Tamaniyayey Oo ah inuu Helo Dhalinyar nimadiisii si aw isii wato noloshiisa, Asagoo wakhtigan ka Orod iyo Xawaare badan siduu markii H**e ahaan jirey, Shibiaraha iyo ugaadhuna ay Daqiiqad la socon Karin

Waxa uu Bilaabayaa Duulimaadkisii Caanka Ahaa Ee lamagac Baxey [Dibucurashada Gorgorka] ama Dib U Dhalashada Gorgorka,


Tusaale ayey ugu filantahay Cidkasta oo rabto iney nolosha wax kabadasho
Marka Aad Hadaf amma meel Tiigsaneyso Waa lama. Huraan inaad la kulanto Caqabado Adag Ka gudubkeedu Waxeyna ku xiran Tahay Inta Aad Adkeysi iyo dhabar u leedahay Adu.,

✍️Awdal impire

Fadlan Pageka like inoosaara Follow isoo dheh walall mahadsanid

30/10/2021

Xassan Aadan samamater Heestii Qoraxdoo Aroortii

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Hamburg machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Webseite

Adresse

Niendorfer Kirchenweg 18 22459 Hamburg
Hamburg
BARGKOPPELSTIEG10-1422145HAMBURG
Andere JournalistIn in Hamburg (alles anzeigen)
Nikki&Michi Nikki&Michi
Hamburg, 20355

Reiseberichte aus aller Welt. Die Hamburger Traveller Nikki&Michi berichten von einer lebenslangen W

Einsatzreport Hamburg Einsatzreport Hamburg
Hamburg

Einsatzreport aus Hamburg und Umgebung

Un dimanche à Hambourg - Arthur Devriendt Un dimanche à Hambourg - Arthur Devriendt
Hamburg

Chaque dimanche, partez à la découverte de Hambourg, des personnalités et des idées qui l'agitent ! Une newsletter de Arthur Devriendt.

Nils Eriksen, Writer Nils Eriksen, Writer
Hamburg

Mein neues Buch "Der Passagier aus Chicago" ist ein Reiseroman // Author and Journalist

Die Auswärtige Presse e.V Internationale Journalisten-Vereinigung Hamburg Die Auswärtige Presse e.V Internationale Journalisten-Vereinigung Hamburg
Eulenstraße 51
Hamburg, 22765

Der Verband für Autoren, Blogger, Fotografen, Journalisten, Redaktionen & Wirtschaftsunternehmen.

Mona Schnell Journalistin, Autorin & Ghostwriterin Mona Schnell Journalistin, Autorin & Ghostwriterin
Avenariusstraße 15a
Hamburg, 22587

Seit über 20 Jahren veröffentliche ich eigene Bücher und Texte und schreibe im Namen anderer.

Elisa Brunke Elisa Brunke
Hamburg

Ich bin Buchautorin ("No meat today", ZS Verlag), Rezeptentwicklerin, vegane Ernährungsberaterin, sei

Vivien Nikolic - Freie Redakteurin für Nachhaltigkeit Vivien Nikolic - Freie Redakteurin für Nachhaltigkeit
MatthesonStr. 10
Hamburg, 20257

Als freie Redakteurin & Kommunikationsberaterin unterstütze ich nachhaltige Unternehmen dabei, ihre

vizay turkia vizay turkia
Hamburg

ڤیزای تورکیا بەزەمان لەماوەی 3 ڕۆژ پارەی کونسوڵیش عایدی خۆمانە

Mia Heinz Mia Heinz
هامبورغ
Hamburg

"Lächeln ist eine universelle Sprache. Selbst wenn du die Sprache nicht sprichst, verbreitet es Wärme

وكالة اوغوز الاخبارية-Oğuz Haber Ajansı وكالة اوغوز الاخبارية-Oğuz Haber Ajansı
Hamburg

وكالة اوغوز الاخبارية تقوم بنقل وتغطية جميع الاخبار والاحداث والتطورات السياسية في الساحة التركمانية

Charlie Walter Charlie Walter
Axel-Springer-Platz 1
Hamburg, 20350

Redakteur für Audience Development