Abdifatah Omar Ali
Abdifitah Omar Ali is a Somali journalist and senior analyst
Ibraahim Cabdullahi " Hadaan ku soo dooni karo da'daan ma soo gaareen,' isfaham baa la rabaa Gabadhu waa in ay afhayeen iinoqotaa oo Reerkooda ku tiraahdaa ninkan waxba ma haystee iigu duceeya,"
Ibrahim waa Qalbi hadlay, aragtidaada?.
Maanta Deeyoo ayaa Madaxweynaha runta u sheegay balse h**ey ayaa loogu kari waayay.
Oo maxay ugu qoslayaan goob weli dhiigga dhallinyarada ka qoyan!
Dowladii lala xisaabtami lahaa ayaa bannaanbax dhallinyarada ku owr kacsanaysa.
Oomaar bar bar oo afka furtay arimo badana ka hadlay
Ar ceeb badanaa Reer Haajiyow oo arimaheena ugu h**eeyo oo Fadeexoobay
Gabadhaan youtube ayaan ku furaa ayeeba alaabtii hoose uga qaateen balo
Shacabka waa kula hadleen ama is indha tir ama is bo**ee
Gabadhaan maxaa lagu heestaa mise run sheeg waa ceeb sheeg
Jidadka ayaa loo xirey MW Xasan & RW Xamse si ay u soo arkaan dhaawacyada ku jira isbitaallada
Muqdisho .
Wili cabsi amni oo aad u xoogan ayaa jirta ee iska taxadara dhalinyaro
Fariimo amni oo la helay ayaa sheegaya in ururka AS ay qorsheynayaan in ay weeraraan maqaayado ku yaalla caasimadda. Sidoo kale waxa ay damacsanyihiin in ay weerar ka geystaan Kismaayo.
Hoos ka akhriso macluumaadka fariinta.
Daawo Sidee lagu Soo Afjaray kooxdii weerar ku soo qaadday Hotel Beach View muqaal dhameestiran
Ciidanka Gaarka ah ee Haramcad
Ahmed Haji Syrian Nolol doon ahaa oo dalkiisa ugu soo cararay xasilooni darro ayaa ku geeriyooday Muqdisho .
Wuxuu ka mid noqday dadkii xalay lagu xasuuqay Liido Alla Yaraxma …
Wuxuu laqabsaday nolosha Muqdosho wuuna sii jeclaa in uu sii jooga balse way dileen Allah Yaraxma .
I aamin kan Somali ma ahan ee waa Itoobiyan doonaya inu isku diro Dadka soomaliyeed mana jiro Qalbi soomali ah oo ku farxaya dhibka ku dhacay Walalkiisa kale ee soomaliga ah kuwa noocan oo kale iska soo dhex saara Dhalinyaro
Shacabka muqdisho ha isku soo baxaan bananbax nabadeed oo ay ku dalbanayaan cid qaadanaysa mas,uuliyada wixi xalay dhacay .. ha tusaan Dawladda in iyagu awooda yihiin . Yanan la aamusin hala soo boxo.
Xalay hal qof in uu ka bad baadi maysan rabin Al sheydaan weerarkii liido bal arag cadawtinimada ay u qaban dhalinyarada Soomaaliyeed
Marna Naftooda ayee u hurayaan marna dhiigooda waa kuwa maanta saf ugu jiro sida ay ugu shubi lahaayen dhiigooda walaalahooda dhibka ka soo gaaray Qarax .
Bal kwrn wiil Soomaaliyed ayaa dilaayo walaalahiis wiilkalana dhiigiisa ayuu u shubaa Maxaa qaldan dalkena?
Guuleesta ciidankeena.
Su'aalo hadii aad ka jawaabto musiibo dambe Muqdisho ka dhici meyso
20 jir-kii qoriga qaadan lahaa ee cawaantan iska hor leexin lahaa hado sidii 90 jir facbook tacsi la so taagan yahay Soomaali sooma dhawin
Wiilkaas Ehelkiisa aan ku raadino
Mahad Maxamed Salaad, Taliyihii h**e NISA oo dhiig u shubaya dadka dhaawaca ah ee gargaarka dhiig u baahan.
Mar walba oo uu dhib dhibco qolaa jirta ka dhex raadisa views wax been ah ineey umadda ushegaan.
Eygaan la wareejinayo Somaaliya maahan , xanuunka Xalay Liido ka dhacay mid u baahan maahan in been lagu kabo ee ayadaa musiibo iyo murugo inteeda la eg ah .
😭 😭 Ninkaas waa Ninkii Dilay dadkii ugu badnaay Xalay kadib Markii uu ninkii ugu h**eyay Qarxay !
Si toos ah ayuu Dadka u dilaayay Waliba Dumar ayaa u badnaay Waxuu raadsanaayay 🚨
Alle ha u naxariisto dhammaantood, waxa ay ku geeriyoodeen weerarkii xalay xeebta Liido.
Mohamed Nuur waxuu ka tirsanaa Ciidanka Bioliska Haramcad, waxaana uu ka mid ahaa Qeybta howlgalada gaarka ah.
Markii ay musiibadu dhacday ayuu kasoo baxay Taliska Ciidanka Haramcad si uu u Badbaadiyo dad kooxda UGUS ay ku xasuuqday Xeebta Liido, gaar ahaan Beach View ee magalada Muqdisho.
Maxamed wuxuu ka mid ahaa da’yarta dhiifoon ee markiiba gudaha u galay hoteelka, ka dibna gacantiisa ayuu ku badbaadiyay dad gaaraya illaa iyo 19 qofood oo ku xayirana gudaha hotel-ka, sacada kadib ayuu gudaha Hotel ku shadiiday isaga oo la dagaalamaya shan ka mida kooxda AS ee weerartay hotel-ka.
Maxamed wuu shahiiday, balse Inta uusan dhimman ayuu ila dardaarmay, wuxuu igu yiri “haddii aan Inta ku dhinto howlgalkaan, waxaan shacabka Somaliyeed ka codsanayaa in ay iigu soo duceeyaan in Ilaaheey janada i geeyo, dadkeygana ha ogaadaan in aan iyaga dartood u dhintay. Ilaaheey ha u naxariisto walaalkeyn Mohamed Nuur, waxa uu ahaa halyeey dhiiggiisa iyo Naftiisa u huray Qaranka.
Ilaaheey ha unaxariisto. Fadlan share dheh oo nala faafi fariintaan.
Kaliya duca ayuu idinka rabaa u duceeya.
W/Q Said Ali Hassan.
Deg Deg Agaasimihii h**e nisa Fahad Yasin ayaa shacabka soomaaliyeed uga tacsiyeeyay qarixii xalay.
Muqdisho Allaha badbaadiyo
Muqaal cusub Baaxada khasaaraha weerarkii Liido ee xalay
Madaxweynaha wuxuu iskugu wacay kaliya dadka lala xisaabtamaya amniga dalka waa la wada hadlay bes.
Ma jiraa hal Taliye oo ku waayay xilkiisa weerarkii AS ku qaadeen xalay Liido oo dad badan ku dhibteen?
Muxuu soo kordhinaa isku imaansho aan facil laheyn?
Hooyadaan iyo labadaan carruur ayaa kamid ah dadka ku geeriyooday gaarigii miinada kula qaraxday deegaanka Gololeey oo hoostaga degmada Balcad.
Gabadhaas waxay fahamtay ayey Madaxda Dalka garan la'yihiin
Dhalinyarooy tashta sidaan si ma ahee
Yaa allaah: Isagoo muuqaal iska duubanaaya ayuu qaraxu dhacay waxaana kuu muuqanaya qof dadka tooganaya😭
Ilaahoow naxariistaada sii dadkii halkaas ku dhintay yaa rabbi🤲
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Videos (alles anzeigen)
Kategorie
die öffentliche Figur kontaktieren
Telefon
Webseite
Adresse
Tulbeckstraße 26
Munich
Munich
Chefsreporter ist ein neues Online-Magazin, das professionelle Restaurantkritik und engagierten Journalismus verbindet und ganz generell darüber berichtet, wie schön das Leben sein...
Munich
journalist / mountaineer / mountainguide Moderator von Bergauf-Bergab, dem Magazin für alle, die die Berge lieben 🧗♂️⛷
Munich
Texter, Journalist & Konzepter: Konzeption / Redaktion / Public Relations / Kommunikation // http://www.andreas-lilienthal.de/