Mohamed Abdullahi Okaash

Mohamed Abdullahi Okaash

Sie können auch mögen

GaDdyserc Gxslayd0 0
GaDdyserc Gxslayd0 0
MC sox
MC sox

As a journalist, I am never afraid of exposing the truth. Journalism is sometimes straining – both mentally and psychologically.

As a journalist, I am entitled to find out the truth behind every incident

23/08/2024

waa muhiim in waqti la siiyo qof waliba oo wax dhisi karo.

20/04/2023

HAMBALYO CIID WANAAGSAN.

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan Bulsho waynta Soomaaliyeed bilashada Bisha Shawaal ee Ciidul-fidriga awgeed.

Waxaan Alle ka baryayaw in uu naga aqbalo acmaashii suubanayd ee Bishii Ramadaan.

08/03/2023

Bayaan wadajir u soo saareen Madaxweynihii h**e Shariif, Ra’iisul Wasaarayaashi h**e, Xasan Kheyre, Cumar C/rashiid, C/weli Gaas, Guddoomiyihii h**e Baarlmaanka Shariif Xasan iyo C/qaadir Cosoble ayaa waxay ka digeen muddo kordhinta ay wadaan Guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka

17/11/2022

Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Hundubey Yuuda ayaa Galabta Bulshada Degmada kala qeyb galay kulan lagu taageerayay Kacdoonka Shacabka iyo midka Ciidamada Qalabka sida ee ka socda Gobolada dalka, kaasi oo dalka looga xorreynayo kooxaha Khawaarijta.

Kulankaan oo ay kasoo qeybgaleen Odiyaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada, Saraakiisha Laamaha Amaanka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Dharkeynley ayaa waxa ay Shacabka Degmada Balan qaadeen in ay garab taagan yihiin Ciidamada Qalabka sida ee dagaalka kula jira kooxaha Khawaarijta.

Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley Mudane Yuusuf Hundubey ayaa kula dardaarmay Shacabka Degmada in ay wada shaqeyn dhaw la yeeshaan Laamaha Amaanka qeybahooda kala gedisan si loogu hortago dhagaraha kooxaha khawaarijta iyo falalka Amni darro oo ay geysan karaan, asigoona xusay in iskaashiga bulsho iyo midka laamaha amniga uu yahay mida kaliya ee lagaga guuleysan karo kooxaha Argagixisada.

Kulamada Bulsho ee lagu taageerayo Kacdoonka Shacab iyo Midka Ciidamada Qalabka sida ee dalka lagaga xorreynayo kooxaha khawaarijta ayaa ka socda dhamaan Degmooyinka iyo Deegaanada hoos yimaada Maamulka Gobolka Banaadir.

17/11/2022

Xaafadda Oodwayne ee Degmada Dayniile ayee ka dhigteen hooyga aqalgal kooda kadib markii laba lamaane ku heshiyeen yagleelidda noloshooda cusub.

Labada lamaane Suuqa Bakaraha ayee si kala gooni-gooni ah ganacsi uga kala furteen si nolosha u maareeyaan.

Muddo kadib ganacsigooda ma sameyn wax macaash oo buuran, kadib wadatayisho ee sameeyeen waxaa la go'aamiyay in xaaska si tahriib ah ee ku tagto Italy iyadoo la sii marsiinaayo Ethiopia, Sudan, Libya kadibna doomaha ay raacdo.

Xaaskii Safar dhulka ah ayee gashay, waxay sii socoto oo marba meel ay ku xayirmato waxay gaartay dalka Liibiya waxayna ugacan gashay magafayaasha, labada lamaane wixii lacag ah way ka wada go'een, ninka ma awoodoyo dhaqaalo uu siiyo magafayaasha iyo doontii qaadi laheed.

Waxaa loo soo diraa teleefoon iyo codad oo xaaska jir dil lagu sameenayo sibaadna loo ciqaabayo, ninka wax talo ah gacan Kuma haayo, xabsigii iyo jir dilkii wuu sii daba dheeraaday, qiimaha magafayaasha iyo doonta way sii sare kaceen.

Ninkii waxaa tii Rabbi ku timid aabihiis oo geeri ayaa ku timid aabihii, wuxuu dadajiyay dhaxalka reerka, wixii ku soo aaday dhaxalka waxay ku filnaadeen kaliya ka sii deenta xaaska magafayaasha.

Wuxuu kulan iskuugu wacay walaalihiisa wiilal iyo gabdho wuxuu ka deen saday lacago maadaama iyaga wali ay isticmaalin dhaxalka, waxay u muujiyeen garab istaag, wixii lacago ah farta Laga saaray.

Gacalisadiisa ayuu u diray si ay doonto ugu h**eeso ee baxeeso u raacdo.

Waxaa la gaaray xiligii doonta dhaqaajin laheed, Somali iyo qowmiyado kale ayaa wada saaran doonta, doontii markii ay shiraacatay, waxay sii socoto oo ay sii socoto dhex ayee ku jabtay.

Inta dabaasha bada taqaano oo doonta saaran aad bay u yaryihiin, qofkii yaqaano kaliya naftiisa uunbuu badbaadin karaa, xaaskii dabaal ma taqaano biyaha ayaa harqiyay, wiil Soomaaliyeed ayaa gacan badbaado ah u fidiyay, intii badbaadada socotay gabadha waxay ku dhahdaa wiilka abaalkaaga waan ka soo baxi doonaa inshaAllah, abaal ayaad igu leedahay, rafaad kadib xeebaha ayaa la yimid, goobaha caafimaadka ayaa la wadageeyay intii soo bad baaday waxay heleen gargaar caafimaad.

Xaaskii waxay la soo xariirtay ninkeedii waxayna ka dalbatay furiin, wiilkii badbaadiyay waxay go'aansatay in ay nolosha la qeybsato hadii la furo kadib, wiilkiina wuu ku qancay talada gabadha.

Su'aal
1. Ninka maxaa la quman?

2. Xaaskane maxaad kula talin laheed?

3. Wiilka wax badbaadiyay maxaa kula talin laheed?

W/Q: Eng-Daalac Dahir Shoot

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Munich machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Telefon

Webseite

Adresse

Vaterstetten Stteet
Munich
Andere JournalistIn in Munich (alles anzeigen)
Richard Gutjahr Richard Gutjahr
Marienplatz 1
Munich, 80333

Ahead of his time, yet always too late 📱Tech 📺 Media ✏️Journalism

Abdifatah Omar Ali Abdifatah Omar Ali
Tulbeckstraße 26
Munich

Abdifitah Omar Ali is a Somali journalist and senior analyst

Patricia Bröhm Patricia Bröhm
Munich

Chefsreporter ist ein neues Online-Magazin, das professionelle Restaurantkritik und engagierten Journalismus verbindet und ganz generell darüber berichtet, wie schön das Leben sein...

World news World news
Munich

News Page

Michael Düchs, Moderator Bergauf-Bergab Michael Düchs, Moderator Bergauf-Bergab
Munich

journalist / mountaineer / mountainguide Moderator von Bergauf-Bergab, dem Magazin für alle, die die Berge lieben 🧗‍♂️⛷

Ahmad Ramo Ahmad Ramo
Munich

كروب بيشمركة كردستان

Lilienthal PR Lilienthal PR
Munich

Texter, Journalist & Konzepter: Konzeption / Redaktion / Public Relations / Kommunikation // http://www.andreas-lilienthal.de/

Muc-magazin.de Muc-magazin.de
Munich

Videoreportagen und Dokus aus München.

قدرت الله لشکری قدرت الله لشکری
Munich

توکل به خدا♡

فاصل رياضي- Sports Break فاصل رياضي- Sports Break
Munich

صفحة تقدم أخبار الدوريات الاوروبية واخبار النجوم

MC.Madshadow Uganda MC.Madshadow Uganda
Zach
Munich

Music Analyst and promotion

Dastuur Dastuur
Munich

saxafi