Videos by Caawiye Tv in Gemeindefreies Gebiet. Halkaani Waxad Kala Socon Dontaa Musalsalaadka Iyo Filiman Si Walaltinimo ah Follow Igu Saar
Wallhi soomaaliya joogis majirto dad lacag doon ah ayaa dhalinyarada dhiigooda lacag karaadsado wallhi madaxda maamulka nooheyso waxan ka codsaneynaa in aay is casilaan oo farahana qadaan wadanku wuxuu ku wanaagsan yahy dhalin yaro iyagana maalin walibo maleen ayaa loo dagaah si hanti loogu sameysto runtii hadii aanu nahay dhalin yaro wadankeena cadow fara badan ayaa ku sooduulay dhalin yaro nin walibo hadii uu bixi karo habaxo oo wadanka dibadiisa ha aado ilahy ha u naxariisto intii dhimatay intii dhaawacana ah ilahy ha u boogo dhayo 🤲aamiin aamiin

Wallhi waa wax laga xishoodo in gabar soomaaliyeed laciyaarto in a janabi ah walibo iyadoo joogto dhulkeeda kuna dhex jirto familkeeda iyo walaalaheed gabdho aamina wiilashiina soomaaliyeed ee a janabi lacag isiiyay wax iima tarayo
Filim layaab leh bal ila daawo Waxaana si walalnimo kaaga codsanayaah in aad follow iyo share iyo like ii saartid please
musalsal cusub Deentii jacayl 1 ilaa 125 aad Xiiso leh

Musalsalka walaalaha 1144 aad #follow #share #like igu caawi wll follow please