GOOJA CADDE MEDIA
Sie können auch mögen
Garan dhuub com
Askari katirsan maamulka snm oo is del delay kadib waali uu kaqaady dagalki goojacde,
Ninkan wayn ee gadhka wayn oo magaca wadaad iyo istisaam kugabanyo sida lasheegy muuse juudan bay isku qoys yhin wuxu sawir kusoo galay geedka yoocada isaga oo fariin is tusa udirya malayshiyadka snm marna kudiganaya dhiigii shacabkena 8 bil duqayntu kuso socty waxan hubaa inuu basaas yahy ee meeshu joogo haloogu tago gacanta halagu soo dhigo daalimka ,
Share,
“Dhulka SSC-Khaatumo Laba Nin uun baa soo Weerara :
1:Nin ay ka soo Dhamaatay iyo
2:Nin Safar u ah Jeelasha Laascaanood
Qabrigu ma socdee , Qofkaa Socda”
Taliyaha Howl gelinta Ciidanka Daraawiishta
SSC-Khaatumo
G/sare Caabbi Dheere.
Wadaaada ictisaam ee dhulbahnte halgankii ssc wxaa kusuntan sheekh aadan wali iyo wiilkisa maxamed aadan wali iyo alle haunxrste shekh candinaasir xaji axmed wadaadka sheekh xaliike mardanbe buu is daad raaciyy wuuna baqi jiray k**a hadli jirin markii snm joogty halka labada sheekh ee kle intaa oo dil loo qorsheeyy ugu danbayna sh cabdinasir qadiyaada loo diley marka anoo ixtiraamaya shekh xalike runta in laga hadlo waa lama huraan ,
Abti booskii saado cali baa moogu jirtaa showgina wuu kuudhacaya keepgoin habeen danbe hotel jabuutaawi iyo kasoo qayb gal wacn jamaahirta amniga suga 💪🏻💪🏻🇸🇴✅.
Hani uk waa gabar abti looyahy halganka reer SSC-Khatumo boos kaga jirta 2012 bay fanka ssc soo bilowdy iyadoo xtaa kuwa badan barigaa horgalo ahaayen sida kuwa hada wax soo qorya marka booskii saado cali hani uk baa noogu jirta mdaxda ssc yaan loo adeegsan gabdha abtiga looyahy waa culimo wada ani culimda k**a soo horjeedo gobalkenu fan dhaqan uma leh lkn ciida iyo farxda gabdha abtiga loo yahy hala ixtiraamo ,
Calanka nin mj ah baa sameeyy yaa kadejin kara oo inaga xiga xasan buste male calanka soomalia mida kle meeshu. Kujiro iyadoo bahalo galeen. Cabdulahi yusuf yay baa dib uga taaagy siyaad bare dabadii marka waa ceeb baxdii baa laga dajiyy lkn nasiib wanaag waa lasaxay oo dib baa looga taagy,
Hambalyo masha allh reer laascaanod dhankasta waanu naqaaan soomaliyey cashar naga barta🇸🇴✅💪🏻.
Reerkii waa bakhtiyen muuse juudan baa ilaa hada lacago beena kaqaadaya ar haloo gurmado masaakinta🤣🤣,
Cabdiwaaxid cabdiqaadir oo ka soo jeeda deeganada ssc khaatumo ka na tirsanaa lataliyayaasha muuse juudaan ayaa xamar iska dhiibay,
Share,
Libida gaatamo SSC-KHAATUMO💪❤🇸🇴✅
Made in SSC-khaatumo
🐎🤍💙 Buuhoodle isku tashi bulshada SSC ku dhaqan ay sameeyeen waxay ku alifeen shirkad Soo saarta daaqiiqda (bur) magaceena ayuu kusoo baxayaa wax soo saarku waa guul halaga iibsado intii daqiiq dhacday oo dibada laga keenay lacag lagu bixin lahaa,
Share,
Madaxweynaha Dowladda SSC-Khaatumo H.E Abdulkadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye ayaa indha indhayn iyo booqasho ku tegay Bangiga dhexe ee SSC khaatumo oo uu dhismo ku socda Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatay xubnaha iyo shaqaalaha Bangiga iyo Waaxyaha Wasaaradda maaliyadda Dowladda SSC khaatumo.
Share,
SAWIRRO Masuuliyiinta casimada oo uu hormuud u yahay Duqa Caasimada Cabdiraxiin cali oo ay weheliyaan Maayar xigeenka Magaalada Axmed Kawte iyo xoghayaha dowlada hoose boos dubad boos ayaa kulan laqaatay gudiyada waaxda wadajir ee Magaalada iyadoo dhanka kale ay tababar ku saabsan shaqada gudida ay siiyeen khubarada kala ah xusen xaashi iyo dr cabdiraxman maxamed cabdi xashi.
Kulankan waxaa iyaguna qayb ka ahaa xubno kamida Golaha deegaanka caasimada,
Share.
Reerkii wada khawaarij bay noqden janada xamar iyo jilib taaal maxy tahy oo aan burco iyo hargysa ool war koonfur wax fahma oo ragga iska qabta kuwan abwaaanda kugabn jirey adan sunne oo axmed godane bedely baa uwada yeery awalna burmadow baa cadeeyy oo yiri dawlda dir baa leh hda muqdisho wxaa jooga laba wariyaal kugabada oo aadan sunne lashaqeya Ahmed zaki ibraahin iyo kii yaraa hargysa maalin dhawd ka carary war haayada sirdoonku shaqdadeda haqabsato mee mahad salaad,
Gobollada Sool iyo Sanaag iyo cayn ee ssc-khaatumo ayaa laga saaray "Muran Khariireedkii" uga diwaangashanaa Hey'adaha Qaramada Midoobey.
Hey'adaha samafalka ayaa toos uga howl-geli doona hadda, si lamid ah gobollada kale ee dalka, iyada oo aan la o dhanin; waxa ku muransan Puntland iyo Somaliland.
OCHA ayaa faafisey khariiraddan.
Share.
HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC-KHAATUMO AYAA MAGACAABAY HOGGAANADA CIIDANKA DARAAWIISHTA SSC-KHAATUMO.
Laascaanood, 10 February 2024:- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir A. Aw-Cali ayaa u Magacaabay Hoggaanada Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo saraakiishan:-
1. G/Sare Maxamed Saleebaan Caabbi
Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo
2. G/Sare Cabdirashiid Axmed Nuur
Hoggaanka Taakulaynta Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo
3. G/Sare Bacayees Aadan Nuur
Hoggaanka Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo
4. G/Sare Baaruud Muuse Maxamed
Hoggaanka Maamulka Maaliyadda Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo
Hoggaamiyaha ayaa Saraakiishan oo leh khibrad sare oo ciidan islamarkaana shacabkooda si weyn ugu adeegay Ilaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Maamulka SSC-Khaatumo
Email: [email protected]
HOGGAAMIYAHA AYAA MAGACAABAY TALIYAHA IYO TALIYE KU XIGEENKA CIIDANKA DARAAWIISHTA SSC-KHAATUMO
Laascaanood, 10 February 2024:- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa S/Guuto Saleebaan Barre Xasan (Geesood) u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo, sidoo kale waxaa G/Sare Cabdifataax Maxamed Aadan Cabdi loo magacaabay inuu noqdo Taliye Ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo.
Hoggaamiyaha ayaa Taliyaha iyo Ku xigeenkiisa oo ah khuburo iyo xeeldheereyaal ciidan Ilaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Maamulka SSC-Khaatumo
Email: [email protected]
HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC-KHAATUMO AYAA MAGACAABAY TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA
Laascaanood, 10 February 2024:- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir A. Aw-Cali ayaa G/Sare Jaamac Saxardid Barre u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Asluubta SSC-Khaatumo.
Hoggaamiyaha ayaa Taliyaha oo ah Xeeldheere ciidan Ilaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Maamulka SSC-Khaatumo
Email: [email protected]
waxaan halkan hanbalyo qaaliya uga dirayaa geesigii shahiiday xassan qalas iyo walashay muuqdheer oo maanta wiil ugu dhashay caasimada ssc khaatumo laasaacanood waxaan leeyahay adeer abti soo barbaar noqo kii dalkiisa dadkiisa diintiisa anfaca amiin.
Duulkan kibir madaayaan oo gardaro adkaysi male hdana baraha bulshada oohin lasoo taagn yhin bal kuwii lagu soo duulay baa aamusan oo sharaf karaacy oo leh war deris baanahee dhulkina aamina kaayga aamine.
Hartiyow intaas qaaqle cidna ma metalaan haday qabiiloyin iyo isimo caayeen waa views raaadis tolnimadu maaha wax guurta ogaada yaan loojoojin siiba kuwa sii edebta daran .
Saaka iyo calankii ssc-khaatumo oo laga taagy madaxtooyada garowe puntland ,
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane C/Qaadir Axmed Awcali oo beri Wajahan Caasimada Maamul gobeleedka Puntland ee Garoowe .
Hoggaamiyaha oo Casuumad uu ka heley dhigiisa Madaxwaynaha Puntland kaga qayb geleya Caleema Saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee Mudane Siciid C/Laahi Deni , ayaa socdaalkiisu ku beegan yahay Barqanimadii idanka Alle 10:00 Am .
Shacabka Reer Puntland iyo SSC-Khaatumo ee Garoowe ku sugan Waa inay Si meeqaan sare leh u soo dhaweeyaan Hoggaamiyahooda oo aysan u kala hadhin.
Halkani waa kantatoolka Galbeed ee magaalada Garoowe, Baabuurtaas halkaas tuban qaarkood waxay ka yimaadeen Laascaanood iyo Buuhodle qaarkood dad xanuunsan ayaa saaran oo goobo caafimaad lagula degdegayo, waxay halkaas utaagan yihiin waa cashuur xaddhaaf ah oo aysan awoodin baabuurtaasi.
Gaadiid layda SSC-Khaatumo dhib badan ayay kala kulmaan kantaroolkaas galbeed ee Garoowe, mararka qaar dhibaato ayaa soo gaadha shacabka oo qaarkood arimo caafimaad usocdaan.
Dhibta halkaan ka jirta cida gaysaysa waxaa qayb ka ah qaar reer SSC oo aan shacabka unaxeen.Madaxda Mamaulka Puntland waa in arintaas wax ka qabtaan hadii aysan ogayn.
NB: Gaadiidka Puntland ka taga ee SSC aada wax cashuur ah SSC k**a qaado.
Buuhoodle : Wasaaradda Waxbarashada , Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC Khaatumo ayaa ka Daah furtay gobolka Cayn Nidaamka Waxbarashada ee EMIS-Ka ee JF Soomaaliya.
Share like.
Madaxwyne kuxigeenka galmudug dr cali ciid kusoo dhaowow caasimada ssc -khaatumo state ,
Taleex:-Golaha Deegaanka Ee Degmada Taleex Ee Maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Doortay Guddoomiye ,Guddoomiye Ku Xigeen Iyo Xoghaye.
Doorashaduna Sidan ayey U Dhacday.:-
1:-Khadar Ahmed mahamed Ali (Gudoomiye)
2:-Abdilahi Abdirkarim Ali. (Gudoomiye Ku xigeen)
3:-Aasiya Ahmed Xirsi. (Xog-hayn)
Taleex Ayaa Haatan Noqonaysa Degmadii Ugu Horeysay Ee Loo Sameeyo Golle Deegaan Ee Maamulk Ssc-Khaatumo🇸🇴✅,
Ururka haweenka SSC-Khaatumo halagu taagero barnaamijka 1$ kutaageer ciidankaga masha llh.
Mexey tahay Sababta uu ku doortay Madaxweyne Xasan Shiikh iney Garbihiisa Fadhiyaan Siyaasiyiin Hargeysa ka soo Jeeda iyo awdal intii lagu jiray kahadalka Shirkii igad ee Arimaha Soomaaliya iyo Itoobiya?
waxaa dhinac fadhiya Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ra’iisul Wasaare k/xigeenka Dalka oo Reer Hargeysa ah, Senetor Cabdi Ismaaciil Samatar oo reer Awdal ah, Xildhibaan Sambaloolshe oo Reer Baldweyne ah iyo Cabdiraxmaan Ceynte, waxaase xusid mudan in labada Reer Hargeysa iyo awdal ay soo horeeyaan xasan sheekh dawladi somaliyed ana 4.5 ka ahyd wxuu markasta shirarka iyo arimaha masiirka kareebaa beesha daarood oo aad moodid inuu sidiii nin ciil qaba ama xan qarsanya ushaqeya yaab !!.
Maxaa kuu baxay?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Videos (alles anzeigen)
Kategorie
Service kontaktieren
Telefon
Webseite
Adresse
Munich
81825
Hansastraße 39
Munich, 81373
Auf der 92,4 bestimmen Kinder, Jugendliche und junge Erwachsene das Programm!
Neumarkter Straße 28
Munich, 81673
Begebe dich in ein atemberaubendes und actionreiches Fantasy-Abenteuer! Folge den Protagonisten in e
Tegernseer LandStr. 37a
Munich, 81541
Fernsicht Produktion bietet Ihnen einen FULL-PRODUKTION-SERVICE für Ihre Foto- und Filmproduktion i
Herzog-Heinrich-Strasse 11-13
Munich, 80336
News und Infos rund um die m-sound studios GmbH
BalanStr. 73, Haus 21A/22
Munich, 81541
We are a Munich based creative audio storytelling, branding and post production team. Emotions are our business.
Munich
We believe in the impact that creative content creators can make into our world and we look forward
Hermann-Lingg-Straße 5
Munich, 80339
Wir sehen uns als kleine aber sehr feine Filmmanufaktur, die das Wesentliche nie aus den Augen verliert: Eine gute Geschichte mit guten Bildern erzählen – unabhängig davon, ob es s...
Munich
Musik ist ja mein größtes Hobby. Daher sende ich als Moderator bei www.Home-of-Rock.de.