Videos by Madasha Garaad in Neu-Ulm. MADASHA GARAAD kalasoco Ciyaaraha iyo Talobixin Murti iyo Madadaalo
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!
Fatush Abdi Macalin,
Abdurahman Badu,
Mucad Bin Ahmed,
Mohamed Mohamud Guled,
Ahmed Walad,
Waris Yusuf
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Fatush Abdi Macalin, Abdurahman Badu, Mucad Bin Ahmed, Mohamed Mohamud Guled, Ahmed Walad, Waris Yusuf
Gabaygan Wuxuu daaran yahay labo beel ayuu weeraraya Waa hawiye iyo idoor Arag oo fahan Somaali Meeshey Kala Joogto qoladii salaanka korta Kuwa Kalaa kudhagan lugaha Maxa soconaya Marka Waa ilameereryso.
Gabay Allow yaan Mushaar Doonayaal doorashada keenin Allow yaa Mar waa la,idin dagee dib U digtoonaada.
Gabay Hooyo Somaliyeed oo Caruur Agoona Hargeysa kukorisa hooyo Waaladhaya haduu Dhaawacu Jirkaaga yahay hooyo intaan Caroodo oontolka ceynlahaa isxaaqo Goba intaan Gunkusheegi Lahaay Hooyo Gobbaa Samirtee gunimo weyska Diidaya.
Dhalinyaro iyo wayeel Markii Leysku Gacan dhaafay Dhimashiyo dhiig iyo Sidaan dhaawac U Arkaayay Dhudhun Go,an calool taal dhabaha Sidaan U Dhaafayay Dhag Siduu Wanaha iilahaay oon u Dhididaayay
Waa Hooyo Somaaliyaad oo ilmooley ah Daruufeysan Bal Eeg ilmaha yar ee Xambaar Santahay Fadlan u share Garee hadii Aadan Caawinkarin Telkan KalaXiriir +252615970056 Muno Cabdi Xussen.
DAACI BILAN: Dunidan Rabiya abuuray Raga Soomaaliyeedna Waa Hogaankeenii dumarlanoow Midaas niyada Galsha.
Wali Waxaa Socda Sil Siladii Lkn Lasoco Markaan Waa Saadley Gabaygu Wuxuu daaran yahay Labo Reer Midba dhanbey ka Gabyeeysaa ee Manala Socotaa Wadaage Hadkeedse nagala Socotaa.
Halkaan waxaan kusugeyna maamulka Golboka Banaadir Hadii kale halkaanan seexaneyna Hadalka nin afkooda kuhadlaayay bajaaj leeyda kacrootay Sara ukaca Lacagta leesinka.
Hooyadaan Somaliyeed Waxey tiri Tuugisi Shaqaan kadoor biday Waa Hooyo korsata Sadax Caruur ah Abihii dhalayna uu Waayeel wuuna Xanuun Sanyahay Hooyadan Somaliyeed Fadlan U shargaree Telkeedana Waakan ee caawi. +252610600292
Gabay Mushaarkiina dhowrto dhibku Meesha uu Jiro waligiin hadhuganina Xaqiiqada kadhuuntoo Tixaheygaan Aan dhicin Waligiin isdhaafiya
Dareenka Qaarkamid ah dhalin yarada Magaalada Muqdisho Waa Guubaabo Markii Loo,eego Sideey Hadalka Udhigayaan.