Samow Tech
waa page aan ugu talagalay in an ku soo gudbiyo xirfada coding-ka
Aduunka waxa ka socdo sheekooyin yaab leh ka dib markii la jabsaday Account-ka Piers Morgan oo ah Wariye caan oo u dhashay dalka Ingiris-ka.
Bartisa Twitter-ka aya lagu so dabacay qoraalo iyo Sawiro la xariira Somaliya.
Waxana lagu edeyay in uu ka dambeeyo qof Somali ah!!!.
Display date and time.
.
waa maxay "Palindrome numbers" C++.
Habeenka jimcaha so galeyso iyo kulan xiiso leh inshaa allah
topipc: Get satarted with java programming.
date 22 sept 2022
time 8 -11 pm mogadishu time 🕘.
link: meet.google.com/juw-sjnp-amm
kas oo qeyb gal wacan insha allah.
Topic: The fastest way to become a programmer.
Link: https://meet.google.com/tzs-povo-bfc
Waqtiga muqdisho 21:00
Waqtiga qaahira: 20:00
Ka soo qeyb gal wacan
ka so qeyb gal wacan dhammaan bahda xiseneysa barashada computer programming-ka.
Topic: "The fastest way to become a programmer"
25 - August 2022
link: meet.google.com/tzs-povo-bfc
ka so qeyb gal wacan dhammaan bahda xiseneysa barashada computer programming-ka.
Topic: "The fastest way to become a programmer"
25 - August 2022
link: meet.google.com/tzs-povo-bfc
Waa maxay luqaadka kombiyuutarka?
Luqaadka kombiyuutarku marka laga hadlaayo qofba si ayuu uga jawabaa.
Adiga oo maskaxadda ka saaraya kambiyuutar waxaad isweydisa su’aasha ah, waa maxay luqad?
Haddi ad la kulanto qof ku hadlaya Ingiris adna aad ku hadasho Somali side ayad ugu gudbin laheyd wax yaabaha aad rabto?
Way adagtahay waxad ku qasbatahiin labadina in ad hal luqad ugu yaran wataqaanan si aad isku fahantaan.
Sidaa si lamid ah kombiyuutar kuna waxa u fahmaa luqaad kuwaas o lo yaqaan luqaadka kombiyuutarka (programming languages).
Luqaadka kombiyuutarku waxaa loo kala qadaa labo qeybood
1. Luqaadka dabaqadda hoose
i. Machine language
i.i Assembly language
Faaidoyinka luqaad kan waxaa ka mid ah
1. Uma baahna maasaxa weyn (less memory).
2 . Uma baahna waqti badan si ay u shaqeyaan.
2. Luqaadka dabaqadda sare
i. Procedural language(C, FORTRAN BASIC).
ii. Object oriented programming language (C++, Java
Python).
iii. Natural language.
Faadioyinka luqaadkan waxaa ka mid ah
1. Way fududahay in aad qorto ama aqriso.
2. Way fududahay in aad cilad bixiso.
Data computer kaga ku jirta markii aad Delete dhahdo halkee ayay adaa?
Fikirkaaga waa muhiim!!.
Hadii aad rabto in aad noqoto Front-End developer waxad u bahantahay in aad barato.
1. HTML
2. CSS
3. Javascript.
wax ka ogoow, waaa maxay Pointers?
Adigoo isticmaalaya C++.
.
sidee u aragtaa fikirkaan?
waa maxay programming?
wa maxay farqiga u dhaxeya programming iyo coding?
computer-du maxay qaban karan?
Fakarkaga nala wadaag maxad ka aminsantahay programming-ka?
Sida aan wada ognahay bini adamku tirada waxa ay ka bilawaan number-ka 1aad, balse computer-du waxay ka bilawaan number 0.
Maxay tahay sababta?
daygu waa muhiim.
waa cashar yar oo an ku sharxayo "for loop" anigo isticmaalayo luqadda .
Ardayda jecel dhisida website-yada in aad ka heli dontaa ayan rajenaa insha allah.❤❤💪👏
SlideShow -> JavaScript
Qabkee loo sameyaa sawirada isdhadhafaya ee website-yada ka soo muuqda iyadoo la isticmalayo ? ❤❤❤
waa maxay "Switch Statement"?
sidee ayuu u shaqeyaa?
c++ | Afsomali.
cashar kooban aan uga hadlaayo " Structures in c++ "❤
function overloading
vector qeybtiisa labaad!!
sizeof() of operator c++
cashir yar lakin muhim ah
samow Tech
https://www.youtube.com/watch?v=XOZyeGHQuPo&ab_channel=SamowTech
waa maxay vector c++?
qeybtii 1aad .
Kala soo dag Amazon Buuggii aad rabto si bilaash ah!!
Ku soodhawow Samow Tech🧑💻
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
12827
El Sheikh Zayed (Giza) & El Mo'tamedeya (Giza)
Giza
First IT Solutions Provider Run & Organized by Egyptian Youth.
289 شارع فيصل/الجيزه
Giza, 43518
برنامج إدارة الأنشطة التجارية ( المخازن - المبيعات - الم
المريوطية فيصل
Giza, 12011
بيع وشراء و صيانة وتركيب الكمبيوتر و الشبكات وكاميرات المراقبة
15 El-Hassan Street, Eldokki
Giza, 12611
Contacts: 01030515155 - 01063223309 - 01030744330 Cloud IT operates in Egypt for providing both Public & Private Sectors with comprehensive set of IT Services including new HW/SW...
40 شارع الدقي , ميدان الدقي , الجيزة
Giza, 12654
متجر لبيع اللاب توب وارد الخارج ( دبى - اتحاد اوربى )