Col Dervish

Col Dervish

You may also like

Barwaane poi
Barwaane poi
Nqoh
Nqoh

Page Aad kaheli kartaan goor walba Murti iyo Maansooyin kucajiya iyo dhamaan Noocyada Suugaanta Soma Good news about Somalia

21/02/2023

Xurmadlayaal Garaadada

21/02/2023

Muj. Fihima Yusuf Quje

21/02/2023
12/02/2023
27/08/2022

Somali Old School Song |Saado A Warsame (AHUN)

FreindshipPark | No More Beautiful place | Goobo nasasho #amazing #views #breathe 14/08/2022

https://youtu.be/CGNz03BdPrg

Subscribe iisaar Please โ€œDadkayga Somaliyeed Ee Sharafta lahoow ๐Ÿ’™

FreindshipPark | No More Beautiful place | Goobo nasasho #amazing #views #breathe You will like it just visit a beautiful places in Addis Ababa like this .

20/07/2022

BILOWGII IYO AASAASKII DARAAWIISHTA

17/07/2022

TARIIKHDII DARAWIISHTA IYO WARIYE IDAAJAA

07/06/2022

GABAY
Abw.Gen.ISMACIL MIRRE

06/06/2022

G.Ismaciil Mire
Gabaygii uu utiriyay Xaaskiisa uu jeclaa
Oo Uu Generallu ula baxay

Furuq ha igu dilo naagkaloon faraha saaraayee

Inaan adiga kaa fiigayo baad igu filaysaa

Ma furfuro habeenkii guntiga foore Soodhacay

In faseexad loowada hadlo bay gobi ku faydaa

Xeedhyaha fandhaalaysan iyo faarax labankeeda

Fartayda anoon saarin baan fuuli looshane

Foos iyo astaad baan kuhelay faaโ€™iidiyo khayre

Faataxada markuu iimaro baan farax dhaqaaqaa

โ€œโ€Ma fakhriyo shareecada ninkii faraqa haystaaโ€

04/06/2022

Hees Qiimo wayn inagu leh

31/05/2022

Hal abuuris Kooban

23/05/2022

Hadaanu isyara Giifnay

Gorfaynta Hawlaha islayara garan waynay

Galabta Maanta laga gudubyoo

Geedi Horuu usocdaa

Gobi waxay yeeli jirtay iyo Hogaanmin Qaran la isla garay ๐Ÿ’™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

17/05/2022

QOF HABAABSAN

15/05/2022

Ciyaari Waa galindambe Guul Eebe Idankii โ€ฆโ€ฆ.๐Ÿ’™

13/05/2022

Xaqiiqa lahuboweeeye Itus Oo itaabsii

13/05/2022

13/05/2022

Madax nimadu Ma wax lagu farxoo qurxoonbaa

11/05/2022

11/05/2022

Maxaan kutaageeray ama Aan Kudoortay
Mohamed Abdullahi Farmaajo










iyo Wax walboo wanaaga Oo Madaxi leedahay
Waa

10/05/2022

08/05/2022

Madax waynaha 5ta sanee Soosocda

07/05/2022

GEESIYADII DARAAWIISHED ๐ŸŽ
_________________________________________

Diiwaankay Inoo galeen godadkooda lagu janee

Gaalay soo afjareen iyo guumaysigoodi adkaa

Geeskaliyay uga soo wada jeesteen gaaguuntirkoodiiyee

Gam iyo firxad bay ugeesteen gulufkastooy keenaanee

Geesi nimay kasii qaadayeen geeridii kutimaada xagoodee

Qalbigay horeba ugashadeen jano inay galayaanee

Godadkooda lagu janee diiwanka taariikhday inoogaleeeen

07/05/2022

07/05/2022

04/05/2022

Beautiful Capital

02/05/2022

Eid Mobarak from Addis Ababa Ethiopia

01/05/2022

Eid Mobarak ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ Allah Ha unaxariisto Intii Geeriyootay ๐Ÿ’™

01/05/2022

CIID MOBAARAK DHAMAAN SOMALI MOHAMED IYO DHAMAAN DARAAWISHTA ALLAH HA UNAXARIISTO INTII GALBATAY ๐Ÿ’™

01/05/2022

Eid Mobarak Dhamaan Somali Mohamed iyo Dhamaan Kunool Dunida Daafaheeda.

01/05/2022

QURUXDA DHULKEENA HOOYO

20/04/2022

Gadiidkii samata Bixiska Iyo Quudkii inkabadan Dhawr iyo Sodonsano๐Ÿ’™

19/04/2022

MAANSO YAROO KOOBAN
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~

> Sodon iyo dhawr sano dabadeed

> Wali daw saxa ma muuqdo

> Dalkii iyo dadkiina kadaale

> Dulmigan aan dabar goโ€™ayn abid

> Dilaalin baa utashaday

> Dalal shisheeye laga wato

> Dacayday ululaan Si loodulaystee

> Damiirkaa kadhintay

> Manasa dareensana

> Dib udhaca kusocda

> Taniyo dawladay iska dunsheen.

18/04/2022

Maxaad Kafahantay muuqaalkan?

18/04/2022

Al xaqiiqda!!

08/04/2022

Donistaada iyo damacaaga dhawr

06/04/2022

Dal Iyo Dad Hadba dhankii Ladoono Loo jihaynayo

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Addis Ababa
Other Bloggers in Addis Ababa (show all)
Bokku Net Bokku Net
Addis Ababa
Addis Ababa, 0122

personal blogger. #social #political #economical

แ‹จแŠ” แ‹จแˆธแ‹‹แŠ•แŒŒ แ‹จแŠ” แ‹จแˆธแ‹‹แŠ•แŒŒ
Switzerland, Street
Addis Ababa

Promoting the beauty of African culture and nature

Argachew Alulte Ayano แŠ แˆญแŒ‹แ‰ธแ‹ แŠ แˆ‰แˆแ‰ด แŠ แ‹ซแŠ– Argachew Alulte Ayano แŠ แˆญแŒ‹แ‰ธแ‹ แŠ แˆ‰แˆแ‰ด แŠ แ‹ซแŠ–
Piassa
Addis Ababa, 1000

"You are Beautiful at being your self ,BUT so Ugly when you try to be some one else!!"

Yan wargu Yan wargu
Addis Ababa

Wakkti Callat!! (Qafar baxa)

Hiwote Hiwote
Addis Ababa

like the page and share information with me

True speech True speech
Addis Ababa

We trust in our word. My point is to be clear, becaus trust is for yourself.

Miki show Miki show
Finfinne
Addis Ababa, H

Isa irratti dhalanne Lafa keenyarratti Isa ittiin dhalanne Eenyummaa keenyarratti Wareegamna

Caffee Tumaa Caffee Tumaa
Adama
Addis Ababa

Marsariitii Odeeffannoo Waktaawa, Amanamaafi Madaalawaa Tahaan Argachuuf #CaffeeTumaa #follow godhaa

Aymellel Media Platform-แŠ แ‹ญแˆ˜แˆˆแˆ แˆšแ‹ฒแ‹ซ Aymellel Media Platform-แŠ แ‹ญแˆ˜แˆˆแˆ แˆšแ‹ฒแ‹ซ
Addis Ababa

A platform where history, cultures, languages, geography and socioeconomy of the gurage people discussed.

KESTI KESTI
Addis Ababa

Hello ma name is Kesti. In this page I share every useful thing I learned in life. I share to Inspire

แŠขแˆ›แˆ™ แŠ แˆ…แˆ˜แ‹ต แŠ แˆ-แŒ‹แ‹š แŠขแˆ›แˆ™ แŠ แˆ…แˆ˜แ‹ต แŠ แˆ-แŒ‹แ‹š
Addis Ababa

{ูƒูู†ู’ ูููŠ ุงู„ุฏู‘ูู†ู’ูŠูŽุง ูƒูŽุฃูŽู†ู‘ูŽูƒูŽ ุบูŽุฑููŠุจูŒ ุฃูŽูˆู’ ุนูŽุงุจูุฑู ุณูŽุจููŠู„ู}.

Ethio Youtube Academy Ethio Youtube Academy
Addis Abeba Seka Building
Addis Ababa, 1000

Share Your Value