Wararka sportiga
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wararka sportiga, Baby & children's clothing store, United States, Addis Ababa.
Manchester City have not changed their plans: they will sign a new centre back this summer in case Nathan Aké joins Chelsea (at least £40m). Josko Gvardiol, highly rated but Leipzig want to keep him. 🔵
Marc Cucurella, still considered a top target - waiting for the bid.
Wararka ku saabsan Frenkie de Jong ee Reddevils:
Manchester United ayaa muddo shan maalmood ah u qabatay Barcelona iyo Frenkie de Jong si ay u xaliyaan khilaafka u dhexeeya oo ay heshiiska u sii hormariyaan haddii kale Man United ay isaga baxeyso.
Frenkie de Jong ayaa wali sugaya in Barcelona ay bixiso mushaarkiisa oo ah 17 milyan ginni. Barcelona ma haysato lacag ay ku bixiso hadda. Laacibka ayaa u sheegay Joan Laporta inuusan ka tagi doonin Barcelona ilaa ay kooxdu bixiso mushaarka uu sugayo.
Barcelona ayaa si aad ah u doonaysa in ay iibiso De Jong, hadii kale waxa ay ku qasbanaan doontaa in ay siiso 400k/todobaadkii oo ay la socoto 19 milyan oo euros oo dib loo dhigay, 20 milyan oo euro oo guno ah iyo 5 milyan oo euro oo guno ah sanadkii Barcelona-na ma awoodo inay bixiso, waxaa jirta fursad ay kooxdu hoos ugu ku dhici karto haddii De Jong uu sii joogo.
Manchester United samirkii wuu ka sii dhamaanayaa, kooxdu waxay u qabatay 5 maalmood oo kaliya inay ku xaliyaan labada dhinac ee Barcelona iyo De Jong si ay u xaliyaan haddii kale Manchester United ay ka laaban doonto dalabka ay Barca afka ku la gaadhay ee 65 milyan oo euro oo lugu daridoono 20 milyan oo Yuuro. .
Xigasho The Atheletic
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa
123
Addis Ababa, 4 Kilo አድራሻችን , �አራት ኪሎ ከብርሀንና ሰላም ህንፃ ቀጥሎ Wow Burger የሚገኝበት 'ገለን ህንፃ' 1ኛ ፎቅ/ከዳብር ህንፃ ጎን
Addis Ababa, 1001
Quality Brand Bonda clothes for your little cuties ���, children Bonda Clothes
Bole Brass Bora Kids Moll 1st Floor No. 112
Addis Ababa
የተለያዩ የሕፃናትና የእናቶች እቃ በተመጣጣኝ ዋጋ የሚገኝበት YK kids አድራሻ📍ቦሌ ብራስ Bora kids moll 1ኛ ፎቅ ቁ.112 📞0915116565