Faarso web tv

News&media agency

FAARSO WEB TV waxaa logu Tala galay in lagu falan qeeyo xalada DDS sida amniga dhaqaa laha nabad galiyada arimaha bulshada somalida iwm ah insha allah

13/09/2023

In Addis ayaan idinka soo salamay Galabta family iyo Asxabta

04/09/2023

✌️Fadlan Akhri
Taariikhda_DHALLAANDHUUX
Magaciisa Sayniska waxaa la dhahaa - "Euphorbia Atrox". Waa geed gaab isku cufan oo qodax isisuran leh, jirrid ma leh, taas beddelkeeda laamaha ayuu biyihiisa ku keydsadaa, waxa uu ku badan yahay lamadegaannada iyo saxare-xigeennada badaha ku dhow, qarfejoog aan dhulka bacaadka ah ka bixin, waa cimriyaa. Bah ahaan waxa uu ka tirsanyahay bahdhireedka loo yaqaanno EUPHORBACIA.

Cananno sun ah ayuu leeyahay. Haddii ay qofka jirkiisa taabato dubka sare waa muldhisaa, indhaha iyo aaggaga jilicsan ee jirka uma roona, qodaxdiisa waa mid miibac ah aadna u xanuun badan, dhuuxa in soo taabato ma ahane ma istaagto.

Xooluhu waxa ay ka gooyaan ma leh, ubax yaryar oo shinidu malabka ka samayso ayuu leeyahay, waana kan sababa in malabku kuleyl noqdo dhuunta na xanfajiyo qofka ambada. Deyra qaybteeda dame kolkii meelaha uu ka baxo shinnidu qaaddo malabku kulayl ayuu noqdaa oo dadka yaqaano wey gartaan inay ku dartay dhallan dhuux. Ilaa 900 m joogga heerka badda ayuu ka baxaa.

Odeyaasha Soomaalidu laamihiisa qallalay iyo xididkiisa inta ah tuntaa bay bac ku guntaan, hadba shaahda ama tubaakada hahda aan lahayn bay ku bitistaan. Si kale, haddii aan u dhigno - waxa uu ku jiraa booska basbaasku ku jiro. Waa geed kuleyl cunnooyinka qaar lagu darsado. Shaaha Dhallaandhuuxa leh, waa mid ka muunad sarreeya kan kale, badina dadka waaweyn uun baa cabba.

Geedkani k**a baxo, dhulka joogga hooseeya, iyo bacaadka. Waxa uu eegtaa dhulka qarfooleyda dhagaxa isisuran ah. Waa cajiib waxa uu aad ugu soo dhow yahay geedka caanka ah ee laga sameeyo dhiilaha Soomaalida ee Qabada. Waa geed cajiib ah. Qabadu sida geedkaan oo kale ayaa sun tahay marka ay qoyan tahay in la gubo ma ahane lama g**o.

Hadii aad macluumaad dhraad ah ka hayso inad nala wadaagto waa soo dhoweyneynaa.

Fadlan sii Gaadhsii saaxiibadaa👇

04/09/2023
03/09/2023

Don't use social media to spend time and card without getting any benefits.

But use social media as money tool, use social media to boost your business and make money.

Know that the richest people in the world are those who work on the internet.

31/05/2023
17/04/2023
17/04/2023
17/04/2023
Photos from Canada visa somali's post 24/04/2022
18/04/2022

Ramadan kariim

03/04/2022

RAMADAN KARIIM DHAMAN MUSLIMINTAA

24/03/2022

Alx Robki no curtay meelo ka mid aha dds

17/01/2022

Free cabdi mahad maxamed cabase

23/12/2021

Asc ww sedtihiin

22/11/2021

Asc iiwarama selayahay xadina kawarama selayahay wa yahan wax war aha lama kala helo s

28/10/2021

Asc iiwarama selayahay dhaman tolka sharaftaleh

11/10/2021

Asc iiwarama dhalinta farso

07/10/2021

Manto kale madaxa nafuran ninki Ethiopia waxkasugo wa nin dhurwa hanbo kasugay

20/08/2021

Asc iiwarama selahay dhamantiin asxabta qaliga aha dhamantiin wan idin salamay

06/08/2021

Asc walala muslinta aha manta waa malin jumce aha aan badino saliga nabiga scw scw scw scw

30/07/2021

Inalilaha waa ina ilahay rajacuun waxan utacsiyeen hayana walalaha somaliyeed manta ku geriyooday magalada kismayo een waxba galabsanin ee argagixisadu qaraxa labegsatay dhalinyarada ilahay ha unxaristo amiin

30/07/2021

Asc jumce wangsan dhaman umada somaliyeed saliga nabiga ha la badiyo in sha allaah

28/07/2021

Ilalilaha waa ina ilahay rajacuun ilahay ha u naxarisyo habeen Ali dahir oo gadhi ku maray magalada babili ee deganka oromiya Inana samir iyo iman ilahay ha naga siiyo amiin

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Asc
Ciid mubarak
🤣🤣🤣
Asc ww kuso dha waada pegeka faarso web tv Arimo yar yar oo ay do rashadu ugu horayso ayaan yar dul jogsan donaa ee wixi...

Telephone

Website

Address

Jijiga
Other Social Media Agencies in Jijiga (show all)
Dekdoolar 24 Dekdoolar 24
Jijiga, DEKDÒOLAR

Asc umada soomaaliyeed waanisalaamay salaan kadib bajkeyga waa damayaa halakalakiyo like iyo fallow halasaaro

Caddaalada Gobolka Liban Caddaalada Gobolka Liban
Dollo Addo
Jijiga

Page-kan waxaan oga hadli doonaa arimaha ku saabsan gobolka liban wixii horumar iyo isla xisaabtan ah ayaan ku falanqeyn doonaa

Jigjiga insider Jigjiga insider
Jigjiga Downtown
Jijiga, 80701

Abdikani Muhumed Hussein Abdikani Muhumed Hussein
Jijiga

Member of Somali Regional parliament, standing commitee

Saxan Saxo Saxan Saxo
Jigjiga
Jijiga

Sooyaal Media Sooyaal Media
Jijiga

S O O Y A A L M E D I A

hazen zuuu hazen zuuu
Harta Shekha
Jijiga, 00000

awowo azuu

SOMWP SOMWP
Ethiopia
Jijiga, 3080

SOMWP waa shirkad xayaysiina sidoo kalena dhisida websityada gaar ahaan wordpress . SOMWP is an advertising company that also builds websites especially wordpress.

Qtv Qtv
Wardheer
Jijiga

kusoo dhawaada pagekan

Asad Abdi Yuusuf Asad Abdi Yuusuf
Asadcabdi0930@gmail. Com
Jijiga, 216996

Waxan Ku HamiYa Inana Can NoqD0