Jigjiga Media

Jigjiga Media

You may also like

Kaybee
Kaybee

page jigjiga media ugu imow madadalo iyo maan weelo hadaba si aad noola socoto follow naso dheh ๐Ÿ™

Photos from Jigjiga Media's post 05/07/2024

Jigjiga iyo hada New

27/06/2024

Boqortooyada Ogaadeenia guuul

1 Madaxwaynaha dalka OG
2 Taliyaha guud ee ciidamada OG
3 hogaanka Nabad galiyada ama wasiirka aminaga hadba Saad u taqaan OG
4 Wasiirka madaxtooyada OG
5 Wasiirka maaliyada OG
6 Madaxwaynaha jaamacada jigjiga OG

Waa xubnaha ugu muhiimsan ee dalku leeyahay wada OG

No jidwaaq
No wayteen
No galimays
No baalcad

Ninka raga ah kartidisa lama xaqiree ha noolooto ogaadeenia qof diidi karayina ma jiro

Dalku waa ogaadeenia dadkuuna waa ogaadeen ๐Ÿคซ๐Ÿคซ

27/06/2024

Isaaq inta uusan diinta islaamka ka bixin ictiraaf hala siiyo daarood iyo hawiyow โœ๏ธ

14/06/2024

War qurux badana waa dhul dhawan laga xoreeyey Al qushaash oo kamid ah Juballand

Photos from Jigjiga Media's post 14/06/2024

Waxaan garan laahay doorashada ay ONLF ka galayso jigjiga ta kale waa aduun ONLF oo boodhka doorashadoda af axmaar kuso Qoronaysa

08/06/2024

Sayid Mohamed 35 dumara buu guursadaye

Tolow wiil waal imisa dumara buu guursaday

07/06/2024

Final ku waa

Afdheer iyo Qoraxey

Photos from Jigjiga Media's post 26/05/2024

Teamkii Somalia laga Soo Uruuriyay Oo maanta,dhulka Lagu Jiiday

Makahiil iyo Biciidyahan maanta way Raaxysteen

Qolyihii Ree isaaq Ee buurta Lacag uunbaa ka,qasaarty๐Ÿ˜

26/04/2024

Calivornia City ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ

Photos from Jigjiga Media's post 26/04/2024

bayax masaxba in laga taago taalada dhiisha lagu lusho caanaha ciirta

Photos from Jigjiga Media's post 23/04/2024

Taliyaha ciidanka Booliska somaliyeed waaa Taliyiihii ugu shaqada badnaa ee sooo mara ciidanka Booliska Somalia

Waxan kaa codsan hynaa inaad sii Laban Laaabto shaqada aad shacabka somaliyeed u Hayso mar walba,Guulyso ayaan ku lenahy S/guuto Sulub ahmed fidhin

22/04/2024

Ciidanka Liyuu Booliska Yaaa Ku Badan laban Qabiiil??

Ogadeen iyo Jidwaaq

Bal Nooo Cadeee Reerka ugu Badan Ciidanka Liyuu booliska,??

18/04/2024

Hambalyo ciidankeena liyu police gusha ay ka gaadheen dagalka ka socda gobalka SiTi guuul geesi yashena Hambalyo

14/04/2024

Guuul liyu police ๐Ÿšจ

Photos from Jigjiga Media's post 10/04/2024

Jigjiga hoygi nabada bariga Africa ๐ŸŒ

08/04/2024

Wasaarada difaca poqortooyada puntlland ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ

07/04/2024

Bilicda gobalka awdal caasimadiisa Boorame Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Jigjiga Media's post 07/04/2024

Boorame Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Jigjiga Media's post 06/04/2024

Jigjiga waxaa ka qabsomay mudaharaad lagu taageerayo isbadalka uu wado abye Ahmed ali

Photos from Jigjiga Media's post 06/04/2024

Degmada awbare ee gobalka faafan

06/04/2024

ุงู„ู„ู‡ ุงูƒุจุฑ ูข:ูฅู…ู„ูŠูˆู†

05/04/2024

caawa waa 27 kii Ramadan ilaahay kuwii uu naarta kaxoreeyo haynaga yeelo

04/04/2024

Meel laga maro male ๐Ÿคฆ

Photos from Jigjiga Media's post 04/04/2024

Deg Deg Roob Wayn Oo Dabaylo Wata ayaa caawa jigjiga ka Da,ay

Warar Ayaaa Sheeegaya Xafadaha xaga toga,Xiga inay Halis ka jirto

Gaari iska Roga ah Iyo Dadkii SaarnAA ayaaa la sheegayaaa inuuu Togu la tagay

Photos from Jigjiga Media's post 04/04/2024

Jigjiga iyo Roob Dabayla wata

04/04/2024

Waxaa dhagah buur laga furay goob ciyaal ku leexaysto kadib dhibkaasa ka taagan dowladu hasoo fara galiso ๐Ÿคฃ

04/04/2024

Caasimada abasguul ee dhagah buur City ๐Ÿ™

02/04/2024

Jidwaaq iyo Ogadeen DDS Sidan Uunbaa,kala,Hysata ๐Ÿ˜€

02/04/2024

Reer puntlland waa wada siyaasi ๐Ÿ˜‡

01/04/2024

Pagekan Yaaa,ku Badan Labadan Qabiil

Jidwaaq vs ogadeen

Ogadeen โค๏ธsaaar

Jidwaaq ๐Ÿ‘saaar

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Guuul liyu police ๐Ÿšจ
ุงู„ู„ู‡ ุงูƒุจุฑ ูข:ูฅู…ู„ูŠูˆู†
Meel laga maro male ๐Ÿคฆ
Waxaa dhagah buur laga furay goob ciyaal ku leexaysto kadib dhibkaasa ka taagan dowladu hasoo fara galiso ๐Ÿคฃ
Jidwaaq iyo Ogadeen  DDS  Sidan Uunbaa,kala,Hysata ๐Ÿ˜€
Reer puntlland waa wada siyaasi ๐Ÿ˜‡
Hadaa soomali tahay soo sheegen gobalkee laga cunaa
Waa lakala shakiyey
Jigjiga oo u shidan #Ethiopian
Hooyo ๐Ÿฅฐ
Nin khatar ugu jira in qoorta laga jaro ูู„ูŠุฒู…ู†ุง
Furiin xaflad loo dhiganayo Qamar suugani iyo xaskiisi hore ee rayaan bajaaj ayaa xalayto xaflad furiin ku qabsaday Nair...

Category

Website

Address

Jijiga
Other Bloggers in Jijiga (show all)
Blitz Kids Blitz Kids
Jijiga

New album 'The Good Youth' out now feat. "Keep Swinging": http://smarturl.it/thegoodyouth

Bulshaawi Yare deeq cabdi Bulshaawi Yare deeq cabdi
Filtu
Jijiga, LIIBAAN

Kusoo dhawaaw walaal gacmo furan

Mohammed Farah Aden Mohammed Farah Aden
I Am Muslim ๏ฟฝ
Jijiga

In this page you will find Islamic issues and the history of Islam.

Hamza Abdi Hamza Abdi
Jijiga, 8010

Waxada kala socondoontaan warar, warbixino iyo falanqaynta ciyaaraha

Amalul Umah charity Organisation ุฌู…ุนูŠุฉ ุงู…ู„ ุงู„ุงู…ู‡ Amalul Umah charity Organisation ุฌู…ุนูŠุฉ ุงู…ู„ ุงู„ุงู…ู‡
Jijiga
Jijiga

ูˆุฐู‘ูƒุฑ ูุฅู†ู‘ ุฃู„ุฐู‘ูƒุฑู‰ ุชู†ูุน ุงู„ู…ุคู…ู†ูŠู†

Aamiin abdy qadir Aamiin abdy qadir
Hooyo Mcn
Jijiga

Hade onlies Hade onlies
Mainstreet
Jijiga

The more you work the more you earn

Suhayb solo Suhayb solo
Jijiga

page kan adaa iska leh ee hagaajiso ๐Ÿซก

Shilabo media Shilabo media
Jijiga

Personal

Zalle cade Zalle cade
Jigjiga
Jijiga, 05

https://youtube.com/channel/UCtljHk-EG0bT6Owak8OlX5g

Garasle Media Garasle Media
Jijiga

GARASLE MEDIA