Hooyo Macaan Bages

Hooyo Macaan Bages

You may also like

Ska wara ii
Ska wara ii

Saaxiibul qura'aan

10/11/2023

Jumca mubaarik inta qalbiga wanaagsan
Qof kasta wanaaga wuu jecelyahay balse badanaa inuu ficil ahaan u sameeya ma jecla waad salaaman tihiin

20/08/2023

DAACADNIMADA
DHABTA AHI
LOOMA BAAHANA
IN LA

11/08/2023

Jumca Mubaarik akhyaarta ๐Ÿ’•

15/07/2023

Soojeed
Wanaagsan

14/07/2023

Abti Waxaan
Bussaarad
Lama Dhihi kare
Magackale
Haloo
Bixiyo

Akhkh

04/07/2023

Naloshuu ma dhamaato balse wey is bedeshaa

26/06/2023

Qolabaa Calankeedu waa ceyno inagaa keenu
Waa cirkoo kle ee aan caadna laheyn ee caashaqaye

23/06/2023

Jumca Mubaarik Akhyaarta

Aanu Hawada Ku Saaxiibney

10/06/2023

Daadki Jaceylka i qaado dareenkaagi baa ila fogaadey dookhiyo naftaa ii heshiiyo waxaan
Daayey baan dib u bilaabey

Waa anigii oo dhex mushaaxeya bad weynta muxibada mudaneyaal iyo marwooyin

08/06/2023

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ ุฃุตุญุงุจ ู„ููŠุณ ุจูˆูƒ

06/06/2023

ุณู„ุงู… ุงู„ู„ู‡ ูŠุง ุงุฎูˆุงู†ูŠ ูˆุงุฎูˆุงุชูŠ

02/06/2023

Jumca Mubaarik Asxaabta

31/05/2023

Hal qof inuu ku jeclaado waxey sababtaa dhowr qof oo kale in ay ku jeclaadaan

04/03/2023

Asc

Photos from Hooyo Macaan Bages's post 12/02/2023

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sheegay in ay kaga dhabeeyeen riyadii ahayd Itoobiya oo Qamandi u dhoofisa dalalka Caalamka.

Raysal wasaaraha oo goob joog ka ahaa dhoofinta Tankii ugu horreeyey ee Itoobiya laga soo saaro ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yahay riyadooda u rumowday.

Itoobiya ayaa ka mid noqotay dalalka sameeyey isku tashi dhanka wax soo saarka Qamandiga ah ka dib markii ay colaaduhu ka bilaabmeen dalka Ukraine oo looga keeni jirey Sareenka ugu badan.

10/02/2023
10/02/2023

Waa dhiiri galiye waa daaci waa sheekh aan mucaarad laheyn miyi iyo magaaloba cimrigiisa Allaah ha dheereye

Jumca Mubaarik Asxaabta sawirkaas wuxuu u qalmo saar

07/02/2023

Inta ugu badan dadku aqoonta aqoon nimo umabartaan lkn marketka waxey ka gooysa loo barta haddii iminka la ydin iraahdo computer science baa markaad ka soo baxdo laguugu qaadaneya ''Kฤ‡30000______Kฤ‡40000 bishii wada computer science baanugaleyna lkn haduu marketku is bedalo oo layiraahdo saxaafada ka qaalisan saxaafadaad u guureysa saxaafadnimadu iyo computer science nimadu maaha fiicnaanta lkn marketka waxey ka gooyneysey bey ahaayen aqoonta ALLE ee labarta wax ka qaalisan majiraan waayo janey gooysa

Sidaas waxaa yiri SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN

05/02/2023

Boqolaal weji oo qurux badan waxaa ka fiican hal qalbi oo daacad ah

03/02/2023

Jumca Mubaarik Asxaabta Sharafta leh

27/01/2023

U dhoolacadee sidii aanad waligaa
Ooyin
U dagaallan sidii aanad waligaa lagaa badinin
Wax U jeclow sidii aan weligaa lagu dhaawecin
Una noolow sidii aad berri dhimaneyso markaasi
Ayaad guuleysatey

26/01/2023

Daacad markaad thy ๐Ÿ™ daneystuhu doqon
Buu ku mooda Jumca mubaarik axbaabi
Hadalka badan caafimaadka uma roona

09/01/2023

Qofka bani aadanka ahi mar qudhu jabaa
Waa markuu isdhiibo

07/01/2023

Qof aadanqalbigiisa furi karin caqligiisa ma
Furi kartid qalbiga waxaa lagu furaa ุงู„ุญู†ุงู† ูˆู„ู…ู†ุงู† ูˆูƒู„ู…ุฉ ุทูŠุจู‡

05/01/2023

Jumca Mubaarik
Asxaabta

03/01/2023

Anigu Qofna k**a tago qofkii bixi rabana gacanta ma qabto happy new year

20/12/2022

Kani waa sawirka ugu like-ta badan taariikhda Instagram-ka.

19/12/2022

โ€œKarim Benzema ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah isagoo ka tagaya xulka qaranka France.

Ma ku saxsanyahay Go'aanka uu qaatay ?

10/12/2022

Hambalyo Moroco iyo Africaaay

Guuuul taaarikhiya

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

Telephone

Website

Address

Jijiga
Other Bloggers in Jijiga (show all)
Blitz Kids Blitz Kids
Jijiga

New album 'The Good Youth' out now feat. "Keep Swinging": http://smarturl.it/thegoodyouth

Bulshaawi Yare deeq cabdi Bulshaawi Yare deeq cabdi
Filtu
Jijiga, LIIBAAN

Kusoo dhawaaw walaal gacmo furan

Mohammed Farah Aden Mohammed Farah Aden
I Am Muslim ๏ฟฝ
Jijiga

In this page you will find Islamic issues and the history of Islam.

Hamza Abdi Hamza Abdi
Jijiga, 8010

Waxada kala socondoontaan warar, warbixino iyo falanqaynta ciyaaraha

Amalul Umah charity Organisation ุฌู…ุนูŠุฉ ุงู…ู„ ุงู„ุงู…ู‡ Amalul Umah charity Organisation ุฌู…ุนูŠุฉ ุงู…ู„ ุงู„ุงู…ู‡
Jijiga
Jijiga

ูˆุฐู‘ูƒุฑ ูุฅู†ู‘ ุฃู„ุฐู‘ูƒุฑู‰ ุชู†ูุน ุงู„ู…ุคู…ู†ูŠู†

Aamiin abdy qadir Aamiin abdy qadir
Hooyo Mcn
Jijiga

Suhayb solo Suhayb solo
Jijiga

page kan adaa iska leh ee hagaajiso ๐Ÿซก

Shilabo media Shilabo media
Jijiga

Personal

Zalle cade Zalle cade
Jigjiga
Jijiga, 05

https://youtube.com/channel/UCtljHk-EG0bT6Owak8OlX5g

Garasle Media Garasle Media
Jijiga

GARASLE MEDIA

Pique Pique
098765
Jijiga, 098765

0939199863