AHMED C/LAHi

AHMED C/LAHi

Join us for any advice &, example

Ilawadaaga macaluumaadka aad hayso igala soco bogogeyga gaarka ah wixii tolo iyo tusaale igu biiri ileen (Talo isuma kaa sheegto) maa daama aan ahay wllkaa insha allh; name is AHMED C/LAHI thanks

Photos from AHMED C/LAHi's post 30/11/2023

Ethiopia vs botswana

29/11/2023
29/11/2023

Hordhaca raysal wasaaraha

29/11/2023
28/11/2023

Dhagax dhiga warshada dahabka burkina faso..

Burkina Faso waxay dhisaysaa wershad sifaysa dahabka ee ugu horreysay abid.

Warshadan ayaa abuuri doonta 100 shaqo oo toos ah iyo 5,000 oo shaqo aan toos ahayn. Waxay yeelan doontaa wax soo saar dhan 400 kiilogaraam oo dahab ah maalintii.

Qaybta ugu horreysa ee baararka dahabka ah ayaa la dhoofin doonaa 11 bilood gudahood.

28/11/2023

Baar cad

Photos from AHMED C/LAHi's post 26/11/2023

Ku soo dha wow kismaayo raysal wasaare

24/11/2023

JIMCO KARIIM
_____________
Wuxuu idhi Rasuulku S.C.W (qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer)

صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ

Photos from AHMED C/LAHi's post 24/11/2023

Halkan waa Rwanda🇷🇼 waa beeraha shaaha marka dhulka si fiican loo beerto buur dhul intaba sidan bay u qurux badnaan

23/11/2023

Marka ay kismaayo sidan tahay maxaad umalay oo dhawr iyo tobansano maamul ka jiray

22/11/2023

Maxaad utaqaanaa shaygan?

15/11/2023

Phalestine
__________
Isbitaaladu waa .

Dugsiyadu waa .

Rayidku waa .

Carruurtu waa .

Bini'aadantinimadu waa .

TikTok · ahmed his 10/11/2023

markaad iskaa bulo tahay xalku waa iska sidan

TikTok · ahmed his Check out ahmed his's video.

Visit TikTok to discover videos! 10/11/2023

Ina jabuutaawi 😂😂😂

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

Visit TikTok to discover videos! 08/11/2023

Wax walba waa da daal

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

Visit TikTok to discover videos! 08/11/2023

Kismayo

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

TikTok · ahmed his 08/11/2023

Jacayl ma loo dhintaa ?

TikTok · ahmed his Check out ahmed his's video.

19/10/2023

RASMI; War degdeg ah; Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maamul-gobolleed u aqoonsatay SSC-Khaatumo.

Photos from AHMED C/LAHi's post 01/10/2023
Photos from AHMED C/LAHi's post 01/10/2023

WAA MAXAY HADAFKAAGA MAANTA❓️
_________________________________

1. Ka bilow aragti cad. Maxaad doonaysaa inaad gaadho? Maxay muhiim kuugu tahay? Markaad ogaato waxaad rabto inaad qabato, waxaad bilaabi kartaa inaad sameyso qorshe.

2. deji yoolal macquul ah. Ha isku dayin inaad wax badan samayso hal mar. U kala qaybi yoolkaaga tallaabooyin yar yar oo la maarayn karo.

3. Samee waqti k**a dambays ah. Tani waxay kaa caawin doontaa inaad ku sii socoto jidka iyo dhiirigelinta.

4. Ballan qaad naftaada. Go'aanso inaad dhammaynayso waxaad bilawday, dhib malaha.

5. Talaabo qaado. Ha fadhiisan oo kaliya ha ka fikirin. Bilow in aad tillaabooyin u qaado yoolkaaga maanta.

6. Ku adkaysta. Dib u dhac ayaa ku imaan doona wadada. Ha is dhiibin. Horey u soco

7. Hel hab taageero. U sheeg asxaabtaada iyo qoyskaaga yoolkaaga. Weydiiso taageero iyo dhiirigelin.

8. U dabaaldeg guulahaaga. Waqti u qaado si aad u qadariso guulahaaga, mid weyn iyo mid yarba. Tani waxay kaa caawin doontaa inaad dhiirigeliso oo aad horay u socoto.

9. Ha ka baqin inaad guul dareysato. Guuldarradu waa qayb ka mid ah habka waxbarashada. Ha u ogolaan inay ku niyad jabto. Naftaada soo qaado oo sii wad.

23/09/2023

السَّلامُ عَلَيْكُم
Saddex qofkii kulmiya, wuxuu kulmiyey iimaankii, naftaada ood u garsoorto, caalamka ood nabad u fidisid, wax labixittaanka gacantoo gaaban

15/09/2023

Wuxuuna yidhi rasuulku S.C.W majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta

صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ

14/09/2023

Alle ayaa mahad iska leh ka yeelay xasharaad iyagu is quuta

06/09/2023
03/09/2023
24/08/2023
22/08/2023
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Hordhaca raysal wasaaraha
Baar cad
Marka ay kismaayo sidan tahay maxaad umalay oo dhawr iyo tobansano  maamul ka jiray
Alle ayaa mahad iska leh ka yeelay xasharaad iyagu is quuta
Geesi waa soo laabtay  reer galbeedkii&mucaaradkii is watay mxaa gaadhey
Maanta mar aan wabiga juba booqasho ku tagey
Yaa la hil maamin saliga nabiga صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَصَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ
Shaqaa sharaf leh# nin aan shaqeysanin shaah macabo *
Wakhti dhamaadka xoogga gaarka ah
Kusaliga nabiga (scw)صَلى اللهُ عَليْهِ وَسَلمَ
Video gan maxaa

Category

Telephone

Website

Address

Jijiga
Other Bloggers in Jijiga (show all)
Blitz Kids Blitz Kids
Jijiga

New album 'The Good Youth' out now feat. "Keep Swinging": http://smarturl.it/thegoodyouth

Bulshaawi Yare deeq cabdi Bulshaawi Yare deeq cabdi
Filtu
Jijiga, LIIBAAN

Kusoo dhawaaw walaal gacmo furan

Mohammed Farah Aden Mohammed Farah Aden
I Am Muslim �
Jijiga

In this page you will find Islamic issues and the history of Islam.

Hamza Abdi Hamza Abdi
Jijiga, 8010

Waxada kala socondoontaan warar, warbixino iyo falanqaynta ciyaaraha

Amalul Umah charity Organisation جمعية امل الامه Amalul Umah charity Organisation جمعية امل الامه
Jijiga
Jijiga

وذّكر فإنّ ألذّكرى تنفع المؤمنين

Aamiin abdy qadir Aamiin abdy qadir
Hooyo Mcn
Jijiga

Hade onlies Hade onlies
Mainstreet
Jijiga

The more you work the more you earn

Suhayb solo Suhayb solo
Jijiga

page kan adaa iska leh ee hagaajiso 🫡

Shilabo media Shilabo media
Jijiga

Personal

Zalle cade Zalle cade
Jigjiga
Jijiga, 05

https://youtube.com/channel/UCtljHk-EG0bT6Owak8OlX5g

Garasle Media Garasle Media
Jijiga

GARASLE MEDIA