Updyrizak ederez

Updyrizak ederez

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Updyrizak ederez, Blogger, Jijiga.

16/06/2024

guuleed.coofle

16/06/2024
15/06/2024

‪Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-Adxa. Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishan barakeysan ee Carafo.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

29/05/2024

Waxaan idinkula dardaarmayaa:
(Dardaarankii wiil yar oo reer Qasa ah intii aanu dhiman)

Haddii aan dhinto oo aan ku shahiido dagaalkan, ma saamixi doono madaxda carbeed oo dhan. Kuwii noo hiilin waayey.

Maalmo adag ayaannu ku noolayn bilaa cunto, bilaa biyo iyo go'doon. Timahaygu way cirraysteen, jirtoo aan carruur ahay. Ilaahay idinma saamaxo oo idinma cafiyo. Wallaahi waxaan idinka ashkataynayaa ka abuuray toddobada samo.

* Hooyo! i saamax. Aad baan kuu jeclahay. Ha ka murugoon dhimashadayda!

* Dadka shicibka ah ee reer Masar, reer Yaman, reer Urdun, reer Al-jeeriya, reer Liibiya, reer Lubnaan, reer Tuuniisiya, Reer Soodaan, reer Soomaaliya iyo Reer Maleesiya, Farriinta aan u dirayaa waxay tahay: "Reer Qasa sidaa ha kaga tagina". Waxaan idinku ballamiyey in aydaan Illoobin reer Qasa. Waan idin dhaariyey oo waan idiin dardaarmay". Aad baan idin jeclahay. ii ballanqaada in aydaan ka baxayn garabkaya.
Qof kasta oo warqaddan akhriya, waxaan ku dhaariyey in uu sii faafiyo.

Waxaan ahay Shahiid Maxamed Cabdulqaadir Xusayni, Inshaa Allaah.
Taariikh: 2024-03-25
Mohamed Abdibashir Hirsiguled

27/04/2024

qof walba Facebook asxaab ku nahay Postigan batiisa hasoo dhigo ama ha share gareeyo

luqadaha dunida ugu waaweyn aan ku gudbino Risaaladeena

Af ingiriis 👇

*For publication in all languages of the world ..*
*Double standards* ..

Af Faransiis 👇

*Pour publication dans toutes les langues du monde ..*
*Deux poids, deux mesures* ..

Af isbeyn 👇

*Para publicación en todos los idiomas del mundo ..*
*Doble rasero* ..

Af taltyaani 👇

*Per la pubblicazione in tutte le lingue del mondo ..*
*Doppio standard* ..

Af Ruush 👇

*Для публикации на всех языках мира ..*
*Двойные стандарты* ..

Af turki 👇

*Dünyanın tüm dillerinde yayınlanması için..*
*Çifte standartlar* ..

Af jarmal 👇

*Zur Veröffentlichung in allen Sprachen der Welt ..*
*Doppelmoral*

Af bortaqiis 👇

*Para publicação em todas as línguas do mundo ..*
*Padrões duplos*..

Af indunuusiya. 👇

*Untuk publikasi dalam semua bahasa di dunia ..*
*Standar ganda*..

18/04/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Xamar Mugdisho Somalia, Xuseen Cllaahi

13/04/2024

Dalka Nigeria Nin afar xaasle ah ayaa Farxad ciida Kula Dabal dagay Afartiis xaas & 30 Caruur ah uu dhalay ."

Macha Allah alaha barakeeyo

13/04/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Tomiwa Orenuga, Maxamed Xuuwey Maxamed

10/04/2024

www.instagram.com

04/04/2024

Nabi Mohamed عليــه الصــلاة والســلام ﷺ Nabi Amaan Rasuulkii Sharafta Mudanoow Dunida Shaaca Looga Dhagayoow shidada Aakhiro Dhibkeeydiyo Qiyamaha Noo Shaafeec Qasiido NaBi Amaan Rasuulkii Sharafta Mudanoow Eeraydii Aun Shamsiyo Dayaxii makaadoow Shakhsina Nabigaan Matalinee Shakiraan Rasuulkii Nafluhu Shakiraan Cilmigiisa Kawada Sharaaboow Shaqalka Quruxdaan Lahaynee Shaanshaan Udugiisuu Gaadhiyo Naxliga Xuma Uurku Sheeliyo Sharaaradba Laga sifeeyoow Quraankoo Sharaxan Jibriil Rasuulkii Dusha ❤️Uuga Sheegee Habeen Dadka Oo Shibwada Yidhi Hawada Kii Lagu Shareeroow Bureeqoo Shaaximan Samada Shishe Ula Talawdee Cirshiga Sharaf Lugu Casuumee Ilaahay Kuwada Shireenoow Nabi Mohamed اللهم صل على روح سيدنا محمد في الأرواح وعلى جسده في الأجساد، وعلى قبره في القبور، وعلى آله وصحبه وسلم

04/04/2024

Alle cid kasta on haysanin dharki ciida ha siiyo asxabey aminta soqora idinkuna

30/03/2024

Oh Allah, make us among those who got what they wished for.🖤

- اللهم اجعلنا من الذين نالوا ما تمنوا 🖤.

-Allow naga dhig kuwa helay waxay rabeen
Amiim Amiim Amiim yaaraxmaan

30/03/2024

How many love for T O K Y O and Nairobi ♥️

Immisa jacayl ayaad uqabtaa TOKYO iyo Nairobi ♥️

30/03/2024

Oh Allah, make us among those who got what they wished for.🖤

- اللهم اجعلنا من الذين نالوا ما تمنوا 🖤.

-Allow naga dhig kuwa helay waxay rabeen

Amiin amiin amiin 🤲 yaarabil caalamiin

30/03/2024

Hadaan qori lahaa dhibkeyga✍️
Qisada maantiyo jabkeyga
Waxaan qabo ee la liito
Qalbiyo badan aan ladneyne
Intaan dhibi lahaa qudhiisa
Inaan qariyaan ka doortay

30/03/2024

Tiyoo dhagax la caabbudo
Sanam dhooba laga qoray
Ilaahay la garab dhigo
Bulsho dhimatay waatii
"Dhaq-dhaqaaji" lagu yidhi. ___Cabdi qays.

Salliga nabiga scw❤️🙏

28/03/2024

Happy follow-versary to my awesome followers. Thanks for all your support! Wll Mankey

26/03/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Pozkap Nsb, Hervy Elliott " Si kasto ay u Qurxoon tahay u wanagsen tahay daacad u tahay, iina jeceshahay Mar haday wiilal Asxaab la tahay sooy sooy.....😅😅🙋‍♂️👋

af ciyaal suuqa aya gashtay caawa ee igu qaata 😅🏃‍♂️

26/03/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Pozkap Nsb, Hervy Elliott

25/03/2024

Tirada dadka Soomaaliyeed ayaa gaartay 18,540,236 milyan (Sideed iyo toban milyan, shan boqol iyo afartan kun oo ruux )

Xigasho : Worldometer

25/03/2024

Wuxuu dhashtay isagoo agoon ah,wuxuu noolaa isagoo deeqsi ah, wuuna dhintay. isagoo la jecel yahay waxan ka hadlayaa sayidkeena Maxamed SCW.❤

Meeqa Muslim baa share dihi doona? 🤔

24/03/2024

" Si kasto ay u Qurxoon tahay u wanagsen tahay daacad u tahay, iina jeceshahay Mar haday wiilal Asxaab la tahay sooy sooy.....😅😅🙋‍♂️👋

af ciyaal suuqa aya gashtay caawa ee igu qaata 😅🏃‍♂️

24/03/2024

"𝗦𝗛𝗘𝗘𝗞𝗢 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟 " ᵖᵃʳᵗ (1)

(Calaf Iyo Jacayl) !!
5:00 galabnimo ayey si kadisa u kulmeen khaalid iyo hoodo, islamarkaa waxay ku kulmeen goob hotel ah oo uu khaalid ka shaqayn jiray wuxuna ka ahaa (witer) mudalab.

khaalid wuxu ahaa wiil aad u wanaagsan wuxuna ka mid ahaa aradayda loogu jecelyahay jaamacada

khaalid waa bulshaawi xadaari ah, khaalid waa danyar balse k**a muuqato oo qalbiga ayuu qani ka yahay, khaalid galinka h**e wuxu tagaa jaamacada galinka dambana wuxu ka xoogsadaa hotelkan,

hoodo marnaba k**ay filayn inay halkan oo kale ku aragto, balse waxay u khushuucday siduu iskugu kalsoonyahay una ilaashanayo shaqadiisa iyo waxbarashadiisa inkastoy markii h**e qalbiga iskala hadashay oo ay is tidhi khaalid muu iska kaa qariyo.

Khaalid wuxu aad ugu farxay aragtida hoodo wuxuna u arkayey inay tahay fursad dahabi ah, sababtoo ah wali qalbiga khaalid muu soo ban dhigin ujeedadiisa uu ku doonayo hoodo, khaalid wuxu isku dayey inuu hoodo u sheego inuu arin muhiima u leeyahay balse ................

24/03/2024

Wuxuu yiri

"In la iloobo aad bay u adag tahay, gabar baan mar jeclaaday waanu kala hadhnay, waxayna igu qaadatay in aan illoobo toddobaadyo dhan, maalmo iyo habeenaba leh illaa aan si buuxda u ilaaway markii danbe, markaa waxa aan kaaga digayaa, in aanad waxba isku jeclaan, jacayl iyo afa afaarahaa ha isku gelin😁..!

24/03/2024

"Tan iyo markii aad dhalatay, waxaad la dagaalamaysay nolosha si aad ugu gaarto dhimashadaada nabdoonaan."

23/03/2024

Wlhi sax wa sheydan sas ayow noga shekeya lkn hadhafin wiliga saliga nabiga Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw Scwscwscw

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

Telephone

Website

Address

Jijiga