Ahmed FaRis

06/07/2023

Waxaan gaadhay 1.5k followers! Waad ku mahadsan tahay taageeradiina joogtada ah. Mid kasta oo idinka mid ah la'aantiis maan gaadhi kareen. 🙏🤗🎉

02/03/2023

Hadaad ka jawaabto waxaad leedahay abaal marin. Ku soo tage garee qof kaagala jawaabi kara.
📣📺📣

02/09/2022

War Ninku war Badanaa oo Xanbadanaa 🐵Sida loodabara Marwada Marka fadhi kudirirka ku soo daahdid 📣🤣📣😂📣🤣

31/08/2022
11/08/2022

Marishbeauty iyo Qurux kudhiigle live ka dooda iyo dagaalka daaliyay 🙊😡🙊

10/08/2022

Congratulations Hon Farah Moalim who won the MP of Dhadab district.
Congratulations👏👏👏

05/08/2022

MARKAAD TAAGEERO ARSENAL BADSATID WAA ISKA SIDAN OO KALE INAAD GOD MUGDIYA KU DHACDID 🤣😂🤣😂

04/08/2022

Gabadh baa waxay soo iibsatay Telefon qaali ah,ka dib Aabaheed ayaa ku arkay Talefonkii markaasuu ku yidhi!

Aabbo markaad Talefonka soo iibsatay wixii ugu horeeyey ee aad samaysay muxuu ahaa?"

Gabadhii, Waxaan soo galiyay Qolof (cover) sarre oo Talefonka difaac u noqonaya, kana ilaalinaya in uu jabo.

Aabbihii, Cid kugu qasabtay miyaa jirta in aad sidaa samayso?

Gabadhii, Maya Aabbe, layguma qasbin, laakiin aniga ayay i anfacaysaa in aan sidaas sameeyo si Talefonku uusan iiga jabin.

Aabbihii, Ma kula tahay in aad ceebaysay Shirkadii Talefonka soo saartay?

Gabadhii, Maya Aabbe, Shirkadu ayadaaba nagula talinaysa in aan Talefonka Qolof sarre galino, si uusan Talefonka nooga jabin.

Aabbihii, Waa tahay, Qolofku miyuu qiima tirayaa Talefonka?

Gabadhii, Maya Aabbbe, lkn Difaac ayuuba u yahay Talefonka, in uu jabo buu ka ilaalinayaa, ilayn haddii uu jabo waa uu qiima beelayaaye.

Aabbihii, Miyuu foolxumo usoo kordhiyay Qolofkaasi Talefonka?

Gabadhii, Aragtidayda maya qurux mooyee, fool xumo uma soo kordhinayo.

Aabihii, Intu si fiican u soo eegay buu ku yidhi,
Aabbo macaan Xijaabkuna waa sidaa oo kale ee ku dhaganow had iyo goorba!!! Haddaad Akhrisay

Soo Qor MashaAllah.
Yaa Rabbi Farxad Sii Qofkii Arka Ee Soo Qora Masha Allah 🌹🌹

Siina Faafi Haddaad Awoodo🌹.

Fahan nolosha🤲🤲🤲

04/08/2022

Hadaad ka jawaabto waxaad leedahay abaal marin.

Ku soo tage garee qof kaagala jawaabi kara.
📣📺📣

03/08/2022

Mucjiso 🤣😂🤣😂

03/08/2022

🤣😂🤣😂

02/08/2022

📣🔊📣🔊📣🔊📣

02/08/2022

Sabad Guura wacan Puntland 📣📺

01/08/2021

GYMKHANA_FIVE
SAN_FRANCISCO 🚗 AMAZING 👇

17/06/2021

Sharma Boy iyo Maslax Mideeye Mataanaha Fanka Qaraaxo 🤣🤣🤣

10/04/2021
01/04/2021

Amazing 🙉🙉🙉

Part 2 Hormarinta Nolosha iyo Fursadaha Shaqo ee Wadank France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋] 25/01/2021

Part 2 Hormarinta Nolosha iyo Fursadaha Shaqo ee Wadank France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋]
https://youtu.be/rZ_QB60JBbY

Part 2 Hormarinta Nolosha iyo Fursadaha Shaqo ee Wadank France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋] Part 2 Hormarinta Nolosha iyo Fursadaha Shaqo ee Wadanka France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋]Ustaad Abdifatah Yusuf. La socod wanaagsanhttps://youtu.be/7PpgHqF7...

Barashada Luqada iyo Fursadaha Shaqo ee Wadanka France France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋] 12/01/2021

Hormarinta Bulshada Dalka France Sidee Loo helaa ama looraadiyaa Fursadaha Shaqo ee Wadanka France France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋]
Abdifatah Yusuf,
https://youtu.be/7PpgHqF72rM

Barashada Luqada iyo Fursadaha Shaqo ee Wadanka France France 🇫🇷 À Somaliè 🇸🇴 [📖🖋]

Asad Diyaabi Ruwaayad Murti iyo Madadaalo Qosol iyo Qaraaxo 12/11/2020

Asad Diyabi Qosol iyo qaraaxo 🤣🤩🤣

Asad Diyaabi Ruwaayad Murti iyo Madadaalo Qosol iyo Qaraaxo

31/07/2020

Eid Mubaarik and jumce Mubarak

30/06/2020

Qaybta Xaasidnimada 🤣🤣🤣

30/06/2020

Sonkorta meshay Dhigtaan xitaa Naqaanaa🤣

30/06/2020

Gabadhey ninka ku Gursan raba Sadaalin🤣🤣

Vous voulez que votre entreprise soit Arts & Divertissement la plus cotée à Les Paris ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Vidéos (voir toutes)

#Amazing #funny #fyp
#funny #Amazing #lascanod #Garaad #jaamac #cabdi #madoobe
#funny #Amazing #lascanod #garaad #muuse
#funny #funnyvideos #love #fyp  #instagood #viral #instagram #foryou #likeforlikes
MARKAAD TAAGEERO ARSENAL BADSATID WAA ISKA SIDAN OO KALE INAAD GOD MUGDIYA KU DHACDID 🤣😂🤣😂
📣🔊📣🔊📣🔊📣
Sabad Guura wacan Puntland 📣📺

Site Web

Adresse


Les Paris
Autres arts & divertissement à Les Paris (voir toutes)
ABSTRACT ABSTRACT
Les Paris

https://www.instagram.com/__abstract__/ http://twitter.com/abstractclub http://soundcloud.com/abst

COPPELIA PIQUE COPPELIA PIQUE
Les Paris

Coppelia is a french brand exhibiting a unique vision of its creations, dedicated to all women and mysterious hybrids.

Galerie Eric Dupont Galerie Eric Dupont
Les Paris

Site : www.eric-dupont.com Twitter : https://twitter.com/g_ericdupont Instagram : https://www.instagram.com/galerieericdupont/

Les Musicales du Liban Les Musicales du Liban
Les Paris

Les Musicales du Liban est un festival annuel qui se tient à Paris, pour promouvoir la musique savante libanaise.

L'Homme sans Souci L'Homme sans Souci
53 Rue Notre Dame Des Champs
Les Paris, 75006

Au Lucernaire du 9 mars au 1er mai

Nitro918 Nitro918
Les Paris

Un GeeK Comptable, streamer débutant et passionné, je vous divertis pour le meilleur et pour le pi

Flass Events Flass Events
Les Paris

Flass Events, organisation Guyanaise. Nous organisons des soirées guyano-caraïbéennes à Paris -

Elojob Ml Elojob Ml
Les Paris

Elojob rápido e barato 100% seguro e 100% confiável! A mais de meses no ramo, tenho bastante referências

Union Française Union Française
Les Paris

Flâneuse Moderne Flâneuse Moderne
Les Paris

©️Flâneuse Moderne. Artiste. F***y dessine ici... Drawings are mine. No NFT.

Elmoute Elmoute
Les Paris

Page Fan de Elmoute

Sorb Gaming Sorb Gaming
Les Paris

Association des étudiants de la Sorbonne ayant pour objet la culture jeux vidéo et e-sport. Organ