IBra mohammed
Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de IBra mohammed, Agence de médias sociaux, Paris.
SOOMALI HESHIIS AH DUNIDANA HESHIISH LA AH
MAXAA KATAQANAA CAYAR DHAQA MEEDKA
SOOMALIDA COMMUNITY TIGA NAGULA WADAAG
Sii share garee
DEG DEG
Shiiq shanty oo kabaha la dulmaray
Nimcan hilaac iyo dayac dalnurshe
Oo dhaqan suban diinta islamka iyo kan soomalida way kugafeen ayuu yiri sii share garee
DEGDEG “ laba qarax oo dhawaqooda dhanka Kaxda laga maqlay ayaa Hada ka dhacay Muqdisho .
Adiga halkee joogtaa oo aad Saïd ugu maqashay?
DEG DEG
dadka shacab ah
Oo cabasho ka ah number ka
Gaban Boliska SOOMALIYA kaas oo laga qaba wayay
Fadlan Bogan share dheh
DEG DEG
Catosha yare oo gabar caan ka ah
Baraha bulshada oo lagu magacabo HAYAAT QURUX
Kabaha ladulmary
Wasiirka Wasaaradda Amniga Guddaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa furay shirka isku-xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha shanta sano (2024-2028) Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya .
Wasiir Fartaag ayaa sheegay in ay ku ammaanantahay HSJ sida ay u dajineyso qorshaha fog ee horumarinta adeeg bixinta, sidoo kale waxa uu sheegay in si loo ilaaliyo madaxbanaanida iyo amniga xuduudaha ay HSJ qayb wayn ka tahay fulinta howshaas islamarkaana ku dhiirigeliyay in aad looga feejignaado dadka soo galaya xuduuddaha.
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed oo ka hadlay shirka ayaa sheegay in ujeedada shirkan uu yahay in lasoo bandhigo guulaha iyo waxqabadka hay’addu gaartay, sidoo kalena looga hadlo qorshaha horumarinta howlaha iyo adeegyada ay hay’addu qabato.
Munaasabada waxaa sidoo kale hadalo kooban ka jeediyay mas’uuliyiin sare oo ay kamid yihiin Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Kusimaha Taliyaha ahna Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka iyo Maareeyaha Garoonka Aadan Cabdulle.
HAKUUL OO IMARADKA CARABTA
KASOO HADLAY
Deg deg Deeganka galyeel oo hoos taga deg Godinlabe
Waxaa isku horfadhiya malishiyaad kasoo jeda deg mada Gadoon Gaarsii Dawladda Galmudug iyo Dowlada fadaral ka ah
Share--- like---- following dhaha page kaan
Shidanaba shidan
Ninkan showladiisa ka dhamada
Asxaabta bage kaan waa iib qofkii rabo ha ila soo xariiri wax cilad ah malahan
@683685406
Aaxaabta bage kaan waaa iib qofkii rabo ha ila soo xariiro wax cilad ah malahan
@683685406
Daahir calasow iyo oomar bar bar oo hishiyay
Doodi k**a taagna iney Itoobiyaanku yihiin Cadowga waddankeenna Soomaaliya, waxaana caaqil kasta oo Soomaali ah muhiim ah inuu Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ku taageero in Itoobiya meel la iska saaro.
Galmudug waxay shacabku ku ammaanayaan in hoggaankoodu Caddeeyeen mowqifka Soomaaliya ee ah in Itoobiya aysan damaacin karin dhul ama bad Soomaaliyeed. Maamuladda kale waa iney fahmaan sida Galmudug iney u caddeeyaan garab istaaggooda Qarannimada Soomaaliya.
Soomaaliya way guuleysanaysaa, Itoobiyana way ku hun goobi doontaa isku daygooda gurracan ee damaca uu waalay.
IBra mohammed
DIGNIIN: Bac hadaad ku adeegato ama aad iibiso Xamar dhexdeeda, Ciqaabtaadu waa xarig. Waxaad fursad heysataa kaliya 22 maalmood.
Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka Cimiladda Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo fahamsan qatarta Bacada halka mar la istimaalo ayaa soo saartay digniinta joojinta Bacada.
Ganacsade yaan lagu xirin oo jooji Bacada, Muwaadin adna isticmaalkeeda jooji waa digniine.
Follow me
Garsoor Omar Abdulkadir Artan ayaa qoraalkaan kusoo qoray Facebook.
Quus Wadankeyga ah ……
Saaka anoo kasoo baxay tawabarkii aan isugu diyaarinayay in Sumcada In aan Laalush siiyo Askari taagan shibis darteed oo aan diiday in Liigu bahdlio dalka iyo dadka aan intaas u dhimanayay Boolis aan aqon xaqa muwaadinkana aan ilaa hada gacanta ugu jiro waa nasiib daro Kalifeysa in wadankan aan u dhimaneyno aan ka niyad jabno kana haajirno sida Dhalinyarada kale
Waxan rabaa wadankan haduu xaq jiro maxk**adana aan leenahay in cadaalad aan helo.
==•••=======••••=====
Wax qurux badan maahan in dadka astaanta u ah dalka ay xaalado nuucaan ah la kulmaan.
Farmajo iyo fahad yasiin oo la shegay waxa isku dagaleen
Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Banaanbaxa ugu baaqay bulshada gobolka Awdal,si looga hadlo xidhiga xildhibaan Maxamed Abiib.
Sayga yaa wax ka qaadi garo hee waa wiil reer haaji saleban raxeeso boqor
Alle ha unaxariistee waxaa saaka geeriyooday Cabdirasaaq Cali Bootaan oo shalay ku dhaawacmay shil Baabuur oo ka dhacay deegaanka Laacdheere ee gobolka Nugaal. Shilkaas shalay waxaa ku geeriyooday Hooyadiis iyo Walaalkiis. Saakana isaga ayaa geeriyooday.
Waa arrin Xanuun Badan in Saddex Ruux oo isku Qoys ah ay halmar ku baxaan Shil Baabuur.
Naxariis Waasac ah allaha wada Siiyo Ehelkana Samir iyo iiman allaha ka Siiyo😭
Haduu kusoo gaaro dhambaalkan Tacsida sii Share Garee Si Dad Badan ugu Soo Duceeyaan.
Sidee ayaad U aragtaa Xadhiga Xilidhiban Maxamed Abiib Yusuf ..
" Ragga Qaadka cuna waa rag deeqsiyiin ah oo gacan furan oo Dumarka lacagta siiya. Ragga Balwada leh ee Qaadka cuna waxaanu unaqaan in ay yihiin Rag Faxaliin ah oo gacan furan hadaanu Dumarka nahay "..
Dardaran
Ma jirtaa wax laguugu xanto balse aadan aheyn? Aniga Taajir bey idhahaan, mana ihi!😂
Dag dag 2.000 oo arday o dhacday imtixanla dowlada
DIyaradii shalay laku qabtay bundiland waa nucee
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Vidéos (voir toutes)
Site Web
Adresse
11 Rue Milton
Paris, 75009
Spöka fait partie de l'agence Socialy. Suivez-nous désormais sur Socialy.
8 Rue Du Faubourg Poissonnière
Paris, 75010
Spin Interactive est une agence parisienne créée en 2009, spécialisée dans la création d’inte
Paris
This is the official page of Ali Xidig Reporter at the World. thanks For your Following
Paris
LilaCom, Osez Exister sur les réseaux sociaux. Confiez nous votre communication 360.
Paris, 75000
Agence de communication et de marketing digital, nous accompagnons votre entreprise dans le développement online et offline de son activité.