mustafe mohamed dhiidhi

وعسى أن تكرهوا شيئا وههو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون

29/02/2024

Cajiib markuu itoobiyanka xamar soogalinayay isma xasuusto miyaa
Dadka afkaaraha noocan ah qaba runtii wax ay sii fogeeyaan mooyaane waxba kamataraan xaalka lataaganyahay

08/02/2024

Suldaankina ma caaqul waalid buu noqday

03/02/2024

Arintu waa arin iGad ee arin qarama midobay maaha

03/02/2024

Buuga mayal ee uu qoray Cabdiraxmaan Abees waxa ugu yar ee uu inoogu fadhiyaa waa in si mayal adag aynu kudiidno qofkii is dhaha umadan sidaad doonto ayaad uyeelan kartaa ookayeeli kartaa

31/01/2024

Hadraawi wuxuu yidhi:-

"Rabbow dawladnimaduna
Kuma iman dalxiisoo
Door roonayaal baa
U deldeley naftoodoo
Dumar baa hugoodiyo
Dahabkii u iibshoo
Doondoonisteedii
Dhiig baa ku daatee,
Rabbow daawad curatoo
Dakharrada bogsiisoo
Ubadkeeda deeqdiyo
Ka dhig malabka doocaan.

Rabbiyow dirkaygana
Danwadaag is jeceloo
Derejeysa qarankiyo,
Bulsho laga dabqaatoo
Carro-Edeg ku dayatiyo,
Ka dhig ul iyo diirkeed.

Rabbiyow duggaalkiyo
Dugsi waa dhul hooyoo,
Nin da’diisa tuugoo
Dewersaday asaaggii
Doqonniino weeyoo,
Dibad ruux u sahan tegey
Dulli waayi maayee,
Dalkayaga Ilaahow
Dhereg iyo daryeel iyo
Wax na deeqa nagu sii.”

Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Siciid Hadraawi Rabbi H.U.N

30/01/2024

Manhajka siyaasiga ah ee somalida inuu qabyaalad ahaa ilaa intii ay dawladnimada heleen 1960kii waynu ognahay isla manhajkaas ayaa afgambigii uhoreyay ee afrika kadhaca kadhigtay inuu kadhaco somalida 1961kii
Isla manhajkii ayaa keenay inay noqdaan bulsho iyo dal burbursan oo kamida dunida ugu faqiirsan gayiga caalamka

Culimadii ay ahayd in ay keenan manhaj diini ah oo wacyiga bulsheed badala
Kawaran hadii iyagii hada yihiin kuwa ugu qabyaalad xun yagoo shaadhka diimeed xidhan
Waa burbur kale oo aanlagasoo waaqsan karin 100sanoo kale

30/01/2024

Umada reer somaliland waxa soo foodsaray niyad jab aad uwayn oo hogaanka ay kala kulmeen
Waxana mandaqada mardhaw kadilaaci doona isbadalo udan ah yaga se yagu ilaahada uma soo jeedaan hogaamiyayasha is leh utaliya nin iska dhicin mooye yagiina bilaa vesion inay yihiinbaad moodaysaa oo ma arag yagoo kaba hadlaya xaalka mandaqadu kusugantahay

28/01/2024

Culimada rer somaliland midnimadu waa cibaado ee sidaa u ogada difaca dalka hooyo ee somaliland ayaa idinkana idinku waajib ah

28/01/2024

Shikh Sh. Abdirahman Bashir oow difaca dalka hooyo jabuuti manay kujirin oodhul somaliyeed ahayn dantooda markay kadhex arkeen in ay dakadahooda kireeyaan saw may kirayn
Munafaqada somalinimo ee aadku rabto in ay jabuuti camiranto barbarana xidhanto maad warkeeda cadaysid somalinimo wax la isku beer laxawsanayo hada maaha wax suuragal ahna maahee
Sideebaad u aaminsantahay somaliland qasab muqdisho ha u hoos tagto adoo aaminsanaa qasab yay ku xukumin laascanood
Yaynaan iswaalin ee dadku waxa waajib ku ah in sidaad udanaysateen kuwa koonfur jogana udanaystaan ay dadka kalana wixii dantooda ah ay kafakaran

25/01/2024

UCMAS Somaliland Haddii aad degentahay Hargeysa iyo nawaaxigeeda , ubadkaaga halkan gee aadbay u anfacaysa kobaca maskaxdooda iyo hab fikirkoodabe.

25/01/2024

Mudane Hassan Sheikh Mohamud Marhadad 4 iyo 5dakadoodba aad diyaar itobiyaan ulatahay mxd somalinimo idinkoo xoqonaya kaadhkeeda aydu bulshada ukala dilaysaan oo nacaybka usiixoojinaysaan??
kalalaheshiyay ee hada bada leh ictiraafban kubadalanaya isna waad siifogaynaysa isagayo shacabkiisaba
Marhadaad taagantahayba sidaas

Waxa aad anigayo dadbadano kalaba taageero wax u eeg kaheli lahayd adoo soo istaga dagad inan idin siino daaye xata xeebaha somalida waxba kalamasodagaysan taasaan itoobiyan nacayb kadhadhansan lahayn

Tani se somalinimo iyo itoobiyaan nacayb midtoona maaha ee waxkale halagu macneeyo

25/01/2024

Wariyahan masriga ah wuxu shacabkisa kuceliyay waydiin ah siisi ma waxa mudan inuu marinka rafax ee qasa kahadlo iyo tagerista falasdiin mise kahadalka arimaha somaliland iyo ithopia oo ujirta masar kudhawad 5kun oo kilomitir

25/01/2024

Barbara waa furaha u adeegista geeska africa

23/01/2024

Ethopia bad uma diidanin iyo ethopia waa cadawgeena oo badeenay rabaan

Halkay iskaqabanayaan ?

15/01/2024

Baydhaba oo 300 km wax dhamayn ujirta casimada muqdisho waxa dagan 30kun oo ciidan itobiyaan ah xalayna saraakil ciidamada federaalka itobiya ah ayaa madaxwaynaha mamulka laftagareen heshiis amni lasaxeexday ..

Maxaad kafahantay?

14/01/2024

Ninka kuleh qabiil kale deegaankisa kuma maamuli kartid soomali diid ayaad tahaye ee hadana taagan adiga laakiin aanqasab kugu maamulo muu kaa ficanyahay mise wuu ka garasho badan yahay mise wuuba ku adoonsadaa ??!!

13/01/2024

Dhashii nelson mandela ayaa dawladii israil ku maxkamadaynaysa xasuuqa falasdiiniyiinta miyaa dadkii ay isku dhiigayo wada dhalashada ahayeen meeyeen

03/01/2024

Odhaahdi caankasoononoqaysay mawaxay hayd dhulka somaliyeed somalia leh
Mise
Somalia soomalibaa leh

Teebay heed waan ilaawee

25/12/2023

Marinkii gacanka cadmeed oo khatar badan kasoo cusboonaatay

25/12/2023
17/12/2023

Sidan ookale ma idin dhexmartay nin aad ushaqo doonatay adoo og inaanu wax shaqo ah kusiineen hhhhh

Photos from International Monetary Fund's post 14/12/2023
05/12/2023

Hadal runti waaqici ah weeye hadalka jamaal

05/10/2023

5 october maalinta macalinka aduunka.
Majiraa macalin agtaada saamayn akhlaaqeed,fikir ahaan,dabeecaad ahaan iyo horumarineedba kuleh ood jeceshahay

من علمني حرفا صرت له عبدا

01/10/2023

Aqoonyahankii reer iiraan ee cali shariicatii oo ugod galay si uu bulshadiisa uga dul kicin lahaa nidaamkii shaah ee shuuciga ahaa ayaa waxa kamid haa kutubtuu qoray kitaab uu ciwaan uga dhigay (النباهة والإستحمار) waxa kamid haa ereyada miisaanka culus ee uu yidhi odhaah aad is odhanayso wuxu kulahadlayay oo kuwacyinayay shakhsiyada soomaaliga ah gaar ahaan siyaasigeeda , wuxu yidhi
" Masuuliyadda Muslim kasta, waxay kusoo ururaysaa in uu ka hor tago dulmiga, kelitalisnimada, nidaamka isdullaynta, suuxinta fikirka, caabudidda danaha gaarka ah,maxasta oo la dhagro,fulaynimada, damaca liita, afaaro qabiilka, nedelnimada iyo siyaasadda gacmo dhunkashada iyo wax kasta oo Insaanka liidaya ama suuxinaya bulshada oo bahdilaya"

waxaad moodaa in shakhsiga somaliga ah gaar ahaan siyaasiga soomaliyeed uu masuuliyadaas lumiyay ama aanay kuba abuurneen

Maxaa sababay ayaad umaleenaysaa arrinkaas?

30/09/2023

Dr. Xasan Al-Turaabi waxa uu dib u cusboonaysiiyay fikradda “suldaan ama imaam” oo uu ku xidhidhinayo dadka, shuurada ama wada tashiga iyo bulshada markaas wada tashanaysa ama wada nool oo ah isha la isku raacsan yahay iyo maamulka Islaamku uuka unkamo.
Si kasta oo ay taariikhdu uga weecato ama loo weeciyo eraygaas, haddii shakhsi dadka uu ku dulmiyo doonistiisa ama talada dhaxal ahaan loo qaato, ama xoog lagu qabsado ama lagu afgambiyo, dhismaha maamulka Islaamiga ah maaha mid kudhismi kara waxakaliya ee lagu unkami karo dhisme maamul waara waxaa lagu gaari karaa xorriyad taam ah, wada tashi ballaaran. , iyo heshiis bulsho oo ku salaysan ogolaansho iyo doorasho.

Isagoo Dr. Xasan Al-Turaabi uu soo bandhigayo dedaalkiisa iyo dedaalka qoto dheer ee uu u hayo fikirka siyaasadeed ee casriga ah ee Islaamka, isla markaana uu ku lafo-guro duruufaha bulsho iyo ta taariikheed ee ka sii daray xaqiiqadii Muslimiinta ee aan lahayn mabda’a xorriyadda, sinnaanta iyo caddaaladda, isla markaana uu ku sifaysan yahay sharci-yaqaannimo siyaasadeed oo darxumo iyo hoos u dhac leh. Rumaynta waxa maqan iyo waxa waara.

Dr. Xasan Al-Turaabi waxa uu buuggan ku soo bandhigayaa miraha laga soo gooyay nolol ay ka buuxaan aqoon iyo shaqo iyo tijaabooyin siyaasadeed. Wuxuu isbarbar dhigayaa fiqhiga siyaasiga ah ee Islaamka iyo soo koobidda faa’iidada bani’aadamka ee cilmiga siyaasadda iyo maamulka, wuxuuna fududeeyaa aragtidiisa ku aaddan dhismo ballaaran oo Islaami ah si loo soo nooleeyo ijtihaadka asal ahaan ka soo jeeday saldannada ee ka timi hanuuninta Qur’aanka iyo Sunnada rasuulka iyo mujtamacii ugu horreeya ee qaangaadhka noqday waaqici ay saldanasu lajaanqaadaysay ee waqtigii rasuulka , isla markaana wuu ku xidhayaa arrimaha bulshada iyo dawladnimada casriga ah iyo caqabadaha adag ee haysta, waxaanay aragtidiisu albaabada u furaysaa nolol bini’aadam ah oo caalami ah oo ku dhisan xorriyad iyo nabad .

Hassan al-Turabi waa hogaamiye siyaasadeed iyo caalim diimeed oo Suudaani ah. Waxa uu door wax ku ool ah ku leeyahay adkaynta shareecada Islaamka ee ku dhaqan waqooyiga dalka.
Siyaasiga soomaliyeed waxala gudboon tijaabooyinka siyaasadeed ee wax ku oolka ah ayaa mudan in uu kadheehdo safxadaha taarikhda halyeeyada kusuntan isbadalka bulsho iyo dhaqan dhaqaale ee deegaankooda ee aanay noqon kuwo kaliya suga wax looyeedhiyo ama ay kuqasabayso doonista dad kale oo dano uun kaaleh ..

mustafe mohamed dhiidhi

29/09/2023

Ma waxa inagu jira qof aan intan rabin

"Hadaad rabto nolol degan inaad ku noolato, Hadaad rabto nolol aan warwar iyo walbahaar ku badnayn aad ku jirto,

Hadaad rabto nolol aan waxa kharijka kaa ahi ku dhibin haday col tahay, haday colaad tahay, haday cay tahay, haday amaan iyo suldo iyo xoog iyo xoola tahay,

labbada midna aanay ku dhibin, aad qof normal ah oo Illaahay adoomihiisa ka mid ah inaad ahaatid aad rabto,

Waxa uu quraanku inoo tilmaamaya tasbiixda badsada."

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haaruun.

27/09/2023

Abuurtaada Nebiyow
Ulajeeddo weyn buu
Ka lahaa Ilaahoo
Hadba guri ammaanuu
Rabbi kugu ogaayoo
Arrintaada meel buu
Ku ilaalinaayoo
Adigoo agoonaad
Maka adhi ku raacdoo
Oon iyo harraad iyo
Arrad iyo cagaag baad
U adkaysanaysee
Nebigii adeerkii
Abu Daalib koriyow.

Hadraawi

عليه أفضل الصلاة وازكى التسليم

26/09/2023
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bolton?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Cajiib markuu itoobiyanka xamar soogalinayay isma xasuusto miyaa Dadka afkaaraha noocan ah qaba runtii wax ay sii fogeey...
UCMAS Somaliland Haddii aad degentahay Hargeysa iyo nawaaxigeeda , ubadkaaga halkan gee aadbay u anfacaysa kobaca maskax...
Wariyahan masriga ah wuxu shacabkisa kuceliyay waydiin ah siisi ma waxa mudan inuu marinka rafax ee qasa kahadlo iyo tag...
Barbara waa furaha u adeegista geeska africa
Odhaahdi caankasoononoqaysay mawaxay hayd dhulka somaliyeed somalia leh Mise Somalia soomalibaa lehTeebay heed waan ilaa...
Marinkii gacanka cadmeed oo khatar badan kasoo cusboonaatay
Sidan ookale ma idin dhexmartay nin aad ushaqo doonatay adoo og inaanu wax shaqo ah kusiineen hhhhh
Qoladii economist ga ahaydi bal hanooga jawaabaan anagu waanu iska dhigana waananu iskala baxnaaye
Siduu ku hormaray af soomaligu Sh mustafe xaji ismail
Why citizens push politicians?

Category

Website

Address

Bolton
Other Public Figures in Bolton (show all)
max and paddy max and paddy
Bolton

The max and paddy fan page if you have any clips or links you would like to share please send them to the page

Ratty Ratty
Bolton

Ratty is an audio Comedy written by Richard Delafield and available from www.darksmile.co.uk .Two ep

The Moose The Moose
Stapleton Avenue
Bolton

The Moose is currently out of action this [2010] season.

Colin the Dog Colin the Dog
Mum's House
Bolton

##################x Colin the Dog passed away peacefully on the sunny afternoon of 4th May, 2010. He had spent the morning surrounded by people and dogs who loved him and among the...

Vicky Jones <3 Vicky Jones <3
Rue De La Meringue
Bolton

<3

Tess Tess
Bolton

N

Star Mobile Bolton Star Mobile Bolton
136 Deane Road
Bolton, BL35DL

coming soon…

The Maverick Matt Williams The Maverick Matt Williams
Bolton

wrestler from bolton

Cllr James Moller Cllr James Moller
Bolton

Councillor for Harwood and Bradshaw area.

Westhoughton pictures past and present Westhoughton pictures past and present
Bolton

Formally Westhoughton pictures past and present

Amazon wholesale Amazon wholesale
Bolton, BL1BL11BL78CA16NE66

i am a video creater.i creat many types of video

Shaun - Spiritualist Shaun - Spiritualist
Bolton

I connect with spirit and relay their messages to their loved ones.