Imaam Alxaniifa media

Kani waa Page ka saxda ah ee Mohammed M. Musse

20/01/2023

Kutubta ibnu Teymiya Oo Qoraayo Dadki h**e faras dhintay iney soo Nooleeyeen sida owliyada Karaamaadkeyda Marka Ayaga Rabaan waa xalaal lkn markey Rabin waa qoraafaad

31/12/2022

Qiso cajiib ah Sheikh Saalax Macalin Ninki ugu madax adkaaa iyo Nabi ciise nnk

18/12/2022

Qasiido Sheekh Uwees raximahulaah
Share fallow and comment

18/12/2022
02/12/2022

Sheikh muse cade markale kahadlay wahaabigii yiri hadalkii foosha Xumaaa

08/10/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee oo todobaadkan ku beegan.

08/10/2022

Sh. Usuuli oo ugu baaqay Soomaalida Kunool Qurbaha Ineey Ciyaalkooda Baraan Mawlidka Nabiga ﷺ, Krismiskaba weey bartaane.

05/10/2022

SAYID CUMAR (RC) WAXA UU ARMAY CIIDANKIISA INEYSAN KA MAQNAAN KARIN XAASASKOODA WAX KABADAN 4 BIL JIHAAD HADEY AADAAN
SH CABDULAAHI MADOOBE

05/10/2022

Kalimad aad uqiima badan oo kusaabsan micnaha xadiiska
إذا سَأَلْتَ فاسْألِ الله
Sheikh Abdifatah usuuli

Share fallow comment

22/09/2022

QISO DHAXMARTAY SAYID CUMAR IYO ABUU CUBEYDA
قَالَ عُمَرُ رضي الله عنه: لَوْ غَيْرُكَ قَالَهَا يَا أَبَا عُبَيْدَةَ!. نَعَمْ نَفِرُّ مِنْ قَدَرِ اللهِ إِلَى قَدَرِ اللهِ،
SH CABDULAHI MADOOBE

10/09/2022

Muxaadaro Cusub
Sheikh muxudin Xasan bare

06/09/2022

Arimaha soddohda
Ustaad Xafsa Xilkas Oo Tababar Siiyay Gabdhaha Somaliyeed Ayaa Kahadashay Arima Soddohda
Gaarsii asxaabdada
Share and fallow comment

23/08/2022

Kulankii fahad yasiin iyo C/raxmaan C/shakur Warsame Sidii lo wajahay xiisadii labada nin?
Gaarsii asxaabtada

22/08/2022

Mawado yariiseey
F***y waaye
Saxaraha masada aabaheey camal waaye kulaha

19/08/2022

Sheikh C/fitax Usuuli
O kahadlay arimo muhiim ah
Turaath somaliyeed
Hadii aa baa baino kwrn

16/08/2022

Khudbad uu caawa shacabka Soomaaliyeed u jeediyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo ku saabsan go'aamo muhiim ah oo caawa ay gaareen Golaha Wasiirrada Xukuumadda

16/08/2022

Xld Odawaa Farmaajo waligii matanaazulin

15/08/2022

William Ruto oo loo doortay madaxweynaha 5-aad ee Kenya, waxaa sidaasi ku dhawaaqay guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Kenya

14/08/2022

Shaati ciriiri miyaa ama
Saleema cabdi waayel miya kulaha
Gaarssii asxaabaada
Share fallow comment

13/08/2022

Qiso muhiim ah
Nin xalaaal ku dhashay
Wuu xishoodaa
Waa sheeko aad ku saa meyn dooto
Gaarsii asxaabaada
Share follow comment

26/07/2022

Shaadiyo Sharaf waxa rabaa bidaarta iskilaanji & lafoole oo nabad guur ah
Gaarsii
Asxaabtaada
Share and comment
Fallow

16/07/2022

Meqo caruur ah ayu dhalay fanaankii soomaliyeed ee guursaday 99 xaas dumarka afka weyn maxu ka yiri
Wareysi cajiib ah

16/07/2022

Sheeko f***y ah
Maxa iigu aheeki weysay
Waa duree kulaha
Share and fallow comment

12/07/2022

Shantaa iyo amaal dareen qosolka aduunka shantaa suaalo laweydiiyay bal daawo
FALLOW SIINA SHARE GAREE

11/07/2022

War dag dag ah
Taliya ciidanka xoogga dalka o markii ugu h**eysay ka Hadlay dhaca ciidamada ka geystaan mogdiaho
Asxaabdaada gaarsi
Share comment and fallow

09/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheikh oo fariin dabacsan iyo Dardaaran ugu so dhex diray shacabka somaliyeed masjidka cusub e Ali jaamac maanta xariga laga jaray

Photos from Imaam Alxaniifa media's post 08/07/2022

😭2018 ayuu iskuul ka qalin jabiyay kadiba wuxuu isla sanadkaas bilaabay jaamacadda SIU oo muddo 4 sanno uu dhiganayay. Hayaankiisa waxbarashadda ee jaamacadda ayaa maanta u soo dhamaaday isagoo naafo ka ah labada gacmood. Marnaba ma uusan is dhiibin, wuxuu ku dhiiraday isagoo naafo inuu ka dadaal badiyo arday kale ee lexaadkooda qaba.

Eedo aabihiisa la dhalatay ayaa isagoo yar gacmaha ka xirtay sidaasna labadiisa gacmood loogu gooyay. Markii laga soo tago naafanimada gacmaha, waa qof hami sare ka leh waxbarashadda inuu heer sare ka gaaro oo uu ku shaqeyso mustabalka. Wuxuu kamid ahaa ardayda ugu dadaalka badan jaamacadda afarta sanno uu dhiganayay.

Labada gacmood ayuu qalinka ku qabsadaa markii uu wax qorayo si lamid ah taleefanka labadiisa gacmood ayuu ku isticmaalaa halka agab sida, laptop iyo buuggaagta uu isaga gacmahiisa uu kusoo qaato markii jaamacadda uu soo aadayo.

Qofka aan ka hadlaayo waa Cabdirisaaq Warsane Axmed oo ku nool magaalada Muqdisho. Cabdirisaaq waxa u soo dhamaaday imtixaanka ugu danbeyay ee jaamacadda.

Hambalyo soo dhaha walaalkeen

25/06/2022

Ra'iisul Wasare Xamse waxan ahaa macalin waxa ka so dhigay jaamacadaha dalka ka so shaqeeyay xafiisyada dawladda heer federal mod gobaleedaba kana so qeebqaatay geydi socodka dib u dhiska dalka dawlad nimda somaali

Photos from Imaam Alxaniifa media's post 25/06/2022

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta helay kalsoonida Golaha Shacabka ee BJFS.

Xildhibaannada Golaha Shacabku way ku mahadsan yihiin kalsoonida buuxda ee ay siiyeen Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxaan Alle uga baryayaa in uu la garab galo mas’uuliyadda iyo waajibaadka qaran ee horyaalla, waxaanna shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha kale ee dowladda ka codsanayaa in ay Ra’iisul Wasaaraha garab ku siiyaan gudashada waajibka qaran.

24/06/2022

Fatuma gedi siyaasiyiinta taageerasan wiliam someo! Rutu oo xitaa maalin dhaw keynay magaalada hamasbein ayee ahaayeen kuwii horistaagay dhameestirka waqafka agoonta ah ee alfitaax al-islamic centre
Asxàbaada lawadaag

21/06/2022

Maya wa kula gaftamaa
Hadii Guurkaaga diido
Jilib iyo feer kabadi kulaha
Gaarsii asxaabdaaada

15/06/2022

RW Cusub mudane Hamza o rabo inuu ku daydo ordugan
Waxa layri boqor naqo
RW Cusub Hamza cabdi bare

14/06/2022

Wallhi wa sheeko f***y ah

13/06/2022

Meeahaada ha ka dhaqaaqin bahyarta aya u soctaa miyaa igaarkeeyga cadaay

04/06/2022

Hambalyo hambalyo waxan halkaan hambalyo dhalasho farxad leh uga diraa fardowso muse caliyow iyo sxbkey macali bashiir gabar ugu dhalatay dagmada mahdaay weyne/❤❤ gabadhaas oo lo bixiye Axlàan macalin bashiir soo bar baar noqo tii d.d.d anfaca da❤❤
walidkeedna baari u naqta ❤❤❤
Ducada waa xakiina

01/06/2022

Sheeko qosol badan

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Moi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Arimaha soddohda Ustaad Xafsa Xilkas Oo Tababar Siiyay Gabdhaha Somaliyeed Ayaa Kahadashay  Arima Soddohda Gaarsii asxaa...
Kulankii fahad yasiin iyo C/raxmaan C/shakur Warsame Sidii lo wajahay xiisadii labada nin?Gaarsii asxaabtada
Mawado yariiseey Fanny waaye Saxaraha masada aabaheey camal waaye kulaha
Xld Odawaa Farmaajo waligii matanaazulin
Shaati ciriiri miyaa amaSaleema cabdi waayel miya kulaha Gaarssii asxaabaadaShare fallow comment
WAREYSI XASAASI AH DR XUSEIN MOHAMUD XALAD XUMO KAJIRTO BAKOOL
RIWAAYAD CUSUB UMULKHEER SEYGEEDA MAXA KALA QABSADAY
DAAWASHO WACAN ABUUKAR CULUSOW O LAYIMID QORSHE LAYAAB LE
SHAADIYO SHARAF IYO BAABA JEY O QAX IS KU DIYAARIYAY DAN KADHACDAY OO KAYAABAY
WAR DAG DAG AH MADAXWEYNIHI HORE EE SOMALIA XASAN SH MAXAMUUD O SODHAWEYAY
WAZIIR YUSUF CEEGAAG IYO HIBAAQ  IYO ISKUFILAN  O IS FAHMIWAAYAY

Category

Website

Address

Macalin107@gmail. Com
Moi
00610
Other Journalists in Moi (show all)
Devid Devid
Kakum
Moi, 2002

FB

Saumu Marion Saumu Marion
Kesses
Moi

A platform where we are unite from different parts of the world by sports✨

Rapando 254KE Rapando 254KE
Rapandotimothy97@gmail. Com
Moi, 00100

Rapando254Ke is page where I get to share with my friends political, Social and religious views. Fee

Kawangware Finest Kawangware Finest
P. O BOX 13390
Moi, 00100

Political News, Breaking News, Weather Updates. traffic rules.

Brian defuriaz Kenya Brian defuriaz Kenya
Moi

life earn examine is not worth living on it

Abdiwahaab Hussein Abdiwahaab Hussein
Mombasa Road
Moi, 00100

Affordability and trust is our key.

Awiti Naturals Awiti Naturals
Nairobi
Moi

George Njuguna George Njuguna
Moi

GOD FIRST | HUSBAND | FATHER | RADIO HOST @bloomradioke | LOVE OF SPORTS |