Nuux Farma

Sports

19/02/2024

Dhaqaatiirta Liverpool maโ€™aha kuwa Tayeysan



Aarka Jiilka Idris Alteeso

19/02/2024

hadii kala dooro la idhihi lahaa Foden iyo Saka
Saka ayaan dooran lahaa

Foden waa laacib balse Saka ayaa kasii laacibsan

Tababare waliba hadii la dhihi lahaa mid Kooxdada kusoo darso Waxay qaadan lahaayeen Saka

Adiga yaad dooran laheed? Commentiga nogu reeb

19/02/2024

Mohamed salah ayaa la sheegayaa in dhaawicii uu kaaso kacay kusoo cusboonaday

Arinta shalay ayaan muqalkaan kaga hadlay

18/02/2024

Bawacnimadii Oo qof ah waaye Harry Kane

Wali wuxuu Raadinayaa Cupkiisii ogu h**eyey inuu ku guuleysto

Munich Markuu tagayna Wataas horyaalka 8dhicood looga haayo inkaartiisu ku daartay ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

18/02/2024

Shalay Nunez Wuxuu u muuqday mid Qaladadkiisi h**e wax ka bartay Goalkan Ala muxuu Cajiib ahaa

Nunez dhib kale Mahaysto aan ka aheen inuu isku Furfuro Casbicabsi iyo Faranax kadibna fursadii uu helay wuu qasaariyaa

Lkn hada waxay u muuqataa intaasi ay ka baxday ๐Ÿ”ฅ

18/02/2024

Dhaawacyada Ciyaartooyda Liverpool iyo dhaqaatiirta Liverpool?

17/02/2024

City 2dhibcood Oo Wadna Xanun ah laga dhigay
Thank Chelsea โœŠ๐Ÿ˜‚ Mucaardow Like saara muqaalkan ๐Ÿ‘๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

17/02/2024

Casho dheer maxaa Gafuurka la taagee ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

17/02/2024

Thank you Chelsea 2dhibcood ayaad ka reebteen City yariisay โœŠโœŠโœŠ๐Ÿ˜‚

Lkn wadano Xanun noogu dhamayseen Hafka Dambe๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Basma Hassan Asc Abayo seedareemee ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

17/02/2024

Rer Liverpool tusbaxa sifcn u xajiya yuu idinka dhicin
Rer Arsenal idinka habaarka idinku daaye ku socda ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

City Caawo Gambaro culus loo dhigtay Basma Hassan ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

17/02/2024

Come on Chelsea โœŠโœŠ

Caawo bes Ganbarka noo saxa ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚โœŠ

17/02/2024

the king of premier league Mo Saleh๐Ÿ”ฅ

17/02/2024

Gabadhaan Basma Hassan ah hala soo hubiyo waa bacaw wayn postigii ay jota kasoo qortay logama h**eyn ๐Ÿฅบ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Manta wakasa Dhawac uu galay yaah ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

17/02/2024

Guul Muhiim ah ayey Liverpool gaartay

Balse klopp iyo taagerayaasha Liverpool ayaa aad oga naxay dhawacyada garoonka looga saaray jones iyo jota iyado la ogahay in dhawaacyo h**e jireen

Balse Liverpool adkeysi badan haday sameyso Way ka gudbi karaan Cupkana way qaadi karaan

Adiga ma isleedahay Liverpool hooganka way xajisan karaan inta ay Cupka ka qaadayso?

17/02/2024

Xili xun Ayey Liverpool Wajhaysaa

Lkn hadii ay Adkeysi badan Muujiyaan Oo premier league qadaan Cupkan wuu kaga Duwanan doonaa Cup kale ay qaadeen

YNWAโœŠโœŠ

17/02/2024

inkaartan Xagay nooga imaatay ๐Ÿ˜ข๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ jones to jota ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

16/02/2024

Inkaartan yaa nagu wado Arsenal mise City ๐Ÿ˜ญ

15/02/2024

Marba hadaa Liverpool imaanayn Cad cadka Real Madrid ii tag meel kale kuguma ogi ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

14/02/2024

Liverpool Dhaqaatiir fcn maleh miyaa waxaa arkaysaa Ciyaartooy dhawac ah Oo wali soo kaban Oo la dhahayo waa Ok wuu dheeli karaa

halka kulan markuu dheelo dib ogu laabtaa dhawacii waliba isago ku siyaado

Bal dhaqaatiirtaan maxaa ka qaldan Arnold markuu soo kacaaye dhawac uu kusoo kacay hadana wuu ku laabtay ๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ

09/02/2024

Ree Liverpool kwrma Dejong Liverpool haday lasoo wareegto makusoo baxaa?

Madaama isagu uu sheegay in Barcelona ka tagi doono Xagagan markuu dhamaado.

07/02/2024

Endo is back

Jones Endo MacAlister๐Ÿ”ฅ

Haday Rag rabtaa YNWAโœŠ

07/02/2024

IG knows who is the goat is๐Ÿ

Suiiiiiiii

04/02/2024

Caawo Arsenal Waxaynala Ciyaartay Man to Man waba Sababta Liverpool baloni Fcn u dheliwayse

Goalasha naga dhashtay Waa qaladad ka imaade daafac yadeena

Caafiyo ree Liverpool โœŠโœŠ

04/02/2024

Nasiibka waa noo hiilye lkn Gravenbarch iyo Arnold iyo Gakpo hala badalo

Gomes booska Arnold hala saaro Robertson hala keeno dhexdana Eliot ama Thiago hakeeno

Gakpo to Nunez markaas 3ponits waa bananka

Ragan Daafacyadooda free ku dheelayan Cadaadis Masaarno

Balse macalin klopp ka war sugeynaa wuxuu la imaado

adiga see kula muuqataa?

04/02/2024

Arsenal 3points ka halkaas dhiga Liverpool Xitaa barbaro waxay u tahay guuldaro wana qasab inay 3points ka qaadato โœŠโœŠ

02/02/2024

Caga dhahab Arnold booskee ayaad Jeclaan laheed in loo daayo qadka dhex ama Duwaha

02/02/2024

Jimco wanaagsan Saxibayaal

01/02/2024

Inaalilaahi hada ma Ogaateen Horyaalka KFC iyo Macdonald inuu Messi ka Ciyaaro ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

6 aaa ๐Ÿ˜‚๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ˜‚

01/02/2024

Arnold halo sheego dhexda boos haka Cariirsado

Booskiisii waa lala wareegee ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

01/02/2024

Ninkii Xalay kala diray Dhexda Chelsea Agaago ๐Ÿ˜‚

Mac Alister Hal eray ku qeex Ninkan Intuu Liverpool joogo dhexda Amaankeeda waa Xiran yahay

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Dhaqaatiirta Liverpool maโ€™aha kuwa Tayeysan #share #dhaha #muqalka #sxbyaalAarka  Jiilka Idris Alteeso
Dhaawacyada Ciyaartooyda Liverpool iyo dhaqaatiirta Liverpool?#muqaaalka #like #saara #sxbyaal #Ciyaaraha
City 2dhibcood Oo Wadna Xanun ah laga dhigay Thank Chelsea โœŠ๐Ÿ˜‚ Mucaardow Like saara muqaalkan ๐Ÿ‘๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Somalideenii haday Sinaatay๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Salah Caawo Jibuuti Ma United buu mooday kkkk  Somalia xulal aan Ogahay wayka badin kartaa   Muqaalka share dhaha
Caawo Chelsea inay badiso u qalantay Col plamer wax kale Share dhaha muuqaalka Jiilka. Aarka
Welcome to Europe league United Championka waa la idinku qalday Markii hore Share dhaha Muqaalka Mucaaradow ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚Jiilka Aar...
Liverpool iyo Klopp Ciyaar ciyaar ku jiraan ๐Ÿ‘ˆMuqaalka Share gareeya Jiilka Aarka
Halaand Ballon Dโ€™Or Sanadkiisi ogu shidna laga dulqaaday Waligiisa Damabe ma qaadi doono Hadii Man City ka jiifato halaa...
Man United Macalin Tenhag halaga Ceeriyo players Damiin ay Siinoqdeen Xitaa kubada iskuma baasan karaan ๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™†๐Ÿฟโ€โ™‚๏ธHambal...
Hambaliyo Liverpool fans Qadka dhex Liverpool Oo wax kale noqday.Share dhaha muuqaalkaAarka  Jiilka

Category

Website

Address

Nairobi
Other Sports in Nairobi (show all)
Kenya Rugby Kenya Rugby
48322
Nairobi, 00100

This the Official page of the Kenya Rugby Union.

Mukisa Mukisa
Nairobi

JUJA Sports WEAR JUJA Sports WEAR
56567-00200
Nairobi

Dealers in sports wear & equipments

Bonyo Enterprises Bonyo Enterprises
60
Nairobi, 10200

Tips Predicts

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—™๐—ถ๐˜…๐—ฒ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€ 300+๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐˜€ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—™๐—ถ๐˜…๐—ฒ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€ 300+๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐˜€
Malindi
Nairobi, 12345

๐“๐š๐ค๐ž ๐š ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฉ ๐š๐ง๐ ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ž ๐ญ๐จ๐๐š๐ฒ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ž ๐…๐ข๐ฑ๐ž๐

Footy Bets Kenya Footy Bets Kenya
Enterprise Road
Nairobi, 20200

Winning football betting tips for Kenyan fans. Join us today!

Chelsea Addicts Chelsea Addicts
Nairobi

Football is our life..Chelsea is our TEAM

Bukle Bukle
Nairobi

Noskey Noskey
Holland
Nairobi

Aitana Bonmatรญ Conca Aitana Bonmatรญ Conca
Nairobi

Unstoppable. @fcbfemeni @sefutbolfem

Talisman kibet Talisman kibet
62
Nairobi, 30300

TITAN MAX ARENA TITAN MAX ARENA
Ngara Sports Club, South C
Nairobi

Astro Turf Football (FIFA SPEC) Box Cricket, Volley Ball Kids Birthday Parties, Team Building