Cabdulahi Abshir
Somalia Ha noolato
Qosol Aan dhawaanahan isku celinaayay cawo iga so fagtay🤣🤣
Shacabka Soomaaliyeed ee dagan magaalada Muqdisho waxa ay caawa ka banaanbaxayaan oo ay xiligan habeenimo ah guryahooda uga soo baxeen in ay ka hortagaan Xadgudbka,Sharci darada iyo Kali taliska, Wakiiladooda Golaha shacabka ku matala anagoo ah ayaan la qeybsanaynaa dareenka ay qabaan waxaana caawa joognaa Shiirkole ee uu Farmaajo duulaanka ku soo qaaday.
Soomaliya ha noolato
Talyihii booliska gobolka banaadir Gen Saadaq joon ayaa mar kale ku laabtay xaafada shirkoole iyo xiisada ka taagan cawa mogdisho
Soomaliya ha noolato
Maxaa ka jiro inuu Qoor Qoor aqbali doono mudo kororsiga farmaajo hadii loo tixgaliyo shuruudihiisa
Soomaliya ha noolato
Shacbiyada farmaajo ma waxey ku dhamaanesaa xamar inoo dhiig qulqulo mise waji kale ayaa harsan
Soomaaliya ha noolato
Madaxweyne Farmaajo"Diktaatoor Maahi, Wuxuuna yiri “Magac kale ha ii raadiyaan”
Maxaa u bixin laheyd adigu?
Soomaaliya ha noolato
''Boorkaygii aan ku dhejiyay magaalada ee musharraxnimada waan ka fujiyay sababtoo ah doorasho ma jirto musharrax-nimana ma jirto," ayuu yiri C/raxmaan Cabdishakuur.
Sidee u aragtaa?
BANAANBAX LOOGU SOO HORJEEDO HOGAAMIYE KOOXEDKA FARMAAJO IYO ARGAGEXISADA FAHAD YASIN AYAA HADA KA SOCDO MAGALADA MUQDISHO
SHACABKA REER MUQDISHO OO AAD U CAREESAN
FIRCON FARMAAJO DONIMENO
Soomaliya Ha noolato
Hub aruursiga mucaaradka, furamaha cusub ee ay dageen iyo ciidanka uu Farmaajo isku haleynayo oo kala qeybsan
Soomaaliya Ha noolato
Xog: Madaxwynayaashii h**e ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud & Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa caawa la qorsheynaya inay ku kala hooydaan degmooyinka Kaaraan & Yaaqshiid.
Madaxweyne Sheikh Shariif ayaa ciidamo tiro badan oo hordhac u ah ay ku xaroodeen aaga Hotelka Lafweyn ee degmada Yaaqshiid halka Xasan Sheikh uu u jahaystay dhinaca Mirinaayo ee degmada Cabdicaziiz . Xasan ayaa guri ku leh halkaas caawa ayuuna qorshahu yahay inuu d**o.
Ciidan badan oo ilaaladiisa ah ayuu isna iska hormariyay. Waxaa si gaar ah amnigiisa qayb lixaad Leh uga qaadanaya ciidanka Muuse Suudi Yalaxoow oo hadda ay Senator Soomaaliyeed .
Dhanka kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isna saacadaha soo socda lagu wadaa inuu u guuro guri ku yaalla degmada Hodan .
Soomaliya Ha noolato
Fashilkii xalay ee weraarkii saadaq joon sababta farmaajo dagaal uga doorbiday ergo iyo najiitada kulankii Guudlaawe iyo mucaaradkii
: Dab ayaa ka kacay Bakhaaro ku yaalla Beerta Jaadka/Qaadka ee degmada Hodan, dabkaan ayaana hadda sii xoggeysanaya iyadoo aysan weli soo gaarin goobtaas gawaarida dab damiska ah ee Gobolka Banaadir ee ku shaqada lahaa howlahaan.
Soomaaliya Ha noolaato
Hadii ay dhacdo in Hawiye Madaxweyniyaashooda, Xildhibaanadooda iyo Saraakiishooda lagu hor jiito iyadoo Xamar lajoogo yaa mar dambe kayeelaayo Xamar Unukaa Leh!
Sidan waxaa qorey Senator Ilyaas ee adigu sidee u aragtaa ?
Soomaaliya Ha noolato
Guddoomiyaha Dhaqanka Beesha Habargidir ayaa Beesha Hawiye ugu baaqay in aysan caawa gumoobin oo ay Saadaq John ka difaacaan duulaanka Farmaajo iyo ina adeerkiis Biixi.
Somaliya ha noolato