Rako TV, Malmö Videos

Videos by Rako TV in Malmö. Rako TV is first digital Somali+Swedish TV in Scandinavium focus on giving information about Somali.

ABDI BADIL IBRAHIM HEESTIISII AMRAN KABAN 2024 Rako TV@followers

Click to enable sound Next

Other Rako TV videos

ABDI BADIL IBRAHIM HEESTIISII AMRAN KABAN 2024 Rako TV@followers

1 luul-yo Malmo sweden Qolobaa Calankeed "Every nation has its own flag"

Wareysi gaar ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Laantiisa "Sweden" Mudan Yassin W. Ibrahim wariye Mahad Aw Kadleeye

Wareysi Aqoonyahan reer somaliland Maxamed Yusuf Bidhiidh Badda iyo Wariye Mahad Kadleeye Falanqeyn 18 May 2024 30.
Wareysi Aqoonyahan reer somaliland Maxamed Yusuf Bidhiidh Badda iyo Wariye Mahad Kadleeye Falanqeyn 18 May 2024 30.

Kulan Ciyaar ah oo ay soo agaasimeen Ciyaartoyda OLD STARS (Somali Walking Football) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Malmö oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha JFS Wasiir Mohamed Barre Malmö sweden.

Wareysi Arimaha badda Somalia
Wareysi Arimaha badda Somalia

Wareysi Rako TV la yeelatay sharciyaqaan ku taqasusay sharciyadda baddaha #WorldMaritimeUniversity Avv Abdullahi Farah Qaarey ahna Guddomiyaha Xisbiga Gurmadka Qaranka Somaliyeed. ____________________________________________________________________

SOOMAALI BAA DALKA ISKA LEH Heesaa Xasan Jacayl iyo WaaberiMiraale Cabdi Salaad Qaareey laxanka Xasan Jecayl Qayb Waddani T.Qabasho 20.6.1997 Fars. Yuusuf Daahir Siyaad Digital Xaamud No.991

RAKO TV WAREYSI GUDOOMIHA XISBIGA GURMADKA QARANKA
RAKO TV WAREYSI GUDOOMIHA XISBIGA GURMADKA QARANKA

Wareysi gaar ah Gudoomiyaha Xisbiga Gurmad Qaran Avv.Abdullahi Farah Qaarey Baaq Nabadeed.

Xaflad soo dhaweyn iyo sagootis isku jirta oo loo qabtay samafale Ahmed Sheikh Hassan Jage Jage ayaa lagu qabtay Magaalada Malmo ee dalka Sweden , Ahmed sheikh hassan jage jage oo ah samafale shaqo weyn oo la'mahadiyo ka geystay dalkii hooyo , halkaas oo lagu gudoonsiiyey biladda ilaalinta deegaanka iyo hadiyaddo oo ay gudoonsiiyeen Xisbiga Green Party ee dalkan Sweden oo matalayey Xildhibaan Mohamed Yassin iyo Jaaliyadda reer Malmö sweden. www.rakotv.com

Movie night captain phillips
Rako TV

Axmed Faarax Cali Idaajaa oo aan ka wareysanay Noloshii faneed ee AUN Cabdulqaadir Xirsi Yamyam iyo Cabdikariim Faarax Qaarey (Cabdikariim Jiir) Rako TV Malmö Sweden

Wareysi Gaar ah Samafale Axmed Sheekh Xassan Jage-Jage Rako TV Ahmed Sh Hassan Jagejage Sweden Malmo

Barnaamijka Madadaalada iyo Rako TV
Barnaamijka Madadaalada iyo Rako TV

Xaflada Soo Dhaweynta Gudoomiyaha Sport-ska Jaaliyadda North America Mudane Abdiqani Mohamud Shidane (Qasaaye) Malmo Sweden

Xaflada Soo Dhaweynta Gudoomiyaha Sport-ska Jaaliyadda North America Mudan Abdiqani Mohamud Shidane (Qasaaye) ee Magaalada Malmo Sweden

Barnaamijka Dunida iyo Maanta
Rako TV

Xaflada Ixtifaalka Nabiga Csw jamacatul Malmo Sweden .

Muddo sanad ka badan, wuxuu la tacaalayey ilaalinta dhirta Ahmed sheikh hassan jagejage waa aqoonyahan wax badan qurbaha daganaa kadibna u laabtay dalkii hooyo ololo dheer oo uu ugu magac daray geed beer ka bilaabay gobolada dhexe, axmed waxa uu ku guulaystay in uu Cagaareeyo Cadaado. waa wareysi gaar ah oo warbaahinta Rako Somali TV uga qaaday Sweden Malmo oo uu nagu soo booqday.