Somalida Cusub

Bismillah! Pagekan waxaa iska leh dhamaan dhalinta somaliyeed ee jecel qaranka somaliyeed.

Soo dhawoow oo naga soo biiri aqligaaga, xoogaga , waqtigaaga si aan wax ugu badalno dalka hooyo

08/01/2023

Asc aaway dadki iska lahaa dalka Somaliyeed ama waxee noqdeen dad fahanka kuyaryahay oo wax walbo cadoowka Somaaliyed soo abaabulo aan anaga fulinteeyda aan ku tartarno. Wadamada kale hadii cawoowka qorsho u sameeysto wee iska difaacaan cadaawah, lkn Somalida ayaga aaba u tartamaaya sidii cadaawaha u fulin lahaayen qorshaha ka dhanka ah isla Somaliya, ayadoo hormar loo maleeyo neh maliisku sawiray cadaawaha.

02/01/2023

Dabargooya Somalida la shaqeeyso WFP. Somali ayadaa isku filan hadeey isku tashadaan lkn waa nasiib daro in aan ku guul dareeysano sida aan gaalada ula xisaabtami laheen..

22/12/2022

Aan soo wada dhaweeyno wl Abdi Malik . Hadii lala dagaalamo shaqsiyaadgi ee wali wadanimo/jaceel Somali ku danbeeyso waa arin qatar ku ah jiritaanka dad Somaliyeed iyo dal Somaliyeed ee aan meel ugu soo wada jeesano kuwa ladagaalamaya bulshada Somaliyeed iyo dalka.

29/11/2022

Bismillah: Wl dhamaan aan u duceeyno wlka iyo dhamaan muslimiinta. Allah waxuu abuuray dhimasho/geeri iyo nolol si noola imtixaano ee Allah hanagu guuleyo imtixaanka amiiin…

26/11/2022

DIGNIIN: Aalada TikTok ee Somalida aadka u isticmaasho waa qatar weyn oo maanta saameyn bulsho, mid diin iyo mid dhaqan inoo geeysatay walina badankeeyna ee ku buraarugin. Waxaan Insha ku haaye bilaawka tiktok ee ku bilaawday Somali yar oo wali diinti, dad nimadii iyo dhaqanki dhooreysa, waloo ee had iyo jeer ee qatar diin iyo qatar dhaqan iska jirto marka aduunka oo dhan hal app liiskgu keeyno balse xaalka wuu ka wanaagsanaay sida maanta wax noqdeen. Balse halka dhibka ugu weeyn inaga gaarey waa marka tiktok bilaaway wax ciyaar/ game u eg oo lagu kala badinaayo lacgta daawayaashu soo diraan taas ceeb mahan lkn ceebta jirta ama dhibka waa in dadka looga qaado si qaldan oo qofki lagu abuura qabyaalad oo si fudud kubixiyaa lacagta kadib marki qofki qabyaaladi lagu abuuray iyo naceeb aan jirin kaliya dadkaas ayagoo eeganaya dantooda oo ah lacagta yar lkn muuhimada mahan lacagta ee waa waxa oo qofkaas ku ciyaaray bulsho toosaneed oo baray qabyaalad, naceeb, aflagaado, diiin xumo iyo dhaqankii oo laga fogaado. Maxa cadeeyn u eh hada waa iska caadi qof dhalin yaro ah in video TikTok soo dhigaa asagoo laan dheerinimo ku faanaya oo waliba ganbasho iyo ixtiraam laheen walloo waayadi h**e ee wax laga xishoodo ee eheed. Marka ugu danbeeyn waan u jeednaa inaan wax aan ka bogsan rabnay ee ah qabyaalad, kala qeebsanaanta, diin xumida, tahriibka, qaxootiga, shaqa la’aanta, iyo wax walbo xun oo 30 kii sano dib inoo dhigay dib dad usoo nooleyeen. Kor baa loo socdaa ee dadkeeygiyoow diida dhalan roga Mahadsanid.

/Wadani

26/11/2022

Dagaalka ka socdo dalka: Waxaan amaan iyo bogaadin u direynaa dhaman ciidanka qalabka sida iyo shacabka u is taagay difaaca dalka, dadka iyo diinta. Somalida cusub waxaan ognahay in alshabaab danbi weyn ka galeeyn dadka Somaliyeed. Hadeey malaayin somali qaxooti noqdeen waxa ka masuul ah qawaarijta, dhalinyarada Somaaliyed hadeey mustaqbal heeysan waxaa ka masuul ah qawaarijta. Xalka kaliya waa qawaarijta in laga suuliyo meel kasto ee joogan dad Somaliyed/ waxan kuso kooba cancer xal aan dagaal laheeyn maleh.

/ Wadani

Sweatcoin: Healthier planet. Healthier, wealthier you 03/08/2022

Soco 🚶‍♀️oo socodkaaga ku samee lacag badan, xalay ilaa maanta waa helay 1,000 dollar 💸 soo dagso appka
https://sweatco.in/i/said389447 Check out this free app — It Pays to Walk 🚶

Sweatcoin: Healthier planet. Healthier, wealthier you Join our 100M+ users to become part of the movement economy. Sweatcoin app converts your steps into sweatcoins — virtual currency that you can spend on products and services. It Pays to Walk.

25/07/2022

Sxbteey fiska hampalyo hampalyo

21/06/2022

Dalkeeyna waxoo u bahanyahay isbadal siyasadeed iyo isbadal bulsho…

28/04/2022

Tacsi xanuunbadan: waxa tacsi u direynaa dhamaan familyga iyo dadka maskiinta oo u taagna! Waxuu ahaa qof qaali ah oo kudayasho mudan. Waxaoo dad badan oo maskiin ah u buuxshay bosska dowladnimada….

12/04/2022

Hambalyo hambalyo cxds,

01/03/2022

ee EU lugaha lasii galooysaa, maxa faaido iyo qasaaro ah oo somaliya ugu jiro? Somaliya dabcan 30 sano ee dagaal ku jirte dabcan sawabteeda ugu weyn waxa leh heer galbeedka/kuwa diriraaya maanta. Dabcan dagaalka ee Somaliya ka huriraayen waxa horjoogeyaal u ahaa Somali kale mar ba shaati nooc ah hawataane ilaayo maanta. Marka maanta xaqii waa so baxay oo Allah aya ayaga isku dire. Waxa aan kabara karno waa in aan midoowno oo daacad isku noqono madax iyo shacab ba oo aan wadankeeyna dhisanaa. Aduunyada kuma rabto sawabto ah dadki madoowaa ee ukrain kabixi lahaa maxa lagu celiyey bananka si marka ugu h**eeyso dadka qiimaha leh oo indho buluuga loo bad baadiyo kow waa sida ee qabaan. Mutnaanta kowaad waxeey siiyen dadkooda, marka waxan kabarano inaan saas iskugu hiilino,isku aamino, isla shaqeeyno, is dilin ee aan midoowno dhamaan umada Somaliyed insha Allah….

10/02/2022

Geysiyad!

Hindiya | Wax aadan waligaa arag : Sidii dhurwaa baahan ayay kusoo yaaceen hinduus xagjir ah gabar muslimad ah .

21/01/2022

Bal fiiri ayaan darada dalkeeyna hooyo ku dhacday. Waa dhibka naheesto aan fahmi weeynay oo ah in shisheeyaha nagu maqanyahay sidi dhurwaaygi. Anaga neh aan anaga dhaxdeeyna isku maqanahay waa sida ee rabeen. Insha Allah Somalida cusub wax bee ka badali doonta mustaqbalka.Share oo gaarsi walal walbo oo Somali ah mahadsanid..

18/01/2022

Waa hadal muhiim u ah qof walbo oo Somali ah. Muwaadin waa inaad fahanto dhibta ina heeysato ee caalamka aan uga harnay nagu qasbay tahriibka, nagu kalifay dagaal sukeeye, nabaday abaar, nabaray qabyaalad, nagafiyey mustaqbal iyo 30 sano dhiiga Somalida oo lagu kor hardamo. Hada iyo dan Somaalay oo kaca si caruurteyna mustaqbal wanagsan u helaan.

/ Wadani

12/01/2022

Waxa oo la ooye waa inuu dareeymay qiimaha oo dalkiisa leyahay. Midnimada waa awooda dalkeeyna hooyo.

11/01/2022

Dadka ugu cv ka xun hadeey banaan bax ku baqaayo waad iska fahmi kartaan. Fiqi war bixin aan ka diyaarine ayaan mar dhaw idinla wadaagi doonaa. Waaa halyeeyka ee ku tashadaan qas wadayaasha ama calooshooda u shaqeeystayasha shisheeyaha kadanbeeya. Sharci ahaan waxuu mudnaa in maxkamad la soo istajiyo oo lala xisaabtamo. Waxaan dhalinta Somaliyed uga digeeyna inee ka qeeb qataan banaan baxa si guul daro igu dhacdo qas wadayaasha mahadsanid.

/wadani

09/01/2022

Bismillah.

Waxa walaalo Somaliyed naga soo gaartay fariimo ah inaa wax ka dhahno sawikaan hoos oo shir loo ekeeysiiyey,

Somalida waa kusoo daashay wadadaan oo 30 sano eesan calfan dowladnimo ee loogu badalay barakac, qaxooxi , dhac, abaaro, tahriib, qabyalad iyo qabki Somaliyed oo sii daciifo. Ugu danbeeyn dhalinyaro waa muhiim inaa fahantaan xalka is badalka keeyni karo oo ah diid siyaasi inta sawirka ka moqata diid qabyalad, diiiid dagaal iyo diiid inee danahooda kuu isticmalan, si aan uga guuleysano dhaqanki 30 sano ee siyaasiyinta shiisheyaha u shaqeeyo nagu qaldeen. Somalida cusub waxa kaliya ee ku qanacdo waa awoooda dib aan uso ceshano dhalinyaro mahadsanid.
/wadani

09/01/2022

Bismillah!

Fadlan halkan kuso biir oo lika ta saar si fariimaha iyo waajibka wadanimo aan ku soo gaarsiin laheen mahadsanid

/ wadani

09/01/2022

Bismillah!

Pagekaan waa halka aan iskala soco doono oo fariimaha ugu badan somalida cusub soo mari doonto insha Allah like saaro mahadsanid

/wadani

08/01/2022

Bismillah

Waxaan halkaan fariin oga dirayaa dhamaan dhalinta somaliyed waxa leyahay kaca oo katashada mustaqbalkiina. Mudo 30 sano dowlad maan arkin. Run ahaantii waxaa inaga wada qarsan oo aan ku wareerne siyaasiyiin fara badan lakin tayo yar boobku neh halku dhigooda yahay. 30 sano rajo kunool ayaa eheen in wax soo hagaago balse taasi kadheer. Maanta waa maalinta aaan kici laheen oo aan u hiili laheen qaranka somaliyeed oo dad gaar ah gacanta ugu jira ayagoo qabiil isticmaalaya. Waad aragteen somalida meel walbo ku rafaadsan qasatan qurbaha, wadan malahan miyaa? Jawaantu waa ha ee anagaa ayaa u is taagin oo qabiil noola kala fur furay. Waxaa halkaan u baqaaya qof walbo oo somali ah jecel qarankiiysa inooo is garab taago somalida cusub si aa wax badan u badalno mahadsanidiin

/wadani

Vill du placera din affär längst upp i Statlig Tjänst-listan i Stockholm?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Videor (Visa alla)

Dabargooya Somalida la shaqeeyso WFP. Somali ayadaa isku filan hadeey isku tashadaan lkn waa nasiib daro in aan ku guul ...
Bismillah: Wl dhamaan aan u duceeyno wlka iyo dhamaan muslimiinta. Allah waxuu abuuray dhimasho/geeri iyo nolol si noola...
Dalkeeyna waxoo u bahanyahay isbadal siyasadeed iyo isbadal bulsho…
Hambalyo hambalyo cxds,
Dgaalka Ukrain&R ussia!
Geysiyad!Hindiya | Wax aadan waligaa arag : Sidii dhurwaa baahan ayay kusoo yaaceen hinduus xagjir ah gabar muslimad ah ...
Bal fiiri ayaan darada dalkeeyna hooyo ku dhacday. Waa dhibka naheesto aan fahmi weeynay oo ah in shisheeyaha nagu maqan...
Waa hadal muhiim u ah qof walbo oo Somali ah. Muwaadin waa inaad fahanto dhibta ina heeysato ee caalamka aan uga harnay ...
Waxa oo la ooye waa inuu dareeymay qiimaha oo dalkiisa leyahay. Midnimada waa awooda dalkeeyna hooyo.
Dadka ugu cv ka xun hadeey banaan bax ku baqaayo waad iska fahmi kartaan. Fiqi war bixin aan ka diyaarine ayaan mar dhaw...

Webbplats

Adress

Stockholm
Övriga Politiskt parti i Stockholm (Visa alla)
Vänsterpartiet Vänsterpartiet
Box 12660
Stockholm, 11293

Jobb, jämlikhet och en välfärd att lita på.

Miljöpartiet de Gröna i Stockholmsregionen Miljöpartiet de Gröna i Stockholmsregionen
Pustegränd 1 - 3
Stockholm, 118 20 STOCKHOLM

26 kommuner, ett landsting, en grön vision. Modernisera Stockholmsregionen.

Forward Europe Forward Europe
Stockholm

Stand for a sovereign Europe and shape the world.

PPRD Congolais en Suède PPRD Congolais en Suède
Suède
Stockholm, 16563

PPRD Suède l’ensemble des excellents par JKK🇨🇩

İyi Parti İsveç Dış Temsilcilik İyi Parti İsveç Dış Temsilcilik
Köpenhamnsgatan 30 Kista
Stockholm

Isveç IYI partiye gönül vermiş.Ben IYI partiliyim diyen. Bizlerle çalışmak bizlerle birlikde yol almak isteyen Vatandaşlarımızı Üyelik için bizlere Müracat etmelerini Rica ediyoruz...

PPA - CI Europe du Nord PPA - CI Europe du Nord
Stockholm

Parti des Peuples Africains - Côte d'Ivoire en Estonie, Finlande, Islande, Lettonie, Lituanie, Suède

PT Estocolmo PT Estocolmo
Stockholm

O Núcleo do PT de Estocolmo é um espaço plural, aberto para o debate de idéias entre brasileiros

Mariamoderaterna Mariamoderaterna
Stora Nygatan 30
Stockholm, 11127

Mariamoderaterna på Södermalm i Stockholm är en av partiets enskilt största lokalföreningar. Tillsammans fixar vi kampanjer, ordnar talarkvällar och bjuder in till utbildningar i a...

Lärarvänstern Storstockholm Lärarvänstern Storstockholm
Stockholm

Lärarvänstern är en branschförening till Vänsterpartiet Storstockholm för fackligt engagerade lärare.

Moderaterna i Region Stockholm Moderaterna i Region Stockholm
Hantverkargatan 45
Stockholm, 11221

Vi arbetar för trygg och tillgänglig sjukvård och kollektivtrafik i hela Stockholms län.

Gröna partiet Gröna partiet
C/o Pihlstrand-Trulp, Höganäsvägen 8
Stockholm, 12153

Djupgrön politik. Ett visionärt alternativ. www.grona-partiet.se