Nagiib Media

Journalist based in Hargeisa Somaliland, Reporting and News Broadcast Bulsho Tv. Development Studie

Journalist based in Hargeisa Somaliland, Reporting and News Broadcast Bulsho Tv
Development Studies in Degree Level, Experienced journalist who Workes local media Last 10 Years.

28/07/2024

"Maxamuud Xaashi Qorigii Iyo Booshkii Loo Dhiibay Ayuu Iibiyey Sidii Biyihii Xunbo Wayne.."

28/07/2024

“Hadduu Khayreeye isku arkay Xildhibaan, ana wadaad Qur’aan akhriyaya ii arko, waxaan leeyahay
sidaad mooday maahee Mustafow maad barann’e waa la shubi jiray…” Xildhibaan ku cadeeye.

Photos from Nagiib Media's post 28/07/2024

Tartanka Feedhka oo Somaliland laga daah-furay.

28/07/2024

"Salaada wadanka laguma tukado ayay odhan doonaan qoladan isbadal doonku oo.."

28/07/2024

Cabdicasiis Sameele Oo Runta u sheegay Maxamuud Xaashi iyo Mucaaradka.

Photos from Nagiib Media's post 28/07/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay cuqaasha Beesha Ciidagale.

Kulankaas oo saacado qaatay, iskuna Xog-waraysteen madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo cuqaashu.

Wuxuu ku soo dhamaaday isfahan iyo duco ay cuqaasha ugu duceeyeen madaxweynaha Qaranka.

X - Madaxtoyada

Photos from Nagiib Media's post 27/07/2024

Somaliland iyo Imaaradka carabta oo kala saxeexday heshiis dhanka maaliyada ah

Waxa Shir Ka Dhacey Magaalada Abu Dhabi Ee Dalka Isutaga Imaraadka Carabta Uae 🇦🇪 Oy Ku Kulmeen Wafti Uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Bangiga Dhexe Ee Imaraatka Carabta ( Uae Central Bank Governer) H.e Khaled Al Tamimi Iyo Wafti Ka Socda Jamhuuriyada Somaliland Oy Ka Mid Yihiin Gudoomiyaha Banka Dhexe Ee Somaliland Dr Cali Cabdillahi, Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Isutaga Imaaradtka Carabta Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax, Gudoomiyaha Hayada Caymiska Somaliland Guleed Muse Galaal Iyo La Taliyaha Gudoomiyaha Bangiga Dhexe Ee Somaliland Adan Cumar. Ambassador Badmaax Oo Qayb Ka Ahaa Kulankaasi Oo Aan la xidhiidhnay Waxna Kawaydiinay Ku lankaasi Iyo Ka Somalilanad Ahaan Waxa Uu Uga Dhigan yahay Ayaa Sheegey In Wada Hadaladaasi Guul Ku Dhamaadeen Iyagoo Waftiga Ka Socdey Jamhuuroyada Somaliland Ay Kala Hadleen Hayada Maaliga Ah Ee Imaaraatka Ugu Sareysa ( Uae Central Bank) Sidii Laysugu Xidhiidhin Laha Loona Kobcin Lahaa Isku Xidhka Nidaamka Maaliyadeed Iyo Dhaqaale, Waxaanu Badmaax sheegay In Arinkaas Uu Soo Dhaweyey Madaxa Bangiga Dhexe Ee Imaraatka ( Uae Central Bank Governer) Oo Ah Hayada Ugu Sareysa Ee Maaliyadeed Ee Imaraatka Carabta.Sidoo kale badmaax waxa uu cadeeyey in Madaxa Bangiga Imaraatka Aya Uga Mahadnaqey Waftiga Ka Socdey Jamhuuriyada Soomaliland Rabitaanka Iyo Faaidada In Laysku Xidhiidhiyo Lana Kobciyo Xidhiidhka Maaliyadeed Iyo Dhaqaale Ee Labada Dal Ee Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dawlada Imaaraadka Ay U Yeelan Doonto. .ambassador Badmaax AyaaDhanka kale Sheegey In Ay Gabagabadi Shirku Uu Kusoo Dhamaaday Isfaham Iyo Heshiis Labada Dhinaca Iyado Laga Duuleyey Siyasada Dhaqan Dhaqaale Ee U Dajisan Jamhuuriyada Somaliland Ee Uu Gadhwadenka Ka Yahay Madexweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muse Bixi Cabdi Oo Hiigsigeeduna Yahey Iney Ka Mid Noqoto Nidaamka Maaliyadeed Iyo Dhaqaale Ee Caalamiga Ah Ee U Dajisan Dalaka Caalmka.

27/07/2024

ethiopia saraakiil kamid ah Milatariga Somaliland Oo toobabar itoobiya ugu soo dhawaystay

Photos from Nagiib Media's post 27/07/2024

Hotelka Hargaysa ugu weyn oo dhawaan xadhiga laga jari doono.

27/07/2024

"Ninka aynu is haysanaa waa adeerkeen oo waxaynu isku haysanaa waa gurigeeni ee nin walawba jeebada gacanta gali oo.." Xamarji

Photos from Nagiib Media's post 27/07/2024

Safiirka Jamuuriyada Somaliland ee dalka Itoobiya Amb.Adam Geedi Qayaad oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska mudane Faysal Maxamuud Siciid iyo u qaabilsanaha Waxbarashada Safarada Jamuuriyada Somaliland ee dalka Itoobiya Mudane Abdikhalaq Maxamed case, ayaa ka qayb-galay xaflad loo qabtay ciidamo ka qalin- jabiyey kuliyada tababarka ciidamada Milatari-ga dalka Itoobiya, Ciidamada waxa ku jiray Saraakiil ka socota dalka Jamuuriyada Somaliland.

Sidoo kale Masuuliyiintu waxa ay la kulmeen Taliyaha Ciidamada Military Dalka Itoobiy Field Marshal Birhanu Jula iyo Safiirka Kenya u fadhiya dalka Ethiopia iyo Madax kale duwan oo ka soo qayb-galay xaflada.

Safiirka Somaliland u jooga Itoobiya waxa uu ku amaanay kuna hambalyeey dowlada dalka Itoobiya deeqaha waxbarasho ee ay siiso dalka Jamuuriyada Somaliland.

26/07/2024

Jabuuti oo lagu xukumay lacag 200 Milyan oo Dollar iyo sababta.

26/07/2024

Riwaayad qosol badan 🤣🤣

25/07/2024

"Waxaanu ogaanay inaanu urur siyaasadeedka Kaah sii socon karaynin maanta laga bilaabana waan iska casilay" Haldoor Saado Jaamac "Saado dheer

24/07/2024

"Xisbiga waxaa ku soo socota tartan adag iyo doorashooyin isa saaran, ee reer Kulmiye debed iyo gudo ololaha ha laban laabo"

23/07/2024

Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisu aanu gorgortan ka gali doonin dekad uu helo cidna aanay hor istaagi karin Heshiiska labada Dowladood Somaliland iyo Itoobiya

Hadalkan ayuu ka sheegay kulan uu Addis Ababa kula qaatay xisbiyada siyaasadda, sida ay xaqiijinayaan qaar ka mid ah wakiillada xisbiyada ee goob-joogga ahaa.

Khudbad uu caawa baahiyay television-ka dawladda ayuu ku sheegay in dalkiisu aanu duullaan ku ahayn dal kale inta uu ixtiraamayo danaha Itoobiya,

Heshiiska Labada Dowladood Ee Somaliland iyo Itoobiya ayaa hada Maraya Meel Gabo-gabo ah

23/07/2024

"Reer Boorama, Inan Yaroo Waalan Yuu Hadhkiina Idinka Saarin oo ..."Dr Adna Aadan

23/07/2024

“ Hadii Muuse Biixi ictiraafka keeno anigu waan soo dhaweynayaa …” Musharax Cirro .

23/07/2024

"Rageena yaynaan horboodin ee aynu ka danbayno oo.."

23/07/2024

“ Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waxay farsamo yaqaan ku yahiin sida naxliga loo abuuro…” Siyaasi Cali Dhegoole

23/07/2024

Faysal Cali waraabe oo talo muhiima siisayay madaxwayne biixi

22/07/2024

Warar ka Soo Kordhay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya

22/07/2024

Xildhibaan H**e Maxamed Cali xirsi Obaama ayaa yidhi

"Weligeed kamay dhicin Golayaasha qaranka in lagu caayo oo tuug iyo beenaale lagu sheego Madaxweyne ka dhex qudbadaynaya Golayaasha

Madaxweyne daahir Riyaale kaahin
kamuu Baaqan in uu hortago Golayaasha qaranka si u u guto wajibaadkiisa distooriga ahaa"

22/07/2024

Qaabka qaadka looga soo g**o Itoobiya ee deegaamada kale ee Somalida loo keeno.

21/07/2024

“Danniyow Shacabka Somaliland ma aha kuwii aad u tallin jirtay,u sheekee una han-jab Xasan Sheekh iyo Fiqi.” Faysal Cali Waraabbe Guddoomiyaha Xisbigga Ucid.

21/07/2024

"Ma khamriga Iyo Xashiishada Ayaanu Iibinaa maxaa xaaran kadhigay khudaarta aanu.."

21/07/2024

Dhalinyaro Somaliland U Dhashay Oo Xabsi Muqdisho Ku Yaala Laga Siidaayay

21/07/2024

"Daaci Saalax Iyo Dumarkan Bilaa Camalka Iskugu Soo Baxay Isma Dhaamaan"

21/07/2024

"Nin ku leh hoodaa waa dhilo oo waadawarsato oo.."

21/07/2024

Wali geel ma waraabisay.

Vill du placera din affär längst upp i Medieföretag-listan i Stockholm?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Videor (Visa alla)

"Maxamuud Xaashi Qorigii Iyo Booshkii Loo Dhiibay Ayuu Iibiyey Sidii Biyihii Xunbo Wayne.."
wasiir toorno
Sameele
Somaliland iyo Itoobiya
"Ninka aynu is haysanaa waa adeerkeen oo waxaynu isku haysanaa waa gurigeeni ee nin walawba jeebada gacanta gali oo.." X...
Jabuuti oo lagu xukumay lacag 200 Milyan oo Dollar iyo sababta.
Riwaayad qosol badan 🤣🤣
wasiir cali mareexan
"Reer Boorama, Inan Yaroo Waalan Yuu Hadhkiina Idinka Saarin oo ..."Dr Adna Aadan
"Rageena yaynaan horboodin ee aynu ka danbayno oo.."
“ Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waxay farsamo yaqaan ku yahiin sida naxliga loo abuuro…” Siyaasi Cali Dhegoole
Faysal Cali waraabe oo talo muhiima siisayay madaxwayne biixi

Telefon

Adress

Stockholm
53436
Övriga Digital kreatör i Stockholm (Visa alla)
Cupcakes Cattery Cupcakes Cattery
Stockholm

S*Cupcakes Cattery - occasionally high quality oriental kittens for sale. We are a family of 🧁

Melina Criborn Melina Criborn
Stockholm

Hej! detta är den officiella sidan för mig :)

S music S music
Stockholm

onlly music chanel..enjoy this chenel...plz no body send me any text my inbox 🙏🙏

Keila's Store Keila's Store
Stockholm

Välkommen till Keilas store of Sweden

Dejtinggrupper för vuxna Dejtinggrupper för vuxna
Stockholm, 10012

Hitta din dejt och själsfrände här👇👇 https://bom.so/G3Y9ki

Faahiye Fidow Media Faahiye Fidow Media
Stockholm

page ka waxoo kusoo tabin donaa warbixinada ciyaaraha iyo dhacdooyinka ugu danbeyay ee malin laha

Dxme Dxme
Mäster Samuelsgatan 45
Stockholm, 11157

dxme is a virtual experience that becomes a physical product. The virtual experience can be in the form of AR / VR, telephone, tablet or from the web. The physical product can be a...

Barako Sports Barako Sports
Stockholm, 76001

fadlan nagu soo biir page Som feedback oo hadii aadn nagu cusub tahay like saar si aad hesho video geena mar lin laha ah

creativeflipp creativeflipp
Stockholm

Vill du ge ditt företag eller organisation en boost i försäljningen? Behöver ett event dokumente

Inpacked Inpacked
Brännkyrkagatan 99
Stockholm, 11822

With 3D as a base we want to change the way companies promotes their products. We will help you achieve the full potential of your marketing and produt display.

Ambi & Patra Entertainment Ambi & Patra Entertainment
Gärdebyplan 7
Stockholm, 16374SPANGA

We are here for entertainment 🤩

Αvs•ALCATRAZ Αvs•ALCATRAZ
Stockholm

Hi there 👋🏻 , I am a Full-Stack developer , UI/UX and Graphic Designer illustration …