Hon: Mohamed cawale fandhe

Hon: Mohamed cawale fandhe

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon: Mohamed cawale fandhe, Politician, Airport Street, Bosaso.

08/01/2024

Madaxweyne Deni, ayaa markale loo doortay madaxweynaha Puntland, isagoo ka adkaaday musharraxiin badan oo isu-bahaystay.

Doorashada Deni, ayaa guul-darro siyaasdeed ku ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dedaal ku bixiyay in uu rido Deni, si uu ula soo baxo wasiirkiisa arrimaha Dibadda Abshir Huruuse.

08/01/2024

25 vs 0 kjjkkk

08/01/2024

Xurmale H.E Said Abdullahi Deni 35 guusha yaan laga harin

07/01/2024

Muse bixii iyo xalka u rabo inuu dadkisa ku iibsado

07/01/2024

Diyaano xildhibankii ayaado 16 jir ah ssdf loo xiray xasan Sheikh na jubaland kaga adkaatay

07/01/2024

Madaxwayne dani waa O'Day waaya araga raga qiira jabanta wadana want ognahay waxan qirayaa ananu sitaasi lamida jirin said abdullhi dani

24/12/2023

Waxan caawa runta usheegayaa dadka reer puntland ee uhaysta in puntland garowe in masiirka Marti looga yahay kuwan aan sharciga kadhigaya rabitan kooda cidii ka qiil uradisa in layska qaban doona dadkuna mucaradka marti uma ahan hadii dastuurka la ixtiraami waayo wixii dhaca cidii dhaqana oo waxay ku hadleen cawa oo layabka lahaa tagerta ama qiil uradisa ayaa masuliyada qadaysa dadka iyo dawlada puntland na mucaradka iyo ismada mucaradka ah uma afduubnan donana dhagoolow maqal puntland sharcigii lagu heshiiyay Yan la dhafin reeow sharciga u dhexeya xukumada iyo mucaradka iyo ismadaba sharciga inoo dheya dhaman reer puntland dhagolow maqal

24/12/2023

Waxay ahayd geeri intaabatay sxb alle qabriga hakuu nuuriyo rabi janadiihaku geeyo Aamiin aamiin

08/12/2023

Doorashadi Qof iyo Cod Hal qodob Ayay Kuso laaban Kartaa Taas O ah In Ninki Bilaaby Dib uso laabto Lakin ninki Qoriga Qaatey E Dartiis Loga Laabtey Ciduu la Hor imaanayo Waa halkee wayo isagaba Diiday Cidna uma Keeni karo Sababti U Shaley ku diidaa Beri Hortala

21/11/2023

Xalka puntland loo raadinayo wa kee horta maxase xalku yahay aniga aragtidayda waxay ila tahay xalka puntland waa in isbarada laga horqaado cidii xal kale radinaysana bal dadka haw sheegen xalka 2 aad waa kala taga puntland aragtidada kaso dhibo muwadin

19/11/2023
11/11/2023
11/11/2023

Aragti sharciga wafaq san cidna kuma diidi karto faraxow sxb siyasada dawladana kuma jirto iyo tan dastuurka midna lkn waxan ku leenahay qoraga dhigoo aragti siyasiya ku dooda dadka reer puntland usoo ban dhiga lkn sxb aragtidiina qoriga sidata dawladu dhagaysan mayso joojiya laynta dadka rayadakaa adinku iyo boobka qawlaysatada adinku keena dabiilayaasha guryihiina jooga oo dhacay hantidii dawlada iyo tii shacabka marknna ka dooda sharici lkn inta ka horaysa dawladu ma aqbalayso in dadka la laayo in daka la dhaco iyo in sharciga la weearo cidii sharciga iyo jiritaanka puntland kuso dushana dawladu way so qabanaysaa fadlan sharciga halagu soo noqdo sxb farax Cali shire

08/11/2023
22/10/2023
21/10/2023
21/10/2023
21/10/2023
05/06/2023

Qurxdii qardhod mn shaallah shere wixii reer puntland ah

04/09/2021

Dhaqankii h**e yaan laga tagin

19/07/2021

Magaceeda soo sheega

25/05/2021

Soo dhawaada

25/05/2021

Dal joog waa nimco joog

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Muse  bixii iyo xalka u rabo inuu dadkisa ku iibsado
Diyaano xildhibankii ayaado 16 jir ah ssdf loo xiray xasan Sheikh na jubaland kaga adkaatay
Madaxwayne dani waa O'Day waaya araga raga qiira jabanta wadana want ognahay waxan qirayaa ananu sitaasi lamida jirin sa...
Qurxdii qardhod  mn shaallah shere wixii reer puntland ah
Madaxwayne guulayso
Dadkayga wan idin jecalahay dhaman wad salamtihii

Category

Telephone

Website

Address

Airport Street
Bosaso
Other Politicians in Bosaso (show all)
Apduhakim sararlaqe Apduhakim sararlaqe
Bosaso

Hankaagu hadhafo reer hebel

صلح الخير                                               sulxu khayr صلح الخير sulxu khayr
Near Golis Telecom
Bosaso, 252

Musharax Caano geel Musharax Caano geel
Bosaso

Balanteenu Waa Boosaaso Caano leh oo Cagaaran

Maska Bari Maska Bari
Bosaso

MAHAD SANID MAHAD SANID
BADHAN
Bosaso, 2520906995542

kusoo dhawoow gacmo furan

Liibaan Dugsade Liibaan Dugsade
Bosaso, 252

hamigayaga waxan doonaya horumar weeyane allahayow ada ii haye hilinka ii toosi Allahayow na hanuuni

Hersi Haji Hersi Haji
Amigo's Streat
Bosaso, 00252

we gonna make somalia great again.

Makahiil  Shido Makahiil Shido
Bosaso

Hogaamiye, Nabadoon, Aqoonyahan, Dhalinyaro , Waayo Arag,

Hilaac Bari Hilaac Bari
Gacayte Street
Bosaso, 0012

Maska bari wuxu kugu dilaa migica micida dabkeda ��

H.E hamze abdi barre H.E hamze abdi barre
Bosaso

Sponsored