Hon Ahmed Awad

Kusoo dhowaada gacmo furan
iyo qalbi saafi ah

17/03/2023

Cajiib

11/01/2023

اآللـــھمِے🕋🌾صَّلِ🕋🌾وَسُـُلْـﻤ🕋🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🕋🌾عَلے🕋🌾سَيدنِـــا🌿🕋🌹 مُــُحـمـ̨̥̬̩ـد🌿🕋🌹عَدد🌾🕋مَا ذگرهُ🌾🕋 ألذَاكِرونّ🕋💙🕋🌾وغَفِلَ🕋🌾🕋عن🌾 ذِكِرهِ🕋💙🕋💖🕋💚🕋ألغَافِلونّ🌾🌾
❤‏آلُلَُّـہِــم💮صٍَلُِّ💮ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم💮 ۆَبَْآرِگّْ💮علُﮯنَْبِْيَِّنَْـــآ🌼🌿مُحٍمَّدِ🌿🌼 ۆِأّلَُـﮧِ💮ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ💮 أّجٍِمَعٌيَِّن💮وسلم🕋💮تسليما🕋💮كثيرا🌾🕋🌾💖🌾🕋🌾💙🌾💚🕋🍀🕋🌾🕋اللهم صل على سيدنا محمد🌹🕋عدد خلقک🌹🕋ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹🕋ومدآد كلماتک🕋🌲وعدد الذاكرين🌲🕋والذاكرآت🌷🕋وذرآت وآلرمال🕋🌷ف لأرض والبحار⁦🌺والجبال🕋🌻ولانهار🌻🕋وعدد مالا يحص عدد🕋🌷و على اله🕋⁦🏵️⁩وصحبه🌹🕋اجمعين🌷اللهم امين🕋🌿🕋يارب العالمين🕋🍀🕋🕋استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه🕋 🌼🕋اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين🌾🕋💮🕋🌾🕋🕋🌿اللهُم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد ...عدد ماذكرك الذاكرون وعدد ماغفل عن ذكرك الغافلون

🌿اللهُم صل علي سيدنا محمد صلاةً تامة ترفع بها درجاتنا وتنير بها حياتنا

🌿اللهُم صل علي سيدنا محمد صلاةً دآئمتاً من يوم خلقت الدنيا الي يوم التلاق

🌿اللهُم صل علي سيدنا محمد عدد الشفع والوتر وكلماتك التامات الطيبات المباركات

🌿اللهُم صل على سيدنا محمد صلاةً تثقل بها الموازين يوم الدين

🌿اللهُم صل على سيدنا محمد صلاةً تحمينا من المعاصي الي يوم الدين

🌿اللهُم صل على سيدنا محمد صلاةً تجنبنا الفتن ما ظهر منها وما بطن

🌿اللهُم صل على سيدنا محمد صلاةً ترفعنا وترقينا الي الفردوس الأعلى

🌿اللهُم صل على سيدنا محمد صلاةً تشفع لنا يوم لا ينفع مالا ولا بنون

🌿اللهُم أختم لنا الدنيا بصلاة علي خير خلقك محمد ﷺ تكون النجاة وسبب دخولنا الجنة بغير حساب ولا سابقة عذاب

💕اللهُم أمين يارب العالمين💕
‏أّلَلَهّـُمً أّجّـعٌلَنِأّ مًمًنِ يِّتٌـسِـأّبًقُوٌنِ إلَيِّکْ بًطِأّعٌتٌـکْ🤲🤲🤲

05/10/2022

Abii qataada alsalmi waxa laga wariyay rasuulku inu yidhi:
(Midkiin hadu masjid so galo ha tukado laba ragco ka hor intusan farisan)
Waxa la sunneya in qofka marka u masjidka so galo laba ragco tukado
Fadlan pagekan follow dheh si ay dhiiri galin noqo noqoto
Sharena dheh asxabta la wadag

30/06/2022

Asc akhyaarta

25/05/2022

Hurdo lagama dhergo daalna Loma dhinto

06/05/2022

Marka xaaskaagu ku aragto adigoo 6 qof sakaatulfidriga ka bixinaya ee ay ku dhahdo "qofka lixaad wa'yo ,annagu 5 qof baynu ahayne?
ME: waxaas oo kale maa la is weydiiyaa, innagadaa. 😁

06/05/2022

Waxa uu yidhi: Waxa aan la yaabi jiray sida ay culimadii h**e quraan akhrinta wakhti badan u siin jireen, iyaga oo aan ka xiisa dhacaynnin, markaan arkay sida ay dadku u dul fadhiyaan mobaylladooda iyaga oo aan ka xiisa goynayn, ayuu yaabkii iga tegay, waxaan ogaaday hadduu qalbigu wax jeclaado in aanu ka xiisa goynnin!

06/05/2022

Nabi Nuux Cs ayaa arkay haweeneey Ooyaysa. Markaas ayuu waydiiyay Sababta ay La Ooyayso. Waxay ugu jawaabtay “Waxaa iga dhintay ilmahaygii yaraa!" Wuxuu waydiiyay “Immiso sano ayuu jiray?” Waxay ugu jawaabtay “Saddex boqol oo sano (300)!”

Isaga oo Nabi Nuux doonaya in uu haweeneyda muragada ka kala yareeyo, ayuu ku yiri “Ka warran haddii aad noolaan lahayd, samanka ay nool yihiin ummad cimrigeeda 60 sano yahay?”

Waxay waydiisay “Ma 60 sano oo kaliya? Ma jiri doonaa waqtigaas qof ilaahay ku caasiya?” Wuxuu ugu jawaabay “badankood ilaahay ayay ku Caasinayaan. In yar ayaa ilaahay ka cabsanysa, una caabudaysa sidii uu u faray?”

Waxay waydiisay “Ma noqon doonaan kuwo adduunyo raac ah, oo maalmaha noloshu ku kad sooma?” Wuxuu uga jawaabay “Haa, hammigooda ugu weeyn ayaa adduunyo ah. In yar oo kamid ah ayaa aakhiro ka fakaraya.”

Waxay waydiisay “Ma noqon doonaan kuwo ku dooda wax aan macna lahayn?”

Wuxuu ugu jawaabay “Iskaddaa in ay doodaane, waxay isku dili doonaan arrin midda ugu Fudud!”

Waxah waydiisay “Ma waxay dhisan doonaa cooshado iyo cariishyo yar yar, si ay ugu nagaadaan muddadaas yar?

Wuxuu ugu jawaabay “ Iskaddaa in ay cariishyo dhistaane, waxay dhisan doonaan oo cammiran doonaan qasriyo waaweeyn, iyagoo ugu dambaynta sanooyin kooban kaddib ka dhiman doona kana safri doona!”

Haweenaydii inta ay yaabtay, oo muragadii haysay cabsi isku bedeshay bay tiri “Hoogaye haddii aan ummaddaas ka mid noqon lahaa, cimrigayga oo dhan waxaan ku dhammaysan lahaa geed hoostiis,

Qabrigayga waxaan ka qodan lahaa gurigayga dhiniciisa, waxaana muddadaas baaqi ku ahaan lahaa sujuudda iyo cibaadada Alle.”

Ma garanysaa ummaddaas? Waa annaga! Waa ummadda Nabi Muxammad SCW!

DULUCDA: Innagoo laga yaabo xittaa cimrigeennu in uusan 60 sano gaarin, haddana waa in aynaan isku mashquulin adduunyo kafan cad iyo magaca Marxuum aan kala tagayno.

Waa in muddadaas kooban ee xittaa qaarkeen aysan gaari doonin, waa in aysan ina illoowsiin aakhiro oo aan waligeed dhammaanayn! Wa in aynaan salaadaha iyo cibaadad rabbi dayyicin.

Waa in aynaan aakhiradeenna ku iibsan wax aan waxba inoo tarayn. Ugu dambayntii, waa in aan xasuusnaano mar walba adduunyada in aan ku nahay safar ku hakaday deegaan uu bari ka safrayo.

Haddii aad soo gaartay dhammaadka qormadan, usii gudbi walaalaha aanan qisadan akhriskeeda nasiibka uhelin, ama halkan uga yeer si ay kuula akhristaan.

Ilaahoow hammigeenna ugu weeyn adduunyo ha ka dhigin

03/05/2022

Mudane mar kale na hogaami

01/05/2022

كل عام وانتم بخير بمناسبة حلول عيد الفطر

27/04/2022

Hees wadani ah

19/04/2022

Allahumma amiin

12/03/2022

صلوا على رسول الله صلى الله عليه وسلم

31/01/2022

Qiso cajiiba
Nin laba dumara hal mar wada aroosay

10/01/2022

Arrinkan maxa ka jira akhyaray?

09/01/2022

Dumarku afartan k**a baxan

28/12/2021

Daawo ada qosli doone

Photos from Hon Ahmed Awad's post 18/12/2021

jawhar shabellada hoose Somalia
Plz follow dheh pagekan

12/12/2021

Daawo video cajiiba

03/12/2021

Garowe casimada puntland somalia

25/11/2021

Hassan adan samatar

21/11/2021

Sunta dumarka kaga ilmeysiisa

06/11/2021

Gabdhaha qaar

05/11/2021

Sadexdan midkee haysata
1. Sxb qaali ah
2. Jacayl dhaba
3. Charge original ah
Like saar pagekan followna nagu sharaf

05/11/2021

Ahmed yaasiin digfeer

05/11/2021

Sheeg gabadh nabi aha
nabi aha
nabi aha
nabi aha
nabi aha

09/10/2021

Scw

19/09/2021

القرآن الكريم

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Mudane mar kale na hogaami
Qiso cajiiba Nin laba dumara hal mar wada aroosay
Hassan adan samatar
Scw

Category

Telephone

Website

Address

Alrowda
Bosaso
GOLIS

Other Public Figures in Bosaso (show all)
Ahmed Dhowre Ahmed Dhowre
Bosaso

this is my real account my friend pleas fallowe me in my account ��

Jama mohamed osman Jama mohamed osman
Bosaso

God lucky

Sagal beel deeq gyleed Sagal beel deeq gyleed
0906136071
Bosaso

Šamiir Žadio Šamiir Žadio
Bosaso

●Šamiir● ■abdinaasir■ ♤Jaamac♤

Abdirahmaan Ahmed Mohamoud Abdirahmaan Ahmed Mohamoud
Bosaso

┼✮ ✮┼┼✮ ��━━•�•━━�� ✮┼✮ ✮┼┼✮ ��━━•�

Xildhiban Fiifo Xildhiban Fiifo
Sagal Street
Bosaso

community development

Abdala said ali Abdala said ali
Putulan
Bosaso, RIDWAAN

Wll mcn marwamba iyo wakhti kasta wxaan kulee yahay allihii ku abuurtay ka cabso

Iid Caydaruusabshir Iid Caydaruusabshir
Wadaagsin
Bosaso, WADAAGSIN

Soogud binta khayrka

Ahmed Shabac Ahmed Shabac
Bosaso

Xog iyo xaal xaqiiq iyo war jira xaajo iyo sheego. Xuuraansi meel dheer ka yimi Xanshashaqii hoose

Abdirisaq Ahmett Guulle Abdirisaq Ahmett Guulle
Bosaso

furute political

XARQI TECH XARQI TECH
Boosaaso
Bosaso

Personal blog

S-Caption S-Caption
Bosaso

Somali language captions on English videos, inspiring cultural understanding and language exploration