Apdishakuur zazka
Ku soo dhowoow fb page fadlan followdeh siinagaarsi ugu yaraan hal qof azxaabtàda kamida madsnid
Lamaanahan Qaawanaanta Ku qudhaabta ayaa Si weyn Ugu faafay Baraha bulshadda
Maxay kula tahay inay ka tahay Sidani ?
Gabarey ma jeclaan lahayd zaxiipka in gamekan o kale kula dheelo, wiilow adna haday jirto gabr aa la dheeli lahyd gamekan, soo MENTION Garee.
Follow naso dheh❣️🙏
DAAWO: Maalin h**e lascaano aya gabar lagu dilay maxa calanka u xiratay aad ba uga xumaday wlhi inantas isaaq midka hartiga ugu afwayn uguna imaan laa shiine culay ayaa buun buuniyay oo views ka raadiyay hada bal fiiri wax dhib haystaa inantan yarta ee aan waxba ka ogayn dagaal war dadka ha dhibin ama walalka aya laga helaa cidlaa
Damiirkii islaanimo oo sakaraday ba ii muqdaa iyo somalinimo nafta ka baxday
Dawlada somaliland wa inay xabsi ku gurtaa dadkan bilaa damiirka
FADLAN FOLLOW-DADA WA INO SHARAF WLL🙏❤️
Dumarow arinta maxa ka jira, Cadowga ijabi.😂😂
DAAWO: MISS UFEYN OO FARIIN ADAG U DIRTAY KOOXDA XUlka Bosaaso balan qaad ay sameeysay
Allow nin Shumiya u sahal inta aysan LE***AN noqon, wayba noqodeene, wa gabdho si live ah isku baashiyeenaya😭😭 SUBXANALH🥵😭
Nooca dhiigaagu waa baasaborka-ka aad heli doonto sannadkan 2022 🙂
QUEEN CANAB OO KARBAASHTY QABIILADA, MAJEERTEEN & JAREER😂😂😂
QUEEN CANAB VS Balbalaarka😮😎
FADLAN follow-dada wa ino sharaf wll🙏❣️
Ninkani wuxu leeyahay Channel youtube ah.
Markasta oo uu dhameeyo hadalkiisa isla markaana uu video-gu gebegebo ku dhawyahay ayuu lasoo baxaa buug weyn kaas oo ay ku qoran yihiin magacyada dadka Subscribe-ta u saaray, mid mid ayuuna ugu mahad celiyaa.
Hebel subscribe ayuu noo saaray. Hebelow waad mahadsan tahay.
DABACSAR OO SI LIVE AH LOGA WAALAY, GEED BA GEED BA KA WEYN CARUURTAN SAY WALHY-DA DHIBA BADANA😂😂
NIINI DANCE OO WACDARO KA DHIGTAY SHOWGI XALAY IYO FANAANITI REER HARGEYSA, IYO NIIKO WAALI AH😮😎
FADLAN - daada wa ino sharaf.
Waxaan ku xasuustaa inuu iska diiday gabdhaha soomaaliyeed inay khaadimo ka noqdaan sucuudiga
Adigu maxaa ku xasuustaa ?
Madaxweyne Farmaajo 5 sanno ka hor maanta oo kale ayaa loo doortay in uu 4 sanno hoggaamiyo Soomaaliya.
Muddo xileed dhan hal sanno ayuu ku darsaday intii la doortay. Mucaaradku waxay markasta ugu hanjabayeen inay Villa Soomaaliya soo dhaafinayaan ama ka soo saarayaan balse weli Farmaajo ayaa ka arriminaya Villa-da.
Inkasta oo ay gaabis ku socoto doorashadii Xildhibaanada aqalka hoose lana naawilayo rajjo doorasho Madaxweyne haddana waxaa muuqata in Farmaajo maalmo dheeraad ah dhib la'aan ugu qaadanayo qasriga.
Imisa jeer ayaad xasuusataa Farmaajo oo loogu hanjabayo in uu kasoo boxo Villa Soomaaliya.?
Mase jeceshahay in u so laapto?
DEGDEG :Xulka qaranka ee Senegal ayaa markii ugu h**eysay ku guuleystay AFCON ka dib markii rigooreyal ay ku garaacen Masar.
Gabadhan oo Kaaba la yiraahdo Ninkeeda ayaa sidaan ugalay Kadib markii ay Tiri YouTube ayaan Furanayaa.
Iyadoo ilmaynaysa ayey Tiri: " Ninkaygu Kun shilin nama siiyo waxaan is iri YouTube channel Furo oo Bariiska Caruurta uga raadi Balse ninkayga ayaa iidiiday in aan Furto markii aan ku adkaystayna sidaan ayuu iigalay "
Labadooda yaa khaldan ? Isaga mise iyada.
DHACDO YAAB LEH‼️
_Wiil dhallinyaro ah ayaa ku yiri nin wadaad ah :
○ haddii masiixu-dajaal dhabankiisa uu ku qoran yahay ereyga " GAAL" u malaynmaayo inuu qof raacayo waayo wuuba u jeedaa inuu Dajaal yahay ○
Wadaadkii ayaa yiri { maandhow baakirka sagaarka laga cabo waxaa ku qoran " sagaarku waa dile " sidaas oo ay tahay dad badan ayaa ku aafoobay iyagoo arkaya . } .
Asalka meesha wax laga arko waa qalbiga ee maaha indhaha sare .
《وَمَن لَّمْ يَجْعَلِ ٱللَّهُ لَهُۥ نُورًا فَمَا لَهُۥ مِن نُّورٍ 》_ . 👉
Maanta oo kale 26.janaayo.1991 ayaa xukunka laga Tuuray maxamad siyaad Barre oo wadanka maamulayey 21 sano.
Dadka qaar ayaa dhaha Khalad ayey ahayd in la Tuuro
Adigu ma Taageersantahay Dowladii siyaad barre ?
Wiilkaan oo ilmeynaya ayaa sidaan yiri Wax walboo
ahaa taba waxaan Maanta ka Xumahay in Hooyadey Dumisay Gurigeyga waliba ay iga fogeysay Xaaski aan jeclaa oo ay iga furtay
Anigu meel ma la'i waan cafimaad qabaa ..
Laakin Hooyadey maanta xaalka aan kujiri ayadaa u sabab ah anigu waan jeclaa xaskeyga balse maanta islama noolin Hooyo ayaana u sabab ah
Wiilal badan ayaa walidkood Godka geeyey laakin aniga midaa kgama yaabo inaan sameeyo ee hooyo iigu soo duceeya inuu alla dhankeyga qalbigeeda soo aadiyo
Labadan lamanaha ayaana isku dhalay ilaa 3 caruur ah Maxaa k dhahdeen xaladda murugada leh ee uu kujiro wiil-kaan ?
SHAQA SOCOTA❗‼️
80 maalin iyo 18 saac ayuu Qabsaday Coach Mofid si uu Isneelo uga dhigo inantaan.
Absolutely Gabadhaan waxa ey go'aansatay in ey jirkeeda ixtiraamto.
Halka yarka lo qabty 90 maalin si uu ilyaas ugu soo daro Dadka Caadigaa.
Maku filantahay maalmahaas Macalinka ?.
Pray for Periut😢😓
Safiirka UK uqaabilsan Soomaaliya Ben Fender ayaa markii u h**eysay codkiisa kubiiriyey jawaabaha wakiilada caalamiga ah ee ku wajahan doorashooyinka Soomaaliya.
"Waa Soomaalida, ma jirto cid la' leh mas'uuliyadda hoggaamiyaha ay dooranayaan, xiliga doorashada soo socota, iyo weliba nooca doorasha ay isticmaalayaan"
Ben fender, wuxuu meesha kasaaray baaqyadii wakiilada caalamiga ah.
"Waxaan ixtiraamaynaa madax-banaanida Soomaaliya, cidda hoggaaminaysa Soomaaliya iyo nooca ay u qabsanayaan doorashada waana go'aankooda mana faragalin karno" ayuu yiri Safiirkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Website
Address
Bosaso
Bosaso
" Maalin ayaa dhici doonta aad FB-gayga soo gashid hadana aad iga weydo, fadlan maalintaas isoo duce"