Sayax Ideas
Sayax ideas ugu imow xogo iyo xog ogaalnimo
Taariikhaad iyo dhiirigelin tixgelin iyo tusmayn
Bal kawaran haddii sidaan ay kugu dhacdo yaab! Horumarka gaaladu waa lacnad.
Maxay diintu kaqabtaa dabaaldega 14 febraury maalinta jacaylka
Sh.mustafe x.ismaciil
Qiso cajìiba!! Faa,iidada ay sadaqadu leedahay
Sh.saalax macallin cabdillaahi
10ka wadan ee africa ugu xeebaha/badaha yar.
10ka wadan ee qaarada africa ugu dhulka weyn
Maxkamadaynta south africa ee yahuuda ay kaga furtay heeg.
Asalka magacyada wadamada bariga africa?
Waa maxay farqiga udhexeeya Rasuul iyo nebi?
Africa waxbadan ka,ogow qaarada africa.
Waxyaabaha cadeynaya in Itoobiya dhabka tahay in xoog ku qaadato dhulka sooomaaliyeed ee aanay keliya rabid deked waxa cadaynaya
1.in maanta lataliyaha amniga qaranka dalkaas uu hada hadlay oo cadaadis iyo guuxa ka yimi shacabka soomaaliyeed iyo dowladooda saamaysay sida laga dareemayo wareysiga hadana kamalabalabayn in uu wax cadeysto
1. Lix maalin kadib oo maanta la taliyaha amniga ee abiy uu sheegay qodobo xasaasiya
In uu lughaya iyo dhulka raacsan ilaa iyo xuduud beenaadka an laleenahay ay dhahaan waan kiraysanaynaa heshiisna madhicin ee is afgarad ayaa dhacay uu dhoho
2.iyo inay aqoonsadaan somaliland oo aanay rabin taasna waxa cadayna in uu yiri dhulka marka nalasiiyo kadib ayaan aqoonsanaynaa
3. Iyo in ay degaamaystaan dhulkaas oo ay rabaan waayo jidtareen iyo laami ayaan saaray naa ayuu yiri ogow dhulkaas inay igayu deegaamaysan karaan waayo inta lakireeyay ayay kujiraan.
4.in uu yiri dhulku waa uu kabadan karaa 20kaas km sidoo kale waqtiga 99 sano ayaan jeclaan lahayn inaanka dhigano.
5. Ogow 20km oo lasheegayo waa balac oo keliya dhererka oo ah xeebta ilaa iyo xuduudku intee noqon karaa ayay kula tahay.
6. Sababta lughaya loogu bedelay Saylac waxay tahay saamayn taariikheed iyo damacoodii soo jireenka,ahaa ee qabsashada saylac oo ay isleeyihiin yaanu idin samayn waana sababta uu gadaal ugaga daray dhulku intaas wuu kabadan karaa oo xataa Saylac waa kula heeshiinkarnaa oo qarsoon weeye.
HADABA WAXAA XAQIIQO AH IN DHULKA SOOMAALIYEED OO DHAN LAQABSAN DOONO MAR HADDII DHULKAAS AYQABSADAAN.
MAAMULADA DALKA KATALIYA IYO TAN XAMARNA UMA EEKA KU DALKAAN DIFAACI KARAA.
HADII SIDAN SII AHAANONA WAA HALIS WEYN.
EE SOOMAALIYEY TOOSO
ISKU TIIRSANAADA WELIGIIN.
Sayax Ideas fadlan nasoo follow garee
Xikmado noloshaada ku anfici doona
Degelkani waa waa bogga rasmiga ah ee SAYAX IDEAS
Waxaad kala soconaynaysaa macluumaadyo kala duwan kuwaas oo kor uqaadaya garaadka bulshada iyo horu marinta horimarinta
GUUSHAADA WAAN WADA SUGAYNAY
Guushaadu waa tan islaamka
Guushaadu waa jabka cadow islaamka iyo gaalada
Hambalyo hambalyo madaxweyne erdogan
Alhamdullilaah alhamdullilaah
Asc
Waxaan uhambalyeyneynaa dhamaan umada soomaaliyeed khaasataan dhalinyarada soomaliyeed oo aymaanta kubeegan tahay maalintii la,aas,asay ururkii dhalinyarada soomaliyeed ee syl oo qayb weyn kaqaatay sidii dalku uga xoroobi lahaa
Gumeystihii yurub ee dalka gumeysanayay
Waxaan sidoo kale xasuusinayaa dhalinyarada maanta inay dalka iyaguna kalintooda muujiyaan kana
Qayb qaataan horumarka iyo raadinta dowladnimii dalka ee inaga luntay 1991dii
(( Umadkasta meesha laga eegayo waa dhalinyarada ))
(( Dhaxalka umadkastana waa dhalinyaradeeda ))
GUUL Ayaan idiin rajaynayaa dhalinyarada 17 jirada xulka qaranka soomaaliyeed
Dhamaan umada somaliyeed way idiin soo ducayn qalbiga ayayna idin kala jiraan
Waxayna idiin rajayn inaad koobka dalkiina keentaan
Sharafta iyo karaamada wadankiinana kor uqaadaan
Guul dhamaanteen
dhamaan walaalaha bogaan ku xiran waan idin salaamay
Marka xiga waxaan rabaa inaan
Idin lasocodsiiyo in bogeena aad kahelidoontan
Barnaamijyo faro badan oo faa,iido badan
Isla socod wanaagsan
Mahadsanidiin
Goormaad baran doontaa naftaada amma shakhsiyadaada dhabta ah . Inaad taqaan waxa aad ku fiican tahay iyo waxa aad ku xun tahay waa mid kamid ah farsamooyinka guusha.
Guushuna maahan nasiib ee farsamooyin isbiirsaday waqtina la geliyey .
Samayso xirfad aan barxin
Iskana ilaali inaad isku daydo waxkasta inaad ku fiicnaato 1 amma 2 xirfadood samayso aad ku fiican tahay
Mudnaanta sii naftaada hormarkeeda kana weeci indhahaaga ku mashquulka asagaa .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
Bosaso, 2529
Somali Institute for Health Research (SIHR) is a research and higher education institution
Somali
Bosaso, 0000
⊰᯽⊱┈💻CoderCabdullahi💻┈⊰᯽⊱ 👩💻•..••´¯``•Software Developer •.¸¸.•`👩💻•¹°”🎨 Web Designer 🎨•¹°”
Near Safari Hotel
Bosaso
We are one of the most career-oriented skills development training institutes globally, offering diploma and certificate courses.