Najax online

Najax online

Welcome najax online We also sell women's clothing, children's clothing and women's shoes

Photos from Najax online's post 14/09/2022

Welcome here crossover layered Abaya

13/08/2020

(Gastric) ama gastroesophageal reflux disease (GERD)oo soomalida utaqaano Gaas.

Gaaska waaa xaanuun ku dhaco dheefshiidka waxaana sababa waxyaabo badan oo kamid ah
1. Marka ay kor u kacdo aash*tada calosha oo loo yaqaano HCL(hydrocaloric acid ).
2 Bacteria layrahdo H. Pylori oo ku dhacdo calosha.
3. Isticmaalka muddo dheer NSAID ( Nonsteroidal anti inflammatory drug ).

Calaamdaha lagu garan karo Gaaska.
▪lalabo
▪mataq
▪dhidid badan iyo daaal.
▪ bog xanuun.
▪ wadna garaac.
▪raashiinka oo qofka kusoo noqdo marka uu cuno.
▪Daaco badan.
▪ Calool fadhis ( Constipation ) I.W.M.

Waxyaaba gaaska inuu kuugu dhaco soo dejiyo waxaa kamid ah.

☆ Isticmaalka cunooyinka ay ku badanthy suuugada ama dufunta.
☆ Isticmaalka cunooyinka shiilan.
☆ Isticmaal la'aanta raashinka qolofta leh.
☆ Basbaaska badan oo qofka cuntada ku cuno.

Daaweyntiisa (Treatment ).
Daaweynta waxaan ukala qaadeyna 2 qeybood oo kala ah..

1 In qofka wax kabdalo cuntadiisa.

☆ ka fagow cunoooyinka dufunta kubadan sida suugada.
☆ Iska joogi hadiii aad sigaarka aad cabtid.
☆ Iska jooji hadii aad tobbaco aad isticmashid.
☆ cun qudaarta sida tufaaxa qaraha iyo Karootada.
☆ Samee jimcsi badan.

Intaan hadii aad sameysid weli aad sidii thy markaas kabcdi waa inaad qaadataa daawooyinka soo socdo.

2 Daaweynta (Drugs).

Kuwa kaa yareenaayo aash*tada oo loo yaqaano antiacd.
☆ Aluminum hydroxide.
☆ Kuwa ka kooban P.P.I (proton pump inhibitors ) Antibecterial,H2 receptor blockers.
☆ Omprezole (P.P.I).
☆ Esomeprazole (P.P.1).
☆ Metrondizole (ani microbial agent )
☆ Renitidine (H2blocker).

Fadlan la wadaag Asxaaptada si ay oga mid noqdaan

sar pagekan

27/07/2020
Photos from Najax online's post 17/07/2020

instruments

17/07/2020

choise the correct answer

13/07/2020

Bananas (moska) moska wa qudarta ugu cansan dunida uguna faidada badan geedka moska ah cilmi ahan wxa lo yaqana wuxuna ka baxa iyo moska waxa laga hela madoyin badan o jirka faido uleh sida B6 c iyo madoyinka lo yaqan oxidants waxa jiraa nocyo badan o moos ah kuwaas oo kula duwaan midaabka (c***r jale inta u legyahay )

Halka xabo ee moska ah waxa ku jira #105 kaloori waxana kujira madoyinka so socda
______

waa madada u jirku ka dhaliyo tamarta waxana lo yaqana son kor sonkoraha ugu cansan ee moska laga helo sucrose fructose iyo glucose
_________

wa modoyinka iska leh ganka ee u ficaan dhefshidka
______________

and minerals
Vitaminada ugu badani wa B6
c macdanta ku jirta waxa ka mid ah potassium
______

Madoyin kale
Sida dopamine oo ah mado ay ubahan taahy maskaxdu si ay u shaqayso iyo mado kale o layirahdo oo jirka difaac u ah

________

Ugu damayntii mosku wuxu ufican yahy cubana jirka sida wadnaha maskaxsa hab dhiska dheefshidka

________
Mosku wuxu ka hor taga cudurada sida dhikarka neefta iyo cancerka

Plz and this page la wadag asxaptada kle

Mahdsanididn

Drs ishwaaq bashiir ________👩‍⚕️👩‍⚕️

13/07/2020

Tell name this instruments and specific use?

13/07/2020

Choise the correct answer?

Thanks

13/07/2020

Assalamucalykum wlcme again my page

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Bosaso

Opening Hours

09:00 - 17:00
Other Entrepreneurs in Bosaso (show all)
Faakhir Home Collection Faakhir Home Collection
New Bosaso Bosaso Bari Pubtland
Bosaso

KU SO DHOWOW SHIRKADA FAAKHIR HOME COLLECTION ���

Qaal Spare Parts used cars Qaal Spare Parts used cars
Bosaso, BOSASOPUNLAND

ku soo dhawow qaal Spare Parts used cars

Ardaaga Soojireenka Ardaaga Soojireenka
Bosaso

Mudan Ecommerce waxaa ka helaysaa alaabo tayadoodu sarrayso, oo cusayb iyo celisba leh.

Fayzal ahmed Fayzal ahmed
Bosaso

Abdikarim Mire Goon Abdikarim Mire Goon
Milk Market
Bosaso, 252

Nabadoon cashuur carab Nabadoon cashuur carab
BOSASO
Bosaso, 399

nabadooon cashuur carab waa pagekayga rasmiga ah ka mid noqo asxabta cusub oo ku soo biirtay page ka

Mr. Mohamed Deik Mr. Mohamed Deik
Airport Toad
Bosaso

Aragti ku dhisan Fogaan aragnimo iyo hogaamin toosan

Dhigane Online Dhigane Online
Bosaso

Qancintaada iyo qiima ku raaligaliyaba waa anaga qorshaheena

Hon.mohmud farah qodah Hon.mohmud farah qodah
Bosaso

halkani waa page-kayga laabaad xil mohmud farah ''qodah" fadlan iigu caawi like.mahadssnid

Eng firin omar Eng firin omar
Bosaso

Engineering of technology

Hoosh Hoosh
Bosaso

journalist

Somali Online Business - SOB Somali Online Business - SOB
Bosaso
Bosaso, 252

online business and advertising