Surad academy

Welcome to Suradacademy.com
The home of modern knowledge

08/03/2024

Google Docs Course Only ($5) https://wa.me/message/ACOWPDL75WTFC1

16/10/2021

Kubaro accounting hab ufudud kuna baro goobtaada waliba si bilaasha
Kaliya iska bixi $3 oo diwaangalin ah
La xiriir
Whats app +252907913914

https://wa.link/pnqaze

16/10/2021

Ku baro Computer-ka hab fudud Goorkasta iyo Goobkasta kuna shaqo tag.
(Word excel and power point)

2month only
Registration : $4
Fee: Free
Certificate: Free

Whatsapp: +252907913914
https://wa.link/9t9sw3

ku baro meelkasta oo aad joogto.

ku xidhnow Surad Education Center- SEC

Photos from Surad Education Center- SEC's post 15/10/2021

Ardayda course ka danaynaysa
Waataas xogta course ku
Whats app link nagala soo xiriir

https://wa.link/f0su5g

14/10/2021

Fundamental of accounting

Casharadii waa bilawdeen ka faa'iidaysi wacan
Nagala soo xiir
whats app https://wa.link/jsrbl4

10/10/2021

"Ha u gubin fursadahaaga raaxo ku meel gaar ah "
Waxaa jira dad badan oo ay soo maraan fursado qiima leh oo ay noloshooda ku badali karaan, lkn si khaldan u adeegsada fursadahaas.

sida qof god ku dhacay oo dhaxamaysan oo helay sallaan/jaranjar qori ah
Oo halkii uu uga bixi lahaa godka dab ka dhigtay si uu ugu diirsado.

Waxaa lamida qof helay dhaqaale fiican oo uu ku samayn karo hanti ama ganacsi wax soo saarleh oo nolashiisa badali kara. Lkn taa badal keeda ku bixiyay wax yaabo uu ku raxaysto sida cunto,dhar, tamashlayn dheerada oo kabadan intii uu u baahna.

Waxa kale oo la mida ruux helay dhaqaale iyo waqti uu aqoontiisa ku kobciyo oo halkii uu fursadaas ka faa'iidaysan lahaa waqtigii iyo lacagtiiba ku lumiyay wax aan nafac u lahayn sida in uu meherad tago oo waqtigii iyo lacagtiba ku lumiyo fadhi ku dirir....

Fursadaha ku soo mara uga faa'iidayso sida ugu wacan ee mustaqbalkaga dhisaysa.

Mhdsnd lawadag asxabtaada.

10/10/2021

Koorsadu waa bilaabatay
Ka faa'iidaysi wacan

Bishaaro Bishaaro Bishaaro!!!

Waxan ugu busharaynaynaa dhammaan bahda barata ama jecel ganacsiga. In aan idiin hayno course fundamental of accounting Online ah.
Kuna baranaysid muddo 2 bilood adigoo jooga goobtaada. Qaab maqal iyo muuqaal ah. Oo free ah kaliya $3 oo diwaangalin ah bixi.

Iska diwaangali whats app number https://wa.link/iu3wni

29/09/2021

Bishaaro Bishaaro Bishaaro!!!

Waxan ugu busharaynaynaa dhammaan bahda barata ama jecel ganacsiga. In aan idiin hayno course fundamental of accounting Online ah.
Kuna baranaysid muddo 2 bilood adigoo jooga goobtaada. Qaab maqal iyo muuqaal ah. Oo free ah kaliya $3 oo diwaangalin ah bixi.

Iska diwaangali whats app number https://wa.link/iu3wni

25/09/2021

Waa diploma accounting and finance ah.
Oo week end ah khamiista iyo jimcaha

Tiro kooban baa loo qadanaya yaysan kaa buux samin.
Whats app link riix halkan https://wa.link/oz6ji5

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Google Docs Course Only ($5) https://wa.me/message/ACOWPDL75WTFC1

Category

Telephone

Address

30 Avenue
Garowe
Other Education in Garowe (show all)
Mac-hadka iqra online ee barashada qur-aanka Mac-hadka iqra online ee barashada qur-aanka
Madaxdhoon1@gmail. Com
Garowe, [email protected]

مركز لتحفيظ القرآن الكيريم عبر شبكة العنكبوتية

Juba College of Health Science Juba College of Health Science
1August
Garowe, 252

JUBA is an Institute of Health Science that offered high quality education

Al-Xikma Secondary school Growe Al-Xikma Secondary school Growe
Jidka Soddonka Garoowe
Garowe

Ku soo dhowoow bogga rasmiga ah ee dugsiga hoose, dhexe, sare ee Al-xikma Garoowe.

Al-Hidaaya Primary School Al-Hidaaya Primary School
Garowe

Waa pageka rasmiga ah ee schoolka Al-Hidaaya. Waxaad ka helaysaa waxbarasha maadi iyo diini.

Canadian Kindergarten and Primary school Canadian Kindergarten and Primary school
Garowe
Garowe

This is international School in Somalia

Abu Hureira Online  Academy Abu Hureira Online Academy
Garowe
Garowe

Kusoo Dhawoow Abu Hureira Online Academy Welcome to open hands in Abu Hureira Online Academy

Rashadiin qur,an online Rashadiin qur,an online
Garowe

Qur'an kariim

Harfo Academics Asociation HAA Harfo Academics Asociation HAA
Garowe

vision and mesion

Roobaa tube channel Roobaa tube channel
Puntiland State
Garowe, 0025

Bagaa nagayaan gara page keenya dhuftan

SAFA Academy SAFA Academy
Main Road
Garowe, 252

Soo dhawaada walalayaal safa academy waa madal wax barsho kaas oo kaa saacidi doonta in aad heshid a