Naema
Journalist
Digniin Iska ilaali share dheh wax Duulaan cad Lagu yahay diinteena suuban iyo nabbigen sharafta leh (scw)
Dadoow alle ha laga cabsado ha la joojiyo wararka been abuurkaa dad badan ayay ka nixinaysaaye alle ha ku caafiyo adeer faarax cawil jaamac cali wuu noolyahay wuuna ladanyahay
Abwaan murtiile oo ha loo soo duceeyo in alle caafiyo asxaapta ducadu waa dhankiina
Gabadh da, yar oo u dhalatay dadka Afghanistan ayaa baraha bulshada si weyn looga hadal hayaa kadib markii ay dishay labo ka mid ah dabelay ka tirsan ururka Taalibaan oo dilay waalidkeedii iyada oo gabadhaasi lagu tilmaamay (halyeeyad) geesiyad ah.
Mas'uuliyiinta gobalka Ghor waxay sheegeen gabadha yari inay qaadatay qoriga AK-47 oo ay waalidiinteedu lahaayeen ,kadibna ay dishay labo ka mid ah deblaydii weerarka kusoo qaarkalena dhaawacday
Hooyo aduunka wax ugu jeceshay inaad inaad adigu faraxdo allow hooyooyinkeen inoo dhawr aamiin
Ku sali nabeegeena Muhammed scw
Noloshaad alle ku xidh cid kale haysku dulayn
Click here to claim your Sponsored Listing.