Nagwa lady

Nagwa lady

You may also like

Mahi mahin funn
Mahi mahin funn

Dreams will be come

04/03/2022

Qoraal uu Prof. Yaxye Caamir uu qoray ayaa waxa ku jiray; "Alloow aniga iyo jaahiliinta kale ee aniga oo kale ah, nuurka aqoonta i noo fur" intaasi waa garasho iyo is-dhul-dhigid halka u sarreysay. Asiga oo barafeysar ah ayuu ogyahay in weli uu jaahil yahay, iftiinka aqoontana uu u baahan yahay. Ogaalka badani waa midka ku tusiyo in aadan weli waxba garanayn. Halka ogaal yarida ay ku tusiso in aad wax taqaan oo aysan waxba kaa maqnayn.

Nebi Muxammed NNKH waxa la faray in uu yiraahdo;" رَّبِّ زِدْنِي عِلْمًا" Eebbow aqoon ii kordhi! Ducooyinkiisa na waxa ka mid ahaa;"Eebbow cilmi wax tar leh ayaan ku weydiisan."

Aqoon raadinta, is-dhul-dhigidda iyo in aad Eebbe weydiisato in aqoon wax tar leh uu kuu kordhiyo, waa dhaqammo wanaagsan oo cid walbo aqoon raadis ah looga baahan yahay, ee ku dadaala.

X/g dhuubow

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Hargeisa
Other Public Figures in Hargeisa (show all)
Xamdi forever living product Xamdi forever living product
Hargeisa, 56000

MAKEUP COSMATICS:- *foundation creams. *lipsticks and eye makeup. SKIN CARE COSMATICS

Ahmed cabdi salaan Ali Ahmed cabdi salaan Ali
Welcome To
Hargeisa

ahmed mahamuud iidle ahmed mahamuud iidle
Hargeisa, 143

Soo dhowow

Sheekh Muhyadiin Yusuf Maxamed Sheekh Muhyadiin Yusuf Maxamed
WAXAY KU TAALA DAGMADA MAXAMUUD HAYBE GAR AHAN XAFDA SAYLADA WAXAY XAGA BARI KA XIGTA DAGMADA MAXAMUUD HAYBE
Hargeisa

faafinta khayrka

Mursal Mursal
0612510197
Hargeisa

Somaliland community Somaliland community
Hargeisa

somaliland dhulkayga ���

Haldoor Waddani Haldoor Waddani
Jig Jigayar
Hargeisa, 063

Halkani waa Ardagayga Waxanan Dadka Kula wadaaga muuqaalo dhiirigalineed oo ku salaysan hadba waaqac

Nadiir production Nadiir production
Jigjiga Yar Road
Hargeisa, NADIIRJAMA

Fadlan page ka like saar kadibna follow dheh wll���

Siyaasi madaxbanan Siyaasi madaxbanan
Hargeisa, 252

interest videos

Maxamed xaajiga Maxamed xaajiga
Isha Boorama
Hargeisa

Sakariye zeerjo Sakariye zeerjo
Hargeys
Hargeisa, 2233

www.sakariye Apdrizaaq