Googaa cigalle
Waxa ka helaysaa warbixin ku xiisa gelinaysa
Shuushu abdale iyo saleban dhere
Waa hadal cad
Liron Bebker Waa haweeney u dhalatay dalka Gaana Waxaa ay kasoo dhex muuqatay Baraha bulshada ee dalkaas, ayadoo Dul fadhida ninkeedii Awzino mumbi oo Mayd ah ayna dishisa sharaab ku cabaysa
Booliiska oo gacanta ku dhigay gabadhaan ayay u sheegtay inuu ninkeedu u geeriyooday dhowr darbo is xig xigta ah oo uu ciyaar sariirta ah lagalay, waxay sheegtay inay xiiso adag isku qabeen maadaama uu laba bilood kaga maqnaa Magaalo kale oo uu ka shaqaynayay, waxay tiri:-
" Habeenkii xalay ahaa wuxuu safatya in ka badan 7jeer, markii sideedaad ayuuna Dushayda Ku qolfoofay anigoo weliba Aad u daalan ayeyna naftu daysay, markii h**e waxaan mooday inuu daal la dhacay waana sababta aan Sawirka Self-ga ugu galay waxaana islaha hadhow marka subixii lagaaro sawirka tus si aad ugu maadsatid balse ma dhicin oo waaba Mayd ".
Maxeey kula tahay adiga😂
Xigasho.
CHINA OO SAMEEYEY QORRAX U GAAR AH
===============
China ayaa ku guulaystay hirgelinta qorrax aadame samee ah oo ka daboosha baahiyihii tamarta oo la mid ah kuwa qorraxda laga helo. Qorraxdan oo laga sameeyey isla falgal nukliyeer ayaa ay dawladdu ugu talagashay in dalku uu ka helo tamar joogtaysan oo metelaya qorraxda dabiiciga ah. Sida ay ku warrantay shabakadda Phys. Org samaynta qorrxdan ayaa la sheegayaa in dalka China uu ku bixiyey lacag ka badan 27.5 Bilyan oo doolarka Maraykanka ah.
Qorraxdan aadame sameega ah oo weli ku jirta bilowgii h**e ee hawlgalkeeda ayaa heerka tamarta ay soo saaraysaa uu mar kale sii kordhay, isaga oo dhaafay 120 Bilyan oo digree.
Li Miao, agaasimaha waaxda Fiisigiska ee Jaamacadda Southern University of Science and Technology oo ku taalla degmada Shenzhen ee dalka China ayaa mar uu sharraxayey qorraxda cusub ee ay soo saareen waxa uu sheegay in horumar muhiim ah ay illaa hadda samaynayaan, dadaalka ugu badan ee ay hadda wadaanna uu yahay sidii uu heerkulku u noqon lahaa mid aan is bedbeddelin muddo dheer. Si kastaba ha ahaato ee waxa ay cilmibaadhayaashu sheegayaan in qiyaas ahaan 30 sano ay qaadan doonto dhammaystirka iyo dhab in laga dhigo teknoolajiyadan.
Marjaan
Nin dhaarsan hadaad maqashay waa ninkan😂😅
DAAWO Nimco jookar Oo ooyin Afka Furtay Maxa Ku dhacay
LABISKAAGA WAA MEEQO DOLLAR TOTAL | OUTFIT
Dharka aad xidhan tahay imisa weeye lacagtiisu
WAA KUMA FANAANKA SANADKA?
Male artist of the year
WIIL JACAYLKISA PRANK UGU OHIYAY
Waa jiraa jacayl😭😢
WAA MEEQA LABISKA AY XIDHAN YIHIIN NATAASHAA JIYAA HODAN ABDIRAHMAN | HOW MUCH IS YOUR OUTFIT
Waxyaabo aadan ka aqoon TAJIKiSTAN | Dal raggiisu qurbajoog yihiin
WARYSI ABDIRISAQ ABDI (DIRISLE)
WARYSi ABDIRISAQ ABDI (DIRISLE)
Waxyaabo aadan ka aqoon Dalka Iran | Dadkii necbaa ree galbeedka
Magaaladii Bilyaneerada | Maxey Hong Kong kaga duwan tahay China?
Xaqiiqoyin ku saabsan dalka Lubnan ee dhaca bariga dhexe
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252
BadaCasSuburb
Hargeisa
waxanu soo gud-binnaa muuqaalo iyo qoraalo ku hawaal siinaya caalamka ,kor na uqaadaya ogaalkaaga dh
Hargeisa
ku soo dhawaw page keena maxamed cabdirashiid bulshaawi fadlan fallow soo dheh
Hargeisa
This is Official Page of Cabdiqani Mohamed (shardiid) In Somali Journalism
Hargeisa
Hargeisa, 00252
Waa Cameraman Cawil Cabdi Kana Hawl gal Tvga SLNTV ee Qaranka Somaliland
New Hargeysa
Hargeisa, 0634239619
Waxa aad kala socon dontan wararki calamka , Barnaamijyo,iyo dhacdoyin xaqiiq ku saleysan