Habil

Habil

You may also like

Ridoo
Ridoo

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Habil, Business Center, hargeisa, Hargeisa.

11/03/2023

"Sheyga Kaliya Suga Nolosha Waa Isbedelka Joogtada "😇

10/03/2023

"Hadii Aadan Digtonaanin Warbaahintu Waxay Kujecleysiin Dalamiinta Waxayna Kunacsiin Dadka Dulman "
"Malcom.X"

06/03/2023

"We were the most humiliated people on earth and Allah gave us honour through Islam. If we ever seek honour through anything else, Allah will humiliate us again".
Umar ibn Al-Khattab

05/03/2023

"I fear of the day when the disbelievers are proud of their falsehood and Muslims are shy of their faith"
"Umar Ibnu AL-Khattab"

05/03/2023

"Cid Kasto Naftada Ku Weyn Oo Aad Weyneyn U Heyso Waxa Hubantiya, Ama Ogoow Ama Ha Oganine, Inuu Dhaqankiisuna Kula Qurux badnanayo Ood Ku Dayaneyso "
SHEIKH Mustafa

04/03/2023

"No Amount Of Guilt Can Change The Past And No Amount Of Worrying Can Change The Future"
"Umar Ibnu Khadab"

25/02/2023

Somali Maxaa Kala Geyay ?👇
Qori iyo Qabil
Qaad iyo Qiiq
Qurba Joog, Gaal La Joog 😇

25/02/2023

الدنيا ساعة ، اجعلها طاعة
والنفس طماعة ، علمها القناعة 😇

22/02/2023

"Intaad Sacabada Udhiganlahayd Cadow Ku Dhuudaaya Si Uu Inaad Dhomo Buuxsatay Oo Dharagtay Kuu Moodo, Dhafoor Xun Iyo Cadowgaagu Yuu Dhuubni Kaa Garanee Waxaaba Loogu Soo Dhashada Dhuux Sagaare " 😇

15/02/2023

SADDEX SADDEX BAA LAGA HELAA
1:Dadaal Dheef Baa Laga Helaa
2:Dandaansi Dagaal Baa Laga Helaa
3:Deeqsinimo Sharaf Baa Laga Helaa

15/02/2023

Nin Kuyiri Sinaanmeyno, Adna Buri Sareyntisa, Sadka Waa Wadaagtane Ma Sagashan Baa Tiisu 😇

15/02/2023

الَّذِينَ يَجْتَنِبُونَ كَبَائِرَ الْإِثْمِ وَالْفَوَاحِشَ إِلَّا اللَّمَمَ ۚ إِنَّ رَبَّكَ وَاسِعُ الْمَغْفِرَةِ ۚ هُوَ أَعْلَمُ بِكُمْ إِذْ أَنشَأَكُم مِّنَ الْأَرْضِ وَإِذْ أَنتُمْ أَجِنَّةٌ فِي بُطُونِ أُمَّهَاتِكُمْ ۖ فَلَا تُزَكُّوا أَنفُسَكُمْ ۖ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ اتَّقَىٰ

(An-Najm - 32)
Waana kuwa ka fogaada dambiga waawayn iyo xumaanta, wax yaryar mooyeen, Eebana waa waasac dambidhaafkiisu, wuuna idin ogyahay markuu idinka abuuray Dhulka iyo markaad ku asturantihiin uurka hooyadiin, ee Naftiinna ha ammaanina Eebaa og cidda dhawrsashada badane.

15/02/2023

𝙰𝚗 𝙽𝚊𝚓𝚖

ٱلَّذِينَ يَجْتَنِبُونَ كَبَٰٓئِرَ ٱلْإِثْمِ وَٱلْفَوَٰحِشَ إِلَّا ٱللَّمَمَ ۚ إِنَّ رَبَّكَ وَٰسِعُ ٱلْمَغْفِرَةِ ۚ هُوَ أَعْلَمُ بِكُمْ إِذْ أَنشَأَكُم مِّنَ ٱلْأَرْضِ وَإِذْ أَنتُمْ أَجِنَّةٌۭ فِى بُطُونِ أُمَّهَٰتِكُمْ ۖ فَلَا تُزَكُّوٓا۟ أَنفُسَكُمْ ۖ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ ٱتَّقَىٰٓ

𝑻𝒉𝒐𝒔𝒆 𝒘𝒉𝒐 𝒂𝒗𝒐𝒊𝒅 𝒕𝒉𝒆 𝒎𝒂𝒋𝒐𝒓 𝒔𝒊𝒏𝒔 𝒂𝒏𝒅 𝒊𝒎𝒎𝒐𝒓𝒂𝒍𝒊𝒕𝒊𝒆𝒔, 𝒐𝒏𝒍𝒚 ˹𝒄𝒐𝒎𝒎𝒊𝒕𝒕𝒊𝒏𝒈˺ 𝒔𝒍𝒊𝒈𝒉𝒕 𝒐𝒎𝒆𝒔. 𝑺𝒖𝒓𝒆𝒍𝒚 𝒚𝒐𝒖𝒓 𝑳𝒐𝒓𝒅 𝒊𝒔 𝒊𝒏𝒇𝒊𝒏𝒊𝒕𝒆 𝒊𝒏 𝑭𝒐𝒓𝒈𝒊𝒗𝒆𝒏𝒆𝒔𝒔. 𝑯𝒆 𝒘𝒂𝒔 𝒎𝒐𝒔𝒕 𝒌𝒏𝒐𝒘𝒊𝒏𝒈 𝒐𝒇 𝒚𝒐𝒖 𝒘𝒉𝒆𝒏 𝑯𝒆 𝒑𝒓𝒐𝒅𝒖𝒄𝒓𝒅 𝒚𝒐𝒖 𝒇𝒓𝒐𝒎 𝒕𝒉𝒆 𝒆𝒂𝒓𝒕𝒉 𝒂𝒏𝒅 𝒘𝒉𝒆𝒏 𝒚𝒐𝒖 𝒘𝒆𝒓𝒆 𝒇𝒆𝒕𝒖𝒔𝒆𝒔 𝒊𝒏 𝒕𝒉𝒆 𝒘𝒐𝒎𝒃𝒔 𝒐𝒇 𝒚𝒐𝒖𝒓 𝒎𝒐𝒕𝒉𝒆𝒓𝒔. 𝑺𝒐 𝒅𝒐 𝒏𝒐𝒕 𝒄𝒍𝒂𝒊𝒎 𝒚𝒐𝒖𝒓𝒔𝒆𝒍𝒗𝒆𝒔 𝒕𝒐 𝒃𝒆 𝒑𝒖𝒓𝒆; 𝑯𝒆 𝒌𝒏𝒐𝒘𝒔 𝒃𝒆𝒔𝒕 𝒘𝒉𝒐 𝒊𝒔 ˹𝒕𝒓𝒖𝒍𝒚˺ 𝑴𝒖𝒕𝒂𝒒𝒊 (𝒊.𝒆 𝒓𝒊𝒈𝒉𝒕𝒆𝒐𝒖𝒔, 𝒅𝒆𝒗𝒐𝒖𝒕, 𝒑𝒊𝒐𝒖𝒔, 𝑮𝒐𝒅-𝒇𝒆𝒂𝒓𝒊𝒏𝒈, 𝒆𝒕𝒄.)

(𝚀𝚞𝚛'𝚊𝚗 53:32)

12/02/2023

Inta Ifka La Joogo, Ciqaab Ka Daran Ma Jiro Inuu Qalbiggu Ka Madhan Yahay Garashada Rabigii, Carabkuna Xuskiiska Ilaahay😇

12/02/2023
05/02/2023

Waxay quruxi dhalataa
Marka diinta noo qoran
Qaanuunka laga dhigo
Qawaaniinta gaalkiyo
Qashinkana la baal maro.

04/02/2023

“Sac Madow Caanihiisa Wixii Cadeeyay Cibaaro Somaha” 😇

04/02/2023
03/02/2023

Anaa diiday gaal daacufle ah daba galkiisiiye
Anaa diiday deeqdiisa ay naari daba taale
Anaa diiday maalintuu lahaa deeqdan iga hooye
Anaan labada daarood tan h**e darajo moodayne..

Abwaan halgamaha mujaahid sayid Maxamed cabdille Xasan alle hawnaxariistee

21/12/2022

"Dariiqa Toosan Raaca, Lagana Yabee Inaydan Karine, Waxaad Ogaataana Inay Salaaddu Camalkiina Oo Dhan Ugu Khayr Badan Tahay. Weysadana Mu'minka Oo Kaliya Ayaa Ilaashada (Xafida)"
(WAA XADIIS UU IMAAM AXMAD KA SOO WERIYEY THUUBAN).

17/09/2022

Quraanka Waxa Ugu Badan U kashekeyo Waa Tarikh, Micnahedu Tahay in Lagu Cibro Qaado ,Tarikhdada In Aad Ogato Waxay Kasicideysa In Aad Ogato Qofka Tahay , Dhibka Somali Nahaysata Ayaa Waxay Tahay Tarikhdena Ayaa Nalaka Qariyay, Oo waxa Un Nala baray Gumeysigii Iyo wixii Kadanbeyay, Somali Intas Wey Kaweyn Tahay , Ee Tarikhdena Aan Barano.😇
Boqortoyada Somalia Aduunka Uma Bahna, Balse Aduunka Ayaa Ubahan😍

Want your business to be the top-listed Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa
000000
Other Business Centers in Hargeisa (show all)
Aswaan Collection Aswaan Collection
Fooqa Botaan Agagaarka ShirkadaYaasmiin Transportation Ama Gargaar Hotel Area
Hargeisa, 252

Welcome to Aswaan Collection

Hashi Nursarey Hashi Nursarey
Ahmed Dhagax/G. Siinay
Hargeisa, 20049109666

Kuso dhawada idin ahaantiinba xarunta bilicda qurxinta guryaha iyo jidadka ee hashi nursery

Dhalaan Kaaab Online Market Dhalaan Kaaab Online Market
Hargeisa

Kusoo dhawoow macmiil suuqa Dhalaan Kaab online ood ka heli karto dhamaan labiska caruurta iyo alaab

Carwo Dumar Bila Carwo Dumar Bila
XEROAWR/HARGAISA
Hargeisa

Eng Osman Abdi Osman Eng Osman Abdi Osman
Hargaisa
Hargeisa, 1166

Osman

Qaran Online Market Qaran Online Market
Hargeisa
Hargeisa

Kusoo dhowoow bage kayaga Qaran group🙏

Gaari bila fashion style Gaari bila fashion style
Safari Area
Hargeisa

dhar dumar iyo caruur

Cafiya queen Cafiya queen
Cafiya Queen
Hargeisa

cafiya queen halkan waa page ganacsi oo lagu ibanayo dhaman alabaha dumarka side tobabka kabaha shandaha iyo wixi lameda naga filo adeeg hufan oo dagdagsimo leh inshallah kuso dhow...

Muuqaal Arts online Muuqaal Arts online
Hargeisa, 0025240860337

muuqaal Arts online

Carwo midnimo Carwo midnimo
150 Street
Hargeisa, 00252

Ku dalbo online alaabtaada dagdagna ku hel

KA HEL Online Market KA HEL Online Market
Hargeisa

Markasta kuso dhawada gacmo furan iyo adeeg hufan oo idin rali galiya macmiil.