Arch mo yousuf, Hargeisa Videos

Videos by Arch mo yousuf in Hargeisa. CEO ICE CONSTRUCTION COMPANY | Architectural designer

U N D E R C O N S T R U C T I O N
W E D D I N G. H A L L

Landsize:- 15m*25m

waa dhisme hall aroos cabirka dhulka uu ku fadhiya yahay [15m*25m]
kaas oo yeelan doona laba stage, oo aad looqurxiyay

📞0️⃣6️⃣3️⃣3️⃣2️⃣2️⃣7️⃣6️⃣9️⃣3️⃣

Click to enable sound Next

Other Arch mo yousuf videos

U N D E R C O N S T R U C T I O N W E D D I N G. H A L L Landsize:- 15m*25m waa dhisme hall aroos cabirka dhulka uu ku fadhiya yahay [15m*25m] kaas oo yeelan doona laba stage, oo aad looqurxiyay 📞0️⃣6️⃣3️⃣3️⃣2️⃣2️⃣7️⃣6️⃣9️⃣3️⃣

Video gan waxa ku arkaysa faaidada ay leedahaay naqshadayntu iyo siwacan umaamulida space ka . Naqshadeynta guduhu waa muhiim maadaama ay si weyn u saameyneyso bilicda guriga , shaqeynta, iyo jawiga guud ee dhismaheena. Gudaha oo si fiican loo nashqadeeyay waxay kor u qaadaan raaxada, iyo degnaanshiyaha qofka. Marka lagatago intaa kumaqanahay goobaheena shaqo ama waxbarasho qofku waxa uu wakhtigiisa ugu badan ku qaata gurigiisa kaaso ka dhigan inuu helo guri siwacan loo naqshadeeyay lagana fikiray quruhda ,baahida looqabo iyo badqabka gurigaba. Fiidhiyahan waxa uu ku tusinaya kala duwanaanshaha udhaxeeya inaad naqshadayso gurigaaga oo aad hesho qof si ku haboon kuugu naqshadeeya. Iyo inaad guriga iska dhisto naqshad la aan. Marka laga imaado naqshadaynta dibada oo si heersare loo qaabeeyo waxa ka muhiimsan naqshadaynta gudaha oo si fiican loo dhigo #DesignVirtuoso #CreativeCraftsman #ArtistryInDesign #InnovativeDesigns #AestheticMaestro #DesignAlchemy #StyleSculptor #VisionaryDesigner #ChicCreations #EleganceInEveryDetail #somalilandarchitect #architect #hargeisa_architectural_designer

U N D E R C O N T R U C T I O N ❤️🔨🏠

🌇L A N D. S C A P E 🏛️ Explore the Beauty of Architecture 🏛️ Join us on a journey through the fascinating world of architecture! From the timeless elegance of classical designs to the cutting-edge innovations of modern structures, we're celebrating the art and science of building today. 🌆 Whether you're an architect, a design enthusiast, or simply appreciate the beauty of well-crafted spaces, there's something for everyone to marvel at in the architectural wonders around the world. 🌍 Share your favorite architectural marvels or your own design inspirations in the comments below. Let's ignite the conversation and inspire each other!

*ninki is dhigta *dhashiisu qada...... 💰💰💰 wixii ku anfacaya qabso haku daalin naftada meel aan aduun iyo aakhiro waxba kaaga soo kordhayn 🫡😘😘

📌Waa guri dhismihiisu ka socdo xaafada laag-barako Waa mid kamid ah dhismayasha aan ka hirgalinay G-Gabiley . ☎️0️⃣6️⃣3️⃣3️⃣2️⃣2️⃣7️⃣6️⃣9️⃣3️⃣

banglow construction
U N D E R C O N T R U C T I O N ❤️🔨🏠

DUBIA da Somaliland❤ #berbera #somali #somaliland

📌Design Vs reality ongoing project🏦🏦G+1

new desing
W E D D I N G H A L L N E W D E S I N G jumma mubarik