Shaqo Jobs

Skills Academy - Baahin Fursad, Barashada Luuqadaha, Koorasyada,Tababarada, Farsamada iyo Xirfadaha.

Tailoring professional Documents such as CVs plus cover letter.....

05/06/2024

BAAHIN WAXBARASHADA DIINTA

OGEYSIIS
Waxa Maamulka Masjidka Abuu Hureyra Ee Ku Yaala Xaafada Aw Aadan Ee Magaalada Hargaysa Uu Ogeysiinayaa Dhamaan Bulshada Ku Dhaqan Xaafada Iyo Cid Kasta Oo Jecel Barashada Xadiiska Rasuulka - *Sallallaahu Caleyhi Wasallam* - In la Bilaabayo Kitaab Kooban Oo magaciisu Yahay:
*40 Xadiis oo Ku Saabsan Fadliga 10ka Maalmood Ee U Horeeya Dul-xaj Iyo Camalada La Qabto Dhexdooda*

Waxa Dhigi Doona: Macalin Xamse Axmed Saleebaan ( Abuu Isxaaq)

Goobta: Masjid Abuu Hureyra Ee Xaafada Aw Aadan.
Wakhtiga: Maqribka iyo Cishaa'iga Dhexdooda.
Taariikhda: 1/Dul-Xaj/1445H - 07/June/2024M
Mudada: Jimacha - Salaasada.
Ka Faa'iidaysi Wacan - Khayrka Walaalka.

LAWADAAGA ASXAABTIINA XIISAYNAYA

03/06/2024

Wargelin waxbarasho
Waxa uu qaadanayaa College fasalo cusub bishan June 6th 2024 oo lagu baran doono aasaaska Ingiriisida sida:
Consonants
Vowels
Word stress
Different sounds

Wixii Faahfaahin ah la xidhiidh lambarka ku qoran

02/06/2024

FURSAD SHAQO
Goobta: Jigjiga

Fursad Shaqo:

Position: Business Development Head.
Waa waaxda shirkada uga shaqaysa Hormarinta Magaca iyo miisaanka shirkada. Waxay ka shaqaysaa xayaysiinta, balaadhinta, lamacaamilka shirkadaha kale, iyo curinta fikiro cusub. Waaxdan waxaa hoos timaada waaxda wayn ee Suuqgaynta (Marketing).

Shuruudaha:
1. Bachelor's degree in Business Administration, Ama Culuumta la xidhiidha Marketing/Communications.
2. Ugu yaraan 2 sano oo waayo-aragnimo suuqgeyn ah.
3. Waa in uu ku wanaagsan yahay dhexgalka Bulshada, Faahfaahinta Hadalka, iyo Curinta afkaar wacan.

Mas'uuliyadaha:
- Samaynta iyo hirgalinta qorshaha sanadka, rubuca iyo bisha ee waaxda.
- Hirgalinta Ololayaal suuqgayn ah oo soconaya wakhti cayiman.
- Maamulida iyo shaqo gaynta dhamaan shaqaalaha hoos yimaada waaxda.
- Maamulka iyo Kor u qaadista akoonada social mediaha, iyo samaynta xayaysiisyada lacagta ah (Sponsorships) si kor loogu qaado Magaca shirkada (Brand Awareness), Dhexgalka bulshada (Engagement) IWM.

Hadii aad danaynayso waxaad kusoo aadisaa CVga, Shahaadoyinka & Khibrada Emailka:
[email protected].
Soo gudbintu waxay ku eg tahay Khamiista June 6th.
Nasiib wacan.

02/06/2024

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— Shaqo Jobs
----------------------------------
IBS Bank waxa uu fursad siinayaa dhalinyarada waxbaratay ee ku taqasusay culuumta ganacsiga, dhaqaalaha iyo bankiyada, waxaynu qaadaneynaa ilaa 20 boos oo Direct Sales Representative.
โœ… ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Muqdisho
โœ… ๐—›๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ: Waqti buuxa (full time)

Shuruudaha
โœ… Leh khibrad shaqo ugu yaraan (1) hal sano.
โœ… Heysta shahaadada 1aad ee jaamacadda ee culuumta ganacsiga, dhaqaalaha, bankiyada, iwm.
โœ… Diyaar u ah shaqo waqti buuxa.
โœ… Leh asluub iyo dhaqan wanaagsan.
โœ… Karti u leh inuu wax iibiyo, iibna geeyo.
โœ… Lagu yaqaan firfircooni iyo fur-furnaan.

Fadlan ku soo hagaaji sooyaalkaaga shaqo iyo sababta aad u daneyneyso email: ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ@๐—ถ๐—ฏ๐—ผ๐˜€๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ธ.๐—ฐ๐—ผ๐—บ
Waqtiga arji/CV qabashada waxay ku eg tahay Isniin, 10- June ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ, sacada 6pm

Lawadaaga asxaabtiina shaqo doonka ah

Photos from Shaqo Jobs's post 31/05/2024

BAAHIN FURSADO Shaqo Jobs
Goobta: Hargeisa

Qaboojiye_Hvac_Solutions waxa ka banaan shaqooyinkan.๐Ÿ‘‡

๐Ÿ‘‰ POSITIONS (3) : IT Technician Officer, Security Officer iyo Wholesale Marketing Officer.
DEADLINE: 3 June,2024

๐Ÿ‘‰Codsigaaga iyo CV-ga noogu soo dir Emailka hoos ku qoran.

๐Ÿ‘‰Email :[email protected]
Nagalasoo xidhiidh wixii faahfaahina: 65-7420003

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya Mention dheh cid buuxin karta shaqodan Mahadsanidiin

30/05/2024

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป
Hubaal Academy waxay qaadaneysa macalimiin qaab fogaan arak ah (Online) ku bixiya koorsooyin la xiriira takhasus yada hoos ku xusan:
โœ… LANGUAGES
โœ… MEDICINE & HEALTH SCIENCES
โœ… HUMANITIES AND SOCIAL SCIENCES
โœ… ECONOMICS AND MANAGEMENT SCIENCES
โœ… COMPUTER SCIENCES AND INFORMATION TECHNOLOGY
โœ… SHARIA AND LAW
โœ… EDUCATION
Shuruudaha Guud:
โœ… Ugu yaraan shahaado heer ka koowaad ee Jamacada (Bachelor's Degree)
โœ… Khibrad Macalin nimo qaab fogaan arak ah gaar ahaan diyaarinta ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ : ๐‡๐ข๐ ๐ก ๐๐ฎ๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐•๐ข๐๐ž๐จ๐ฌ + ๐‡๐š๐ง๐๐›๐จ๐จ๐ค๐ฌ+ ๐๐ฎ๐ข๐ณ๐ฌ/๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ๐ฌ
Si aad usoo codsato fadlan noogu soo dir CV gaaga Whatsapp Number-kaan 0616361998 ama taabo linkigaan hoose ๐Ÿ‘‡ https://chat.whatsapp.com/DNZ7igpRC9xCMOADQLZ7LV
Waxii faah faahin dheeri ah nagala soo xiriir WhatsApp no:
https://chat.whatsapp.com/DNZ7igpRC9xCMOADQLZ7LV
+252616361998
+252619444202

Expire date 5/6/2024โœ…

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya online

25/05/2024

Shaqo Macalinimo ah oo Banaan
Shaqo Jobs

Jagada: Bare Guri
Goobta: Gantaalaha Jigjigayar
Dheddig (Female Home Teacher)
Ardayad KG ah

Waa in dagan tahay Gantaalaha.
Tahay bare daryeel leh
Tahay mud daneyneysa Shaqada.
Lambarka +25263 8208856

Lawadaaga asxaabtiina Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

24/05/2024

Shaqo sharaf leh, xirfad baa shuqul leh

Wargelin shaqo
๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ!

Nooca Shaqada: Graphic Design
Wakhtiga: Full time
Goobta: Hargeysa

Fadlan si aad u codsato booskan ku soo dir ๐‚๐• iyo ๐๐จ๐ซ๐ญ๐Ÿ๐จ๐ฅ๐ข๐จ-yadaada Gmail-kan: ๐š๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฃ๐ž๐ญ๐œ๐ฏ@๐ ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ.๐œ๐จ๐ฆ
Wakhtiga ugu dambeysa ee codsiga (๐ƒ๐ž๐š๐๐ฅ๐ข๐ง๐ž): 27 May, 2024

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya

15/04/2024

Fursad Shaqo Jobs

Waxa aanu qaadanaynaa Shaqaale Iib ah (Sales Person) shuruudaha looga baahanyahay qofka waxa kamida:
1. Waa inuu leeyahay khibrad shaqo oo xaga iibka ah 2 sano iyo wixi kabadan.
2. Waa in uu Nin(Lab) yahay.
3. Waa inuu udhawyahay goobta shaqada oo jig-jiga yar ku taala.
4. Shaqadu waa Full Time.

Kusoo dir CV-gaaga Whatsapp Number: 063 3335222

SKILLS AND JOBS 30/03/2024

https://chat.whatsapp.com/FXyeO35Y2OdEmjCDGMGm3y

Kusoo dhawaaw akadamiyadda xirfadaha

SKILLS AND JOBS WhatsApp Group Invite

26/01/2024

FURSAD WAXBARASHO BILAASH AH

KU: Dhamaan Ardayda Danaynaysa Barashada Xirfada Gacanta
Og: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska
Og: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska


Ujeeddo: Deeq Waxbarasho { Farsamada Gacanta}

Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynisku Waxa ay Ogaysiinayaa Dhamaan Ardayda Reer Somaliland Ee Danaynaysa Barashada Xirfadaha Farsamada Gacanta in ay Timid Deeqdii Waxbarashada ee Xirfadaha Farsamada Gacanta ee uu Dalka itoobiya Siin Jiray Ardayda Reer Somaliland.

Tirada Deeqdan waxbarasho ee Farsamada Gacanta ayaa dhan 70 arday ee Barashada heerka koowaad (Bachelor degree) ee farsamada gacanta.
Haddaba, waxa ay Wasaarada waxbarashadu ku wargelineysaa dhamaan ardayda danayneysa deeqdan waxbarasho waxaa looga Baahan Yahay in ay Soo Buuxiyaan Shuraadahan Hoose ku Qoran.

Shuruudaha laga Rabo Ardeyda Danaynaysa Deeqdan Waxbarasho

1. In uu yahay Muwaadin reer Somaliland oo sita kaadhka dhalashada Somaliland.
2. In uu sito shahaadada dugsiga sare ee farsamada gacanta ama Shahaado dugsi sare oo Heerkeedu Yahay A iyo B.
3. In uu soo qoro codsi ay ku cadahay Kulliyadda uu ardaygu codsanayo.
4. In uu sito warqada cadayta dembi laโ€™aanta.
5. In uu sito warqada Caafimaadka.
6. In uu sito warqad akhlaaq wanaag ah oo uu soo cadeeyey maamulka dugsiga uu ka soo baxay.
7. In uu sito laba sawir oo kur ah
8. In uu diyaar u yahay inuu galo imitixaan lagu tijaabinayo fahamka ardeyga.

Goobaha lagu xaraynayo codsiyada

Ardey kasta oo buuxiya shuruudaha kor ku xusan waxa uu codisigiisa ku soo xaraynayaa xafiiska waaxda farsamada gacanta ee wasaarada waxbarashada iyo sayniska (Hargeisa) laga bilaabo maalinta sabtida oo ay taariikhdu tahay 20/1/2024 ilaa 28 /1/2024.

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya barashada farsamada gacanta

Mention dheh cid u baahan
Mahadsanidiin

22/01/2024

Fursad Shaqo Jobs

Goobta: Hargeisa
Dugsiga: Australian School
Jagada: English Teacher

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

21/01/2024

Fursad shaqo Macalinimo

Kafaidyso oo ufaide umadada ๐Ÿซถ
FURSAD Macalinimo oo banaan.

Waxaa cidkasta oo macalin ah ama buuxin kara shurudaha hoose la ogaysiinaynaa inay fursad dahabi ah ka banaan tahay Santarka Sanwayne Ee Degmada Ceel ogaaden Ee Gobalka Qoraxey , si waxbarashada loo tayeeyo ayaa waxaa loobahanyahay macalimiin 4 ah oo dhigta dugsiyada hoose-dhexe ee santarka Sanwayne.

SHURUUDAHA LOOGA BAAHAN YAHAY.

1. Waa inuu Soomaali yahay
2. Waa inuu diyaar u yahay in imtixaan lagaga qaado maadada takhasuskeeda uu leeyahay
3.Waa inuu diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo Santarka Sanwayne.

MAADOOYINKA LA RABO
1. English
2. Xisaab
3 .Sayniska guud
4.Cilmiga Bulshada

Waxaana la siin doonaa mushaar wanaagsan oo laga heshiin karo(Negotiable).
Waxaana abaabulka hawshan iska leh oo kharashaadkaas bixin doona bulshada ka so jeeda Santarka Sanwayne.

waxaa kala xidhiidhi karta lambaradan hoos kuqoran.
0915159450 & 0915400225

Gaadhsii fariintan cidkastoo ka faa'idaysan karta.

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan Mahadsanidiin

16/01/2024

Fursad Shaqo Jobs

Professional English Language Teachers Wanted!

Noradin Primary Schools in Hargeisa, Somaliland, are seeking passionate and highly qualified Lower Primary Professional English Language Teachers to join our dynamic team.

Requirements:
- High calibre professional credentials in English language education.
- Experience in teaching lower primary students.
-Strong communication and interpersonal skills.
- Enthusiastic about creating an engaging learning environment.

Responsibilities:
- Deliver high-quality English language lessons.
- Foster a positive and inclusive classroom atmosphere.
- Collaborate with colleagues to enhance the overall learning experience.

If you have the passion and expertise to inspire young minds, we invite you to be part of our dedicated team.

To apply, please send your resume and cover letter to [email protected] or [email protected].
Application deadline: 27/01/2024.

Join Noradin Primary Schools and make a difference in shaping the future of young learners!

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan Mahadsanidiin

13/01/2024

FREE WORKSHOP (Maareeynta Fasalka)
Shaqo Jobs
*Xog ku saabsan Tabbobarka (Maaraynta Fasalka)*

Tabbobarkan waxa soo agaasimay *Barkulanka Bidhaan* waxa aana loogu talo galay in ay macalimiintu ku kobciyaan ogaalkooda iyo xirfadooda macalinimo.

*Tabbobarka waxa soo jeedinaya* Ustaad Abdirahman Ahmed Mahamoud *"Sameeco"*

Waana tabbobare iyo khabiir mudo badan ku soo dhex jiray bahda waxbarashada.

*Mudada tabbobarka:* waa 2 cisho
*Goobta tabbobarka:* Online gaar ahaan (Google meeting)

*Tabbobarku waa:* Free ama Bilaash
Iska diwaangeli Number-kan: +252672223396

*Ku soo biir groupka Barkulanka Bidhaan:* https://chat.whatsapp.com/FIffLl7zQa0LXzbckTbtC3

Lawadaaga Macalimiinta xiisaynaya
Mention dheh cid u baahan Tababarkan
Mahadsanidiin

10/01/2024

SHAQO BANAAN : Darawal
Goobta: Hargeisa

Shirkadda ArsalEx waxay baahinaysaa boosas shaqo oo ka banaan kuwaas oo ah laba Darawal.

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
1. lab
2. liisan Darawalnimo Darajadiisu tahay C
3. ID. Dhalasho Somaliland
4. Khibrad
5 sano darawalnimo ah 5. shahaado ugu yaraan dugsi sare
6. jooga Hargaysa

hadaba hadaad danaynayso shaqadan kusoo dir CV-gaaga

qabashada codsigu waxaa uu ku egyahay 20/1/2024

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan Mahadsanidiin

06/01/2024

FUNDAMENTALS OF E-COMMERCE

Course- kan waxa aad ku baran:

โ— Fahmida ganacsiga online ka ah iyo sida uu ushaqeeyo, faa'idooyinkisa, caqabadihiisa iyo nuucyada uu u kala baxo

โ— Helida iyo curinta fikrado ganacsi oo waxku ool ah.

โ— Meelaha laga helo badeecoyinka sida: Alibaba, Shein, Aliexpress iwm.

โ— Qaabka loola xiriiro suppliers iyo qaabka loola gorgortamo.

โ— Qaabka loo so dhoofsado badeecada iyo qaabka loola xiriiro shirkadaha cargo ka

โ— Naqshadeynta sawirada badeecada adiga oo adeegsanaya sawiro iyo naqshado qurxoon oo free ah.

โ— Side loo sameeya suuqgeynta ganacsiga online ka adiga oo adeegsanayo warbaahinta bulshada sida Facebook, Instagram, Youtube, Tiktok iwm.

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya barashada E-commerce.

05/01/2024

Assalamualaikum, everyone!

We're excited to announce the 1st Training of PROFESSIONAL CERTIFICATION COURSES (PCC) WAABSHAQO HUB Masterclass!

We want to know which Training COURSE you're most interested in. Please select your preferred option.

If none of the options provided suit your interests, please feel free to leave a comment with your desired COURSE.

We value your feedback and look forward to delivering another exceptional masterclass.

01/01/2024

Math Online Courses

Ma jeclaan lahayd in aad Xisaabta barato adiga oo Goobtaada jooga, haddii aad danaynayso la xidhiidh WhatsApp lambarka 252 63 7436079.

31/12/2023

Bushaaro hor leh.
Shaqo Jobs Academy

Waxa aanu qaadanaynaa sanadka cusub fasalo Xisaabta, English iyo dadka u baahan waxbarashada aasaaska ah.

Cidda xiisaynaya ha lasoo xidhiidhaan shaqo Jobs.

WhatsApp 252 63 7436079

25/12/2023

XAYEYSIIS!... BUSHAARO!...

Basira College -: Waxa lugu bartaa Luqadaha, Xisaabta, Kaabista Dugsiga Dhexe/Sare, Tababarada iyo Koorasyada Gaaban.

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xidhiidh Whatsapp 063-8208856 ama wac 067-2024885.

Sanadkan cusub waxa laguu diyaariyey fasalo hor leh ee moogaan.

Hadda isdiiwaangelintii baa socota Offline and Online Courses.

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid u baahan
Mahadsanidiin

16/11/2023

BAAHIN DEEQAHA WAXBARASHADA EE DAAD OO AH DALKA GERMANY ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช

Last call for academics from Sub-Saharan Africa!

Donโ€™t miss the opportunity and apply now for the DAADโ€™s In-Country/In-Region scholarship programme.

The programme focuses on postgraduate and doctoral courses, offering funding for tuition fees, a study and research allowance, and more. The application deadline is 23 November 2023.

You can find more information on the programme and the link to the DAAD scholarship database here: โžก๏ธ https://www.daad.de/en/information-services-for-higher-education-institutions/further-information-on-daad-programmes/in-countryin-region-programme-in-developing-countries/

LAWADAAGA ASXAABTIINA XIISAYNAYA
Mention dheh cid u baahan
Mahadsanidiin

14/11/2023

Shaqo Jobs FURSAD

WAXAANU QAADANAYNAA SHAQAALE!

โœจSHAQO DILAALNNIMO๐Ÿ’บโœจ

Shirkada Gurimaal Real Estate waxay qaadanaysaa Shaqaale kala shaqeeya iibka iyo Kirada Guryaha iyo Dhulka.

:
โœ…Shahaado Dugsiga Sare
โœ…1 Sanno oo Khibrad Dilaalnnimo
:
โœ…Hargeysa
:
โœ…[email protected]

๐Ÿ“ฉNoo soo dir Cv-gaaga inta ka horaysa 20 November!

La shaqayso Gurimaal Real Estate๐Ÿฅฐ

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

07/11/2023

Fursad Shaqo Jobs

Goobta: Hargeysa
Dugsiga: Kuwaiti ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ผ

AVAILABLE JOBS ANNOUNCEMENT:
We are currently seeking qualified candidates for the following positions
1๏ธโƒฃArabic Teacher
To view the details of the job and apply, please click on the following link
https://2u.pw/jfmWrSt

ูˆุธุงุฆู ุดุงุบุฑุฉ ..
ุชุนู„ู† ู„ุฌู†ุฉ ุฃูุฑูŠู‚ูŠุง ู„ู„ุฅุบุงุซุฉ ุนู† ุญุงุฌุชู‡ุง ู„ุดุบู„ ุงู„ูˆุธุงุฆู ุงู„ุชุงู„ูŠุฉ
ู…ุฏุฑุณ ู„ุบุฉ ุนุฑุจูŠุฉ1๏ธโƒฃ
ู„ู„ุงุทู„ุงุน ุนู„ู‰ ุชูุงุตูŠู„ ูˆุงู„ูˆุธูŠูุฉ ูˆุงู„ุชู‚ุฏูŠู… ู…ู† ุฎู„ุงู„ ุงู„ุฑุงุจุท ุงู„ุชุงู„ูŠ:
https://2u.pw/MSpBOiP

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

06/11/2023

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ Shaqo Jobs

Hayโ€™adda Samafalka ee geeska Afrika Waxaa Ka Bannaan Fursad Ah (Kormeere Waxbarasho (Supervisor).

Shuruudaha Shaqada:
Codsaduhu waa in uu:
a. Heysto ugu yaraan shahaaddada darajada labaad ee heer jaamacadeed oo takhasus waxbarasho ah, gaar ahaanna kormeerka waxbarashada (M. Ed), oo ah heer caalami, ama ay wasaaradda waxbarashadu aqoonsan tahay.
b. Leeyahay khibrad kormeer, ugu yaraan 5 sano.
c. Leeyahay khibrad maamul oo la xidhiidha nidaamyada waxbarashada ugu yaraan 4 sano, waliba haddii ay dalka dibaddiisa tahayna, waxa uu heli doonaa mudnaan gaar ah.
d. Aqoon fiican u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingriisiga.
e. Leeyahay xirfadaha hoggaaminta, maareeynta mushkiladaha iyo goโ€™aan qaadashada.
f. Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, goโ€™aan qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimmi karta.
g. Leeyahay diin, akhlaaq fiican iyo dulqaad, kana fayow yahay balwad , cudurada la is qaadsiiyo, aanu lahayna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa.
h. Horay u galin fal dambiyeed maxkamadi xukuntay.
i. Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo wadashaqeyn.
j. Leeyahay xirfadaha asaasiga ah ee isticmaalka kombiyuutarka.
k. Leeyahay xirfadda tirakoobka iyo taabbagelinta halbeegyada xogaha. (Data analysis).
l. Leeyahay xirfadaha qoraalka iyo soo bandhiggidda.

How to apply

1. Lifaaqyada Muhiimka ah:
โ— Nuqul shahaaddada iyo trancriptiga darajada 1aad ee jaamacadda
โ— Nuqul shahaaddada iyo trancriptiga darajada 2aad ee jaamacadda
โ— Nuqul taariikh nololeedka (CV).
โ— Qormo aan ka yarayn 700 oo eray, oo aad kaga warramayso KHIBRADDAADA kormeer.
โ— Laba nuqul oo ah (Recommendation Letter โ€“ ุชุฒูƒูŠุฉ).

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

04/11/2023

Shaqo Jobs Alart!

Dugsiga British Islamic School waxa uu qaadanayaa Macalimiin cusub oo dhigaya Dugsiga Sare.
SCIENCE
MATH
ICT
ISLAMIC
ARABIC

WIXII FAAHFAAHIN AH LA XIDHIIDH LAMBARKA HOOS KU QORAN.

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

03/11/2023

Shaqo Jobs
-----------Fursad Shaqo Macalin Online-----------

๐„๐ฑ๐œ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Ž๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐œ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ข๐ž๐ฌ ๐“๐ž๐š๐œ๐ก๐ž๐ซ! ๐ŸŒŸ
Are you passionate about teaching and dedicated to Quranic education? Qudus Online Institute is looking for a skilled Online Quran and Islamic Studies Teacher to join our team.

Click the link below to read the job details and apply now!
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://drive.google.com/file/d/1KeV5LdIFXolkLQZfM7uui74qamgvKOR6/view?usp=sharing

To apply for the Online Quran and Islamic Studies Teacher position, please mention it in the subject line along with your name. Include your current location address in your application and send your email to [ [email protected]]

26/10/2023

Today's the best Photo ๐ŸŒฟ๐Ÿฅฐ Shaqo Jobs
๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ
















Share
Like ๐Ÿ‘
Love โค

Photos from Shaqo Jobs's post 23/10/2023

Fursad Shaqo Banaan

BAAHIN SHAQO MACALINIMO (part-time)

Dugsiga Al-mustaqbal primary school-Hargeisa waxa uu qaadanayaa Macallin KG,shuruudaha laga rabo hoos ayay ku xusan yihiin.

Kusoo dir CV-gaaga gmail-ka ama whatโ€™s upkan :

Whatโ€™s up : +252 63 4480591
Gmail: [email protected]

Lawadaaga asxaabtiina
Mention dheh cid buuxin karta shaqodan
Mahadsanidiin

Photos from Shaqo Jobs's post 11/10/2023

"OGEYSIIS DEEQAHA WAXBARASHADA"
____________________ Shaqo Jobs

Deeq waxbarasho oo Dalka Ethiopia ay Somaliland siisay cidii danaynaysaa ha u diyaar garawdo inay u tartanto

Gudidda komishanka Tacliinta Sare ee JSL ayaa shaaciyay deeq waxbarasho oo dawaladda Itoobiya siisay Somaliland.

Lifaaqa hoose ka akhri macluumaad faahfaansan si aad u xarayso deeqdan waxbarasho.

Lawadaaga asxaabtiina xiisaynaya
Mention dheh cid u baahan DEEQAHA WAXBARASHADA
Mahadsanidiin

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

BUSHAARO!!! Ku socota shaqo-doone Bogga ku xidhan! Shaqo Jobs ๐Ÿ‘‹ Haddii uu yoolkaagu 2023 yahay inaad hesho shaqo aad ku ...

Telephone

Address

Hargeisa
Other Advertising Agencies in Hargeisa (show all)
Vowzi online market Vowzi online market
Hargeisa

Advertising marketing

Al najax agency Al najax agency
Hargeisa

waxaad ka heli kartaa boosaska shaqo ee lasoo xayaysiiyo dhamaan dhulka somalida

Somraadi Somraadi
Hargeisa

iibi-iibso-kiree-kirayso. Guryaha

Dhambaal Digital Dhambaal Digital
Hargeisa
Hargeisa

--Adeegyada ๐ŸŽฌDubista Muuqalada ๐Ÿ“ธQaadista Sawirada ๐ŸŽฏMaareynta Baraha Bulshada ๐ŸŒSameyn Websites ka

Rasmi Graphics Rasmi Graphics
Road No. 1 26june District
Hargeisa, 252

Rasmi Graphics Waa Hay'ad Naqshadeyn iyo Hal-abuur leh. Oo aanu ugu Talagalnay Dhamaan Adeegyada Nas

Iprint Graphics Iprint Graphics
New-Hargeisa St Road #01
Hargeisa

At iPRINT, we integrate your content with great design, Designing service, Logo design | Brand identity | Corporate Branding | Company Profiles | Stationery Design | Digital Market...

Hormuud Digital Marketing Agency Hormuud Digital Marketing Agency
Road No1. 26June District , Ali Jirde Opposite
Hargeisa

Digital marketing is the use of the Internet to reach consumers. Digital marketing is a broad field,

Liban Technology and Digital Marketing Liban Technology and Digital Marketing
Hargeisa, 00252

Liban Digital Marketing and creative branding agent that provide innovative marketing services to it

Ramad Advertising Agency Ramad Advertising Agency
Hargeisa
Hargeisa

Intifaac Advert Intifaac Advert
Jigjiga Yar
Hargeisa

Intifaac advert is the first advertising company that provides a wide variety of one-stop digital

Hinqaad Creative Solution Hinqaad Creative Solution
Omar Hashi Building, Wadada Madax-tooyada
Hargeisa, JH34333

Hinqaad Creative Solution Waa Shirkad khibrad u leh adeegyada suuqgeynta warbaahinta. oo fahamsan sa