Amiir Abdulrahman

Kusoo dhawaada funns videos iyo Waxyaalo Kuxiiso galin doona

22/02/2022
21/02/2022
24/08/2021

Now

05/09/2020

Hablihii somaliyed oo fikrad wanaagsan keenay

Halkadhaha😬

25/08/2020

taasi oo ay saldhig u ahayd magaalada barakeysan ee Makka.[7]
Khulafadii Umawiyiinta ( ingiriis : Umayyad Caliphate; carabi: ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻷﻣﻮﻳﺔ ama ﺍﻷﻣﻮﻳﻮﻥ ) waa dowladii Islaamka ee maamulka kala wareegtay Afartii Khulafo taas oo uu aasaasey
Khaliifkii 5aad ee ku xigay Khulafo u Raashidiinkii . Boqortooyadan waxa sameeyey asxaabiga weyn ee Mucaawiya wakhtigii ka dambeeyey dhimashaddii Nebi Muxamed (c.s.w). [8]
Ka dib maamulkii Cusm aan binu Cafaan (644–656), waxaa hogaanka dowladii Islaamka la wareegay Mucawiya binu Sufyaan oo si xoog ah ku qabsaday maamulka isla markaana ka dhigey hogaanka Islaamiyiinta mid dhaxaltooyo ah. Mucawiya wuxuu wakhti dheer masuul ka ahaa gobolada dalka Suuriya, markuu la wareegay maamulka dowladii Islaamkana wuxuu magaalo madax ka dhigtey caasimada Dimishiq.[9]
Si kastaba ha ahaatee, wakhtigii Umawiyiintu haysay hogaanka boqortooyada Islaamka waxey gaadhsiiyeen dhul aad u balaadhan iyagoo qabsadey waqooyiga Afrika, dhamaan deegaanada Bariga dhexe , meelo ka mid ah
Aasiyada kore ilaa meelo badan oo koonfurta Yurub ah sida wadamadda Isbayn , Giriig iyo Jasiiradaha u dhow. [10] Markey Dawladda Umawiyiintu mareysay meeshii ugu sareeysay waxay heysatay dhul aad u balaadhan oo dhan
5.79 mayl labalaaban (15,000,000 km 2), taasi oo ah boqortooyadii ugu balaadhneyd ee dunidu aragto iyo mida shanaad ee ugu weyn waligeed.
= taariikhdii umuwayiinta
=Wa
Furashaddii iyo fiditaankii boqortooyada Islaamka wakhtigii Rashidiinta ee maamulka hayeen afarta khaliif . Kala qeybsanaanta meesha waxay ku tusaysaa wakhtiyadii kala duwanaa ee Khulafadii Rashiidiinta kuwaas oo ugu dambeeyay Cali goortii ay bilaabantey
Fitnadii Kowaad .
Xoogagii adkaa ee Khulafo Raashidiintu samaysay kuwaas oo ugu dambeeyay Calli wakhtigii Fitnadii Kowaad
Gobolada uu maamulayay Mucaawiye goortii ay bilaabantey Fitnadii Kowaad
Masaajidka Umawiyiinta kaasi oo la dhisey wakhtigii Mucaawiye maamulka Dawladda Islaamka gacanta ku hayay.
Maabka gobolada Dawladda Umawiyiintu ka talineeysay.
Muc

Photos from Amiir Abdulrahman's post 25/08/2020

31/05/2020

Mudaharaadadii kasocday dalka maraykanka Ee loogaga soo horjeeday dilkii George Glody ayaa gaadhay dalka canada

halkan waa magaalo madacda Canada Toronto

Photos from Amiir Abdulrahman's post 31/05/2020

Mudaharaadadii ka Qabsoomay gudaha maraykanka
ayaa kufidaya guud ahaanba caalamka
Halkan waa London Uk
oo shacabkii jabiyeen xayiraadihii saarna Covolid 19 awgii

Xigasho: Khaalid Foodhaadhi

31/05/2020

chicago

16/05/2020

18 may

miyay miyirbeel asqooben

24/04/2020

Insha allah waxaan inoo bilaabi foona casharo wano iyo aqoon korodhsi diimeed ah

Bisha ramadaan awgeed

24/04/2020

Ramadan kariim dhamaan umada muslimka ah meelkastay joogan

Photos from Amiir Abdulrahman's post 15/04/2020

Suuqa Khudaarta muqdisho

Iyo kalafogaanshaha awgii

08/04/2020

Qaybtii 2aad
Qormada ASTAAMAHA DUMARKA IYO ISBADALKA KUYIMAAD MARKA AY HOOYO NOQDAAN

- socon karto xaaladda ilmaheeda si aanay daryeelkiisa iyo ilaalintiisa uga seexan. 2. CABSI HOR LEH IYO GEESINIMO AANAY H**E U LAHAYN: Waa laba xaaladood oo is burinaya oo labadaba ay hooyonimadu gabadha ku soo kordhiso. Waxa ay barataa macnaha runta ah ee cabsida si ay mar kasta ula socoto khatarta ku iman karta ilmaheeda. Waxa aanay si xeeldheer u sii odorosi kartaa khatar kasta oo cabsi gelinkarta ilmaha. Haddana waxaa ku abuuranta geesinimo aanay h**e u lahayn. Haddii ay h**e xitaa difaaca nafteeda aanay ku dhiirran jirin, markan waxaa ku abuurma dareen ay u badheedhayso wax kasta oo khatar ah si ay ilmaheeda uga badbaadiso.,
Lasoco. Qaybta 3aad. Mahadsanid. lawadaag asxabtaada

08/04/2020

BAEMAAMUJKA. HOOYO XAAWA UGAAR AH HAWEENKA IYO QOSKA
QORMADAN WAXAYNU KU QAADAN DOONA ASTAAMAHA AYLEEYIHIIN DUMARKU IYO ISBADALKA KUYIMAAD MARKA AY HOOYO NOQDAAN

Hooyonimadu waxa ay beddeshaa hab nololeedka gabadha. Tusaale ahaan hurdada, jadwal-hawleedkeeda iyo xitaa dabeecadaha iyo dhaqannada lagu yaqaanno. Waxa aanay furtaa daaqad cusub oo ay gabadhu ka dheehato adduunyada iyo faham hor leh oo ka duwan kii ay h**e uga haysatay nolosha. Maqaal ay shabakadda Aljazeera ka soo xigatay wargeyska Amandu ee Talyaaniga ka soo baxa ayaa qoraaga Claudia Lamy ay ku eegaysaa isbedellada yaabka leh ee gabadha ku dhaca marka ay hooyo noqoto.HOOYANIMADU WAXA AY BEDDESHAA HURDADA GABADHA: Xiisaha ay h**e ugu qabtay hurdada iyo xeeldheerida hurdada ay seexan jirtayba waa ay tagaan. Waxaana ku soo kordha dareen maskaxeed oo si kasta oo ay u huruddo haddana ay la , Lasoco qaybta 2aad

.LAWADAAG ASXAABTAADA.
HADAD KU CUSUBTAHAYNA HA ILAAWIN.

01/04/2020

Madaxwayne. Ducoqaado adoo waxdilikara😁😁😁
Fariinta shacabka

29/03/2020

Hhhh

25/03/2020

♥️

25/03/2020

Beautiful city 😍😍😍😍

25/03/2020

Jawi Dagan. Hargeisa

24/03/2020

😂😂😂😂😂

23/03/2020

Share

22/03/2020

Somaliland
location. Wajaale oo maanta rooban

21/03/2020

Hinaasaha Ragaa kuxun. 🙄🙄

17/03/2020

Qarax gaadhi loo adeegsaday ayaa ka dhacay waddanka Thailand. Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhaawacmay.

17/03/2020

Waddanka China nolosha ayaa caadi ku soo noqonaysa, ka dib markii uu hoos u dhacay fiditaanka cudurka Coronaha.

17/03/2020

Itoobiya kuma jirto dalalka laga mamnuucay duulimaadyadooda Somaliland.

Waxaa xusid mudan in Itoobiya ka mid tahay dalalka cudurka laga helay.

17/03/2020

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa yidhi: "Xalay waxaa la dilay taliyihii nabad-sugidda ee Laascaanood bil meelahaas ka horna waxaa la dilay xaakimkii, cadowgu wuu ku soo dhiiranayaa marka la dilo xaakimkii iyo sahankii, waa cadow innagu soo maqan, waxaynu arkaynaa dhibaatadan cudurka oo jirta in cadowgeeniina uu weerar innagu soo qaaday, kuwaas ka jawaabiddoodana diyaar baan u nqoqonaynaa"

15/03/2020

Marcel Keienborg oo ah garyaqaan u doodda xuquuqda qaxootiga una dhashay dalka Jarmalka ayaa bartiisa Twitterka ku daabbacay in uu hayo caddeymo muujinaya in Soomaaliya lagu celin doona bishan dad Soomaaliyeed oo dalkaasi Jarmalka ku sugan ee haysta waraaqaha Duldung.
9kii bishan March ayaan halkan u daabbacay in dadka Soomaalida ah ee haysta waraaqaha Duldung "Dulqaadka" ee dalkaasi jarmalka ku sugan dib loogu soo celin doono Soomaaliya, iyadoo arrintaasi ay fududeyn doonto safaaradda Soomaaliya ee Baarliin iyo dawladda Jarmalka.

14/03/2020

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqey in maalinta berri ee 15ka bishan March guud ahaan dalka Mareykanka looga dareeri doono Salaad Qaran, cudurka Coronaha awgii.
Trump wuxuu sheegay in dalkiisu taariikh u leeyahay Alle bariga, si uu u badbaadiyo xilliyadan oo kale.

13/03/2020

Xaqiiq Marwo Naziem M Abdirahman

20/01/2020

Ninkan odayga ah Haddii uu Soomaali ka dhalan lahaa ma idiin sheega waxa ay bulshadda Soomaaliyeed odhan lahayd.

"Ninkan waa nacas naagtiisa ayaa ka adag, oo waxan umalynaynaa Naagtiisa ayaa sixirtay maxaa yeelay 24 isaga ayaa ubadka xambaara oo haya, iyaduna waxba ma qabato, waa nin naagtiisu maamusho oo ka adkaatay, kann raggii buu ceebeyey.

Laakiin xaqiiqaddu taas maaha e ninka ragga ahi waa kan xaaskiisa nasiya Ubadkiisa wakhti siiya, reerkiisa muhiimadda siiya ubadkiisa la koriya xaaskiisa sidda ninkan hadda idiin muuqda iyo rag kale oo wanaagsan oo qarsoon intaba.

Photos from Amiir Abdulrahman's post 17/01/2020

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender oo labadii maalmood ee ugu dambeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Xaafadda Daami ee beesha Gabooye ka degto magaalada Hargeysa illaa Madaxtooyada ayuu booqday.

Waxay muujinaysaa saameynta uu Ingiriisku ku leeyahay Somaliland iyo sida gaarka ah ee uu daneenayo arrimaha ka socda.

we love somaliland dhulka hooyo♥️

Amiir abdul rahmaan

17/01/2020

Daacigii weynaa ee ku caanbaxay doodaha dadka aan islaamka rumaysnayn Sheekh Axmed Deedat wiil uu dhalay laguna magacaabo Yuusuf Deedat ayaa lagu toogtay magaalo xeebeedda Durban ee Koonfur Afrika arbacadii lasoo dhaafay. Isagoo dhaawac ayaa la geeyay cisbitaalka. Ilaa hadda lama garanayo sababta loo toogtay iyo cidda gaysatay. Booliskuna waxay sheegeen in dablay hubaysani rasaas madaxa kaga dhufteen xilli uu ku sugnaa banaanka h**e ee maxkamadda qoyska ee Verulam isaga iyo xaaskiisa.

Ugu dambayb maanta galinkii dambe abbaare 2:40 ayuu ku geeriyooday cusbitaalka isagoo da' diisu tahay 65 jir.

Allah waxan uga baryayaa in jannooyinkiisa ku casuumo, marti la jecelyahay na rabbi ka yeelo AAMIIN AAMIIN.

Amiir Abdulrahmaan

16/01/2020

"Iyadoo aynu ognahay caqabadaha ku gadaaman amniga, doorashooyinka, dayn cafinta, xukunka sharciga iyo horumarka... Midowga Yurub wuxuu si adag uga soo horjeedaa mabda'a ciqaabta dilka duruuf kasta iyo xaalad walba".. sidaas waxaaa maanta bartiisa Twitterka ku qorey safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Barlengo.

Somaliland ayaa maanta toogatay lix nin oo ay sheegtay in ay h**ey u gaysteen dilal kala duwan.

Want your business to be the top-listed Photography Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Hargeisa
Other Photography Videography in Hargeisa (show all)
30 Minute Studio 30 Minute Studio
Ahmed Dhagah
Hargeisa, 0000

Haddii aad daneyneeso sawir qaadis iyo muuqaalo casri ah,30 Minute Studio waa halka aad ka helayso.

Ahmed Jirde Ahmed Jirde
Hargeisa

Hamse Hamerka Hamse Hamerka
Burco
Hargeisa

Filmmaker

Xᴀᴋɪɪᴍ ʙᴏɪ Xᴀᴋɪɪᴍ ʙᴏɪ
Hargeisa

Photograph

Luxe Spin 360 Photo Booth Luxe Spin 360 Photo Booth
Hargeisa
Hargeisa

Nepal digital photo Nepal digital photo
Nac Nac
Hargeisa

Nepal digital marwalba ugu kaalay sawiro iyo muuqalo ku qanciya

Kaafi Studio Kaafi Studio
Dalcada Isha Borama
Hargeisa, 1999

Kaafi studio portrait photo � photography � video editing �

Arish Films Arish Films
Hargeisa

Arish Films Is a Production Company Based in Hargeisa. We Specialize in Documentaries, Short Films, Photography and Digital Content Production.

Yaxye Cabdale Officeil Yaxye Cabdale Officeil
150 Ts
Hargeisa, 252

Noogu Kaalay Sawiro Tayo Leh iyo Muuqaalo Ku xiisa Galiya

Sartaaj production Sartaaj production
Street 12
Hargeisa, 24

Welcome my new account �

obsa_official obsa_official
Hargeisa

Dr obsa Hassan mohamed Personal blog

upthi_kani_honest_official upthi_kani_honest_official
Hargeisa

HA SALUUGIN WAAYAHA QALIN BAA SAXEEXE