Somali media

Somali media

You may also like

subash.v.716
subash.v.716
Vcfvcfvfc
Vcfvcfvfc

*Ride whith us throught the journey of comedy,
posting the funniest content from whild world.*

06/01/2023

IGGA RAALI AHAW!!

Madoonayo inaan kaala noqdo waxaan ku siiyay,sida magacaan kuula baxay iwm.

Ma doonayo dabadaa inaan cid barto, hadaan bartose ulama dhaqmidoono sidaan kuula dhaqmi jirey adigga oo kale.

Haka xumaan hadey kusoo gaadhaan cabashooyin kaaga imanaya isbadalka igu dhacay,taasi oo ay igu sababeen duruufihii aanla kulmay dabadaa.

Waxaan kuu balan qaaday weli waa sidoodii,ma cuno qaadka,mana cabo sigaarka,koolada,shiishada,lakiin bedelkooda iyo waxa loogu baahdoba waan sameeyaa.
Waan saamaleylaa, waanan cidloodaa,umana baahan dabadaa cid;,sida saaxiib,jacayl,qurux,farxad,iyo wixii aan kaa helijiray oodhan.
Waxaan bartay beenta,xanta,dulmiga,ribada iyo waxkastoo igu adkaa intaba.

Lakiin nasiib wanaag kulamakaco oo kulama dhaqmo bina aadamka sideyda'ah,waxaan kula dhaqmaa oonku karbaashaa nafteyda.

Waxaan ahay,qof ku niyad san curinta sugaanta iyo cibaadada maalinlaha ah,ee uu sameeyo.

Sugaantu waa dab-damiska kaliya ee aanku baqtiiyo qalbigeyga, markey holciyaan su'aalaha is dabajooga ah eed sababtooda aad leedahay.
Ma aqaan waxaad ii dareento maal-maha adag eed isoo wacdo,fadlan haysoo wicin si aanad qolofta uga qaadin nabaradaan dhayayo, een dhidhka ku bogsiinayo waad mahad sanatahay.

27-April-2021

Send a message to learn more

04/01/2023

Dhifiq iyo dhulbahante buuhoodle 🇸🇴🐪.

08/09/2022

Wax ay boqorad ahayd iyada oo dawladdeedu tahay quwadda kowaad ee caalamka. Wax ay boqorad ahayd iyada oo calankeeda la gu naanayso "ka aan cadceeddu ka dhicin". Wax ay boqorad ahayd iyada oo afka dadkeedu noqday ka dadka dunida oo dhami is ku afgartaan. Wax ay boqorad ahayd iyada oo ilbaxnimada umaddeedu matalayso fiidda u sarraysa ilbaxnimooyinka. Wax ay boqorad ahayd iyada oo tobannaan ummadood oo ay iyadu dawladnimo siisay noqdeen qaramo xoog leh. Wax ay boqorad ahayd iyada oo dadyowgii gumaysiga ka ga caban jiray iyaga oo xor ah dalkeeda magangelyo u gu soo qulqulayaan. Wax ay boqorad ahayd iyada oo dawladnimadii ay bartay reer Soomaalilaand 26 Juun 1960 calanku ka babbanayo Hargeysa. Wax ay noolayd 96 gu oo caafimaad iyo sharaf leh. Nolol gobannimo iyo milge leh bay noolayd, inta eraygaasi macne lee yahay.

Boqorad Elizabeth, marti u noqo Allahaagii ku abuurtay ee aad u noqotay.

Ibraahin-Hawd Yuusuf Ahmed

08/09/2022

Meel qaldan ayuu u dhacay 😂

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Dhifiq iyo dhulbahante buuhoodle 🇸🇴🐪.
Meel qaldan ayuu u dhacay 😂

Category

Website

Address

Hargeisa
Other Digital creator in Hargeisa (show all)
Hage Digital Services Hage Digital Services
Mahamoud Dheere Plaza, Opposite Ali Jirde Hotel
Hargeisa

🎯Mareynta Baraha Bulshada 🧑🏻‍💻Samaynta Website 📊 Google Ads 🛒E-Commerce 💻web design ⏳Branding

Caqilka Creative Caqilka Creative
1streat Omarhashi
Hargeisa, 00252

Caqilka Digital Creative.

Bulaale media Bulaale media
Hargeisa

HILAAC MEDIA WAXAAD KA HELAYSAA best somali Dance

Somalistories Somalistories
Hargeisa

Home of somali Entertaiment

Nuura afcas Nuura afcas
Muqaalo
Hargeisa, KUSOODHOWADA

Alxamdulilaah 🤲

Qurxiye Digital Qurxiye Digital
Road1
Hargeisa, 12354

Ku Soo Dhawoow Qurixiye Digital oo Ku Xayaysiiso Ganacsigaaga Si uu ugaadho macaamiil badan oo

xaqiiq iyo khiyaal dhaxdood xaqiiq iyo khiyaal dhaxdood
Hargeisa
Hargeisa, 252

Soo dhawoow�

Suldaan yare Suldaan yare
Hargeisa

waxaan soo gudbiyaa qisooyin layaab leh.

Talada maanta Talada maanta
Khadar
Hargeisa, NEWS/MEDIA

@Qoraa an xad gudbin#*

Clkariim Saalax Clkariim Saalax
Hargeisa

wellcome to my page Kala soco warar,dhacdooyin Iwm. Please follow nsoo dheh Mahdsanid . 🙏❤️

Qureesh asali Qureesh asali
Anafacnet2@gmail. Com
Hargeisa