Liibaan LiiLove
Ku soodhawow pagekeyga LIILOVE PRO
Nala wadag talo iyo tusale mahadsanid. Welcome to my page and share advice and examples, I'm a designer ready at any time.
Challenge maskax iyo caqli u baahan
Qiimey sidey u kala caansan yihin
7 qof 👀👉 Liibaan LiiLove
Sawirka 1aad waa Aabe Maxamed Muuse oo curadiiss Mumtaas maanta kasoo saaray qabriga Iskuul buluusiya. Sawirka labaadna waa i isagoo gabadhiisa dib u aasaya
Qoraalkaan xanuunka badan ayuu qoray.
"Aabe wa inoo kulan Sadaxaad, janadii udgooneyd
Curadayda Mumtaz waxan ku Aasay qabuuraha iskool polisia 14_ October _2021. Kulankeena labaad waxu ahaa maanta 11_june _2024 inaam mar kale is aragno, Xanuunka iyo uurku taalada ay leedahay in lagu dhaho meydkaada dib usoo faag , waxa dareemi karo qofka, Ehelkiisa ku duugan yihiin kaliye, waxaan kuso arkay dad ehelkooda raadinaya meel ay ku Aasanyahiin garanayn, oo iska ilmaynaya, Alle ha u gar gaaro dhamaan shacabka dadkooda iskool polisia kaga aasanyihiin, waxaan soo noola tana waa ii dhinyd”
Wlhi sidaani waa murugo iyo quus😭
Ninkan only legend le garan karo.
👀👉 Liibaan LiiLove
Nin mise nag mxad ku tilmami lahayd ?
👀👉 Liibaan LiiLove
Mesha iney ku qaan garan le mey raben😂
Dugsi sare Vs Nin
Fursad buu iska qasaariyay😂
Adigu maka faaideysan lahayd janiskan
Gabdho F4 ah Guur Vs Jaamacad
Uwac gabar F4 ah mid raac ku dheh
Real Madrid oo Mbappe yimaaday siyaasadda aynu iska falanqayno😂😂
Ciyaartan hadan la jojin dhab ayey isku badali
Liibaan LiiLove
Tano kale ma kugu dhacday😂yarkan wu ku daalay Liibaan LiiLove
Real Madrid 15 Champions league winners🏆
Aisha Osman Iikow ayaa ku guuleysatay Abaalmarinta gabadha ugu quruxda badan dumarka Soomaaliyeed (Miss Somalia)
Waxey heshay in ka badan 5,150 Cod.
Hambalyo mss Somalia🇸🇴👸👑 KGS
Gabdho 500gram dollar ahan waa immisa ?
Odayga hambalyo ayan leyahay Liibaan LiiLove
Waa haben cibaadiyo iyo adkaar lagu caweyaye
Gabay gan qiime jumco wngsn Liibaan LiiLove
Final ka yaad taagersan thy
Ciyarta sadaali Liibaan LiiLove
Tijaabi aragtidaada👀 Liibaan LiiLove
Ka so saar xaraf ama number aan ahayn 2
Hambalyo walaalo saaxiibo aan waqti fiican so wada qaadanay maanta waa maalintiina waan idin kugu hambalyeynaya farxadda wan idin la daremaya 🎓👏
Engineers badan aya u sobaxay Somaliya siiba galmudug, gaar ahan D Guriceel 🥰🙏
ABDISALAN ALI MUSE
ABDULKADIR MOHAMED SHIRE
ABDULLAHI AHMED MOHAMED
YAHYE MOHAMED ELMI
SHAFI'I HASSAN MOHAMED
Hambalyo saxibayal guulo kale iyo nasiib wacan baan idin rajeynayaa insha allah🎓👏🙏
Somalidii ku xirned Libya 🇱🇾 oo la so dayay wa alx inkasto dhibato badan la kulmen
Hadi qof ka maqned baafi oo raadi muqalkan share dheh
Muqaal Dareen leh.meel cidlo ah ayaa lagu xiray mudo 15 sano ah waxaana loo geestay dhibaato xoogan.
Miskiinkan aan caawino rabbi ajir haka siiye so gud binta muuqaalkan waa walaalkeen
Iidle Aadan Maxamed Dagane
Bisha mowliid oo ah bishii uu dhashay nabigena muxamed NNKH waa bil fadli badan oo mudan in la xuso wanagana la badiyo si loga faaideysto.
Kuwi nabigu u shafeca qado allaha naga dhigo
Ku salliya nabiga scw siina faafi By Lii Love
Sheeko qosoll badan sh.cabdi xayi
Heestan hadad fahantay erayo ka mid ah soqor
Hees + baratical keda waa legend wakhtigu ciilay !
Musqul ka so noqonaa kulaha🤣🤣
Xaliimooyinkii san ayey bilaben
Gabadhan uwac wax cusub ayey kentay
Dhammanten geeri aya na wada sugeyso sawirka kuu muuqdo waa geerida ka dib wixi na gula asturi laha waxba k**a nixin hana ka cabsan ee alle ku xirnaw acmaal wanagsan aduunka ku shaqeyso.
ilaahow no dambi dhaaf ilahow no naxariiso🤲
Waxan so xasustay : Shicirkii Ali ibn hussein "Zaynul abidin" oo ahaa👇
"ليس الغريب غريب الشام واليمن ان الغريب غريب اللحد
والكفن"
(Qofka yaman iyo sham tago qariib ma ahan ee waxa qariib ah qofka luxudka iyo iilka la dhigo)
Qofka dadkisi iyo duunyadisii ka tagay oo mesha ku cusub wa kan maradaa cad iyo godka madow la dhigo. Alle ha no dambi dhaafo dhammanten🤲
SII FAAFI SHARE DHEH WALAAL
QORAA✍️ Lii Love
Ragan idin kaa isku balamiye kala saara
Nagu soobiir 👉 Lii Love
Gabdho wajigiina madow saaid ah maahanoo
3 days aad tunoconee xayaatul talab Lol😆
Wiil ganacsade ah o gabdhaha madow caawiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
Hargeisa
Waa channel somaliyed oo guDbinaYaha quruxda kana gudbinaya waxtyaabo qurxan intii laga gudbin laha
Hargeisa
Ku soo dhawoow kanaalka Dhambaal Media. Ujeedkeygu waa in aan idiin soo gudbiyo muuqaalo tayo leh.