Aisha clothing

Home of elegance

31/01/2024

🚨🚨🚨🚨🚨🚨

Photos from Aisha clothing's post 10/01/2024

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯
Cabayado iyo kabo qurux badan oo qiimahodu ku raali galinayo ugu kaalay Aisha clothing
😍😍😍😍😍
Waxad kaso dalban karta WhatsApp: 0636720184

So dhawoow macmiil πŸ™

19/10/2023

Cabayado cusub πŸ”₯😍

Kaso dalbo WhatsApp 0636720184 ama fariin noogu reeb qaybta fariimaha πŸ™

18/09/2023

OmbrΓ© collection πŸ₯°

Nagala so xidhiidh WhatsApp 0636720184

18/09/2023
Photos from Aisha clothing's post 18/09/2023
09/09/2023
09/09/2023
Photos from Aisha clothing's post 18/08/2023

πŸŽŠπŸ›οΈ Qiimo dhimis πŸŽŠπŸ›οΈ

Kuso dhawow macmiil waxan sameenay qiimo dhimistii abid ugu balaadhned dhaman alaalbaha aanu haynaa way ku jiraan
πŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈπŸ›οΈ
Ka dalbo numberada hoos ku qoran
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
WhatsApp: 0636720184
CallπŸ“ž: 0634005384

03/08/2023

NEW NEW NEW πŸ”₯πŸ”₯

SHALMADO WIL AH

Assalamualaikum dhaman macamiisha nagu xidhan waxan ku war galinynaa inaanu keenay shalmadihi hooyoyinka iyo hablha ee wilka aha oo waaweyn lagana keenay Djibouti πŸ‡©πŸ‡―

Waxad kaso dalban karta Numberda hoos ku qoran
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
WhatsApp: 0636720184
Call πŸ“ž: 0636720184

So dhawaadaπŸ™πŸ₯°

10/06/2023

😍Mar kale iyo alaab cusub😍

Ku quruxiso dhamaan xafladaha iyo casuumadaha noocyadooda kala duwan πŸ”₯πŸ”₯

Waxad ka helaysan Aisha clothing
Kaso dalbo instagram kena iyo faceebook iyo whatsapp ama so wac numberada hoos ku qoran
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Whatsapp: 0636720184
Call πŸ“ž : 0636720184 / 0634005384

Markasta wax cusub noogu kaalayπŸ™

Photos from Aisha clothing's post 18/05/2023

Hambalyo shacabka Somaliland ❀️

πŸ’šπŸ€β€οΈ Nabad,horumar,isku-dubnaan πŸ’šπŸ€β€οΈ

Photos from Aisha clothing's post 03/05/2023

Beautiful jewelry set πŸ₯°

21/04/2023

Eid mubarak ❀️

Photos from Aisha clothing's post 13/04/2023

Eid collection

Photos from Aisha clothing's post 13/04/2023

Eid collection πŸ”₯😍

Photos from Aisha clothing's post 13/04/2023

Eid collection πŸ”₯

Photos from Aisha clothing's post 05/04/2023

😍πŸ”₯Safarki Ciida 😍πŸ”₯

Macmiil waxanu idin keenay safarki ciida oo dhamesytiran.
Cabayaado, shandado, kabo iyo alaab kale oo badan kuwaas oo tayadoodu Aad u sareeso qiimahoduna macquul yahay.
Waxa kale oo ka maqnayn bulkaatigi, galabiyadihi iyo alaab kale oo anan halkan sawirkodu ka maqan
tahay

😊😊Waxay diyaar ku yihiin dhamantood carwada ka socota Hotel Gulled booth 10A😊😊

⚠️Fiiro gaar ah: alaabta qaar qiimo dhimis bay ku jiraan ⚠️

β€οΈπŸ™Gacmo furan kuso dhawaada β€οΈπŸ™

naga so wac numberka hoos ku qoran
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
0636720184 / 0656720184
❀️πŸ”₯😍

Photos from Aisha clothing's post 04/04/2023

SAFARKI CIIDA

Kuso dhawaada cabayadahii Ciida 😍
Waxaad naga helaysaan carwada hotel Guled ka socota,sidoo kale waxad kaso dalban kartaan
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Whatsapp:0636720184

Photos from Aisha clothing's post 04/04/2023

😍SAFARKII CIIDA 😍

Kusoo dhawoow Aisha clothing
Macmiil waxanu kuu keenay kabihii iyo saacadihii Ciida o tayadoodu sareeso😍

Macmiil waxad naga helaysan Carwada HOTEL GULED

Sido kale waxad kaso dalban karta
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

whatsapp: 0636720184

Photos from Aisha clothing's post 01/04/2023

πŸ“£clearance sale πŸ“£

πŸ“£Xaraash πŸ“£

Macmiil waxaanu qiimo dhimis kuugu sameenay alaabaha hoos kaaga muuqda dhamaantood oo qiimihi ugu hooseyey abid aanu ka dhignay
Waana tiro kooban e ka faaideso macmiil.

Photos from Aisha clothing's post 16/03/2023

New πŸ”₯new πŸ”₯newπŸ”₯

🌜Ramadan collections πŸŒ›

Aisha clothing waxay idin kentay sharaxadihi aanu ugu talo galnay bisha barakeesan ee Ramadan kuwaas o aad ku quruxisan kartid guriga , xafiisyada iyo meheradaha oo tayadoodu aad u sareeso.
Waxa kale oo aanu idin hayna weysooyinki biyaha,kuwi barafka lagu samenayey iyo qaar kale o badan.
Macmiil Waxad kaso dalban kartan dhamaan numberada hoos ku qoran.
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Whatsapp: 0636720184
Call πŸ“ž : 0636720184 / 0634005384

🚚🚚 Dhamaan Gobolada Somaliland wanu uso diri Karna 🚚🚚

So dhawaada πŸ™β€οΈ

Photos from Aisha clothing's post 02/03/2023

New dresses 😍πŸ”₯
πŸ“£πŸ“£πŸ“£πŸ“£πŸ“£πŸ“£

Aisha clothing oo aad uga barateen mar kasta inay idin keento wax cusub oo tayo fican,Waxay idin Keentay toobabkan o tayo iyo qurux ba isku darsadey
So dhawaada dhaman macamiisha nagu xidhan πŸ™β€οΈ
Waxad nagala so xidhiidhi kartan
Dhamaan bogaga aanu ku leenahay baraha bulashada ama Naga so wac numberka hoos ku qoran
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ˜πŸ”₯✨
Call: 0634005384, 0636720184
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ˜πŸ”₯✨
Whatsapp: 0636720184

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

✨Shimmery abaya ✨.
Cabayado cusub πŸ”₯😍Kaso dalbo WhatsApp 0636720184 ama fariin noogu reeb qaybta fariimaha πŸ™
New newπŸ”₯
Ombré collection ❀️
OmbrΓ© abaya available nowπŸ₯°
NEW NEW NEW πŸ”₯πŸ”₯SHALMADO WIL AH Assalamualaikum dhaman macamiisha nagu xidhan waxan ku war galinynaa inaanu keenay shalmad...
Ku quruxiso dhamaan xafladaha iyo casuumadaha noocyadooda kala duwan πŸ”₯πŸ”₯Waxad ka helaysan Aisha clothing  Kaso dalbo inst...
😍Mar kale iyo alaab cusub😍 Ku quruxiso dhamaan xafladaha iyo casuumadaha noocyadooda kala duwan πŸ”₯πŸ”₯Waxad ka helaysan Aish...
Dhamaan noocyada kala duwan e xafladaha ayaad ku isticmali karta
πŸ”₯πŸ”₯

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Other Clothing Stores in Hargeisa (show all)
dubad online market dubad online market
Street One
Hargeisa

waa dubbed market dabacsanaan iyo degegsiinyo dalabkaaga kuugu deeqaye daacad adeeg suuban Dalbo

Makkah dress making company Makkah dress making company
Hargeisa, 252

Shirkada makkah ee tolista khamiisyada casriga ah

Ahlam Fashion Ahlam Fashion
H378+2GJ Ahlam Fashion Clothing Store
Hargeisa, 242

Ahlam Fashion waa dukaan iibiya dharka kabaha iyo agabka kale ee caruurta, Dumarka iyo Ragga

Raho Collection Raho Collection
Hargeisa

We believe that fashion is more than just clothing; it's a reflection of one's inner self.

carwo ladan carwo ladan
Hargeisa

Busineea

Mabrook Store Mabrook Store
Hargeisa, Street NO:1, Waheen Souq
Hargeisa

mabrook store waxad kahelaysaa macawiso tayo leh oo Oringinal ah iyo qiimo aad u jaban oo ku raali g

AMAN STYLE AMAN STYLE
Wajaale
Hargeisa, 0252

AMAN STYLE is the best reliable online wholesaler business with high-quality products for Men, Women and Kids. shop online with affordable prices at http://amanstyle.store/

Mathna fashion style Mathna fashion style
Hargiesa
Hargeisa

zaira Collection zaira Collection
Hargeisa

iibinta dharka iyo wixii lamida

Hoo Store Hoo Store
Wadada Madaxtooyada Koonfur Kaga Soo Jeeda Kaaraha Ama Baar Hargeysa
Hargeisa

Anas Tailor Anas Tailor
Jigjigayar
Hargeisa

ANAS TAILOR Waa hoyga xarragada iyo lebiska