Markis Salaxudiin.
Markiska Salaxudiin, waxaad ugu imanaysaa Barashada Quraanka kariimka iyo Tafsiirka, sidoo kale Barashada Luuqada Carabiga Iyo Naxwaheeda
Bahda Markaska Imaamu Shaafici waxay si kal iyo laaba u soo dhawaynayaan wafdiga culimada ah ee ka soo kicitimay Magaalada Hargaysa si ay uga qayb galaan xafladda berri ee qalin-jabinta Dufcaddii 15aad.
Soo dhawaada Culimo.
Goobta : Bar-kulan Hotel
Goorta: 8:00 Subaxnimo Khamiista berri
Taariikhda: 20-Muxaram- 1444H = 18-8-2022 M
Ka soo qayb gal wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Ibraahin Dheere Street
Hargeisa, 252
Shirkadda Sixidda, Qurxinta, Astaamaynta, Turjumidda & Daabicidda Buugaagta.
150 Street
Hargeisa, 252
ILWAADSAN COLLECTION waa casriya oo online waxa ku iibisa