Mustafe Haibe
follow me for more
JUM'A MUBARAK
Fashil waxaa kugu filan marka aadan naftaada ku faani karin, ilmahaagana aadan u ahayn qof ay ku faani karaan, ee bilcaksi aad awoowe boqolaal sano kahor dhintay aad qabiil ahaan ugu faaneysid, "Anigoo reer Hebel ah".
Adiga wax ma gashid, waxna ma gudid miyaa?
Anigoo Hebel ah, sidaas iyo sidaasna ah ugu yaraan ma dhihi kartid miyaa, lacalla haddii aad faaneyso?
Waayahaaga adduun, waxaad soo qabsatay, iyo waxa aad heysato xataa kuma faani kartid miyaa?, lacalla haddiiba aad faaneyso.
Marxuum marhore dhintay miyaad 24 saac ku faanaysaa?
Nasabkaaga iyo ehelkaaga inaad jeclaato, xariiriso ama wax tarto waa arrin wanaagsan oo qurux badan.
Lkn in faanka uu oday hebel kaa galo, adigoo dad caayaya, faankaaga dhanna halkaas uu yahay, soo dhib maahan?
Adduun ay facaaga ugu yaraan jeebkooda, waayahooda iyo waxtarkooda kale ku faanayaan, haddii adiga ahlu qubuurka aad ku faantid bal kawaran? Ahlu qubuur kalena aad caaysid?
Yaab soo maahan?!
Qoraalkaasi wuxuu ku socdaa dadka qabiillada Islaameed caaya, faanka dhanna uu qabiil ka galay.
Dadka qaabka wanaagsan tolnimada iyo ehelnimada u isticmaala, amaba haddii ay ku kaftamayaan xadka aanan ka gudbin, ummadda kalena waxay yihiin ku ixtiraama kuma socdo. Dadkaas Alle ha sharfo.
QORE: Ahmed Kadiye
Caalamul islaam dhulka ugu fiican ee Cadceed leh ee wax ka baxaan buu haystaa.....|| Sh.Mustafe Xaji Ismail Haarun
Iska ilaali inaad tidhaahdo maalinta qiyaame " waxaan ku kadsoomay Nolosha aduunyadda Dhaldhalaalkeeda " Adigoo Africa ku nool , dabadeed Gaaladuna kugu Qososho 😂😂
Xeerarka kubada cagta marka xaafada la joogo:
1- Albiitaro ma jiro.
2- Ciyaarta waxey dhamaanee marka maqribka la aadaamo ama wiilka banooniga leh ay hooyadiis u yeerto ama uu asaga xanaaqo.
3- Rigoore ayaa la dhigaa haduu uu qof dhaarto oo uu dhaho: Walaahi Rigoore waaye anaa arkaayey gacan ayuu ku taabtay.
4- kan ugu buuran ayaa boortiyeeri noqonaayo.
5- Qaladka waxaa la xisaabanaa markii dhamaan la isku waafaqo oo cid dood ka qabtaa aysan jirin.
7- Hadii qof iska socdo uu imaado kooxda uu rabo ayuu ku biiri karaa.
8- Tirada ciyaartoyd ee garoonka galeyso labo ayey ka bilaaban kartaa Ilaa 20 waa la gaarsiin karaa koox walba.
9- Rigooro hadey noqoto boortiyeeriga waa la badalan karaa, oo xariif dhaxda ka dheelaa ayaa boortiyeeri noqonaa, marka rigoorada la tuurtana dhaxda ayuu iskaga laabanaa.
10- Goolasha qaar iney dhasheen iyo in kale waa in lagu heshiiyaa hadii kale ciyaarta waa banad.
11- Gool horey lagaaga diiday iyo mid hada dhashay waa la isku tuuri karaa hadii maslaxo loo arko.
12- Ninka banooniga iska leh marna lama badali karo.
13- Mararka qaar tirada goolasha la iska dhaliyey ama koox walba lagu leeyahay waa la isku qabsan karaa, waana laga heshiinaa.
Waagii uu banooniga fiicnaa.
Ku sii dar adiga.
Xigasho: Khaalid Macalin
😂😂
❤😍🤴
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
waxaad ka heli kartaa boosaska shaqo ee lasoo xayaysiiyo dhamaan dhulka somalida
Hargeisa
Hargeisa
--Adeegyada 🎬Dubista Muuqalada 📸Qaadista Sawirada 🎯Maareynta Baraha Bulshada 🌐Sameyn Websites ka
Road No. 1 26june District
Hargeisa, 252
Rasmi Graphics Waa Hay'ad Naqshadeyn iyo Hal-abuur leh. Oo aanu ugu Talagalnay Dhamaan Adeegyada Nas
New-Hargeisa St Road #01
Hargeisa
At iPRINT, we integrate your content with great design, Designing service, Logo design | Brand identity | Corporate Branding | Company Profiles | Stationery Design | Digital Market...
Road No1. 26June District , Ali Jirde Opposite
Hargeisa
Digital marketing is the use of the Internet to reach consumers. Digital marketing is a broad field,
Hargeisa, 00252
Liban Digital Marketing and creative branding agent that provide innovative marketing services to it
Jigjiga Yar
Hargeisa
Intifaac advert is the first advertising company that provides a wide variety of one-stop digital
Omar Hashi Building, Wadada Madax-tooyada
Hargeisa, JH34333
Hinqaad Creative Solution Waa Shirkad khibrad u leh adeegyada suuqgeynta warbaahinta. oo fahamsan sa