Al-BURJ GEMS

Al-burj Gems waa shirkad aad ka helaso adeegyada kala duwan ee iibinta iyo kala iibsiga macdanaha ka

Photos from Al-BURJ GEMS's post 06/09/2023

Waxaan kuu haynaa emarald iyo ruby number one iyo two ba leh xadi aad ubadan
Hadii cidkastoo ubaahan wxn kusoo dhawaynanaa gacmi furan
Fadlan nagala soo xidhiidh whatsapp
https://wa.me/qr/FDLWHDCR2FJEA1
0634232291 whatsap only

05/09/2023

Ma haysaa Dakarkii gawska la dhigayey ama aan muraayada Ka muuqanayn fadlan hadaad hayso Nala soo xidhiidh

O63-4153113

Photos from Al-BURJ GEMS's post 17/07/2023

Mahaysaa ama magaranasaa cid haysa dhagxantan gemstoneska ah
Sida



Iyo dhagxanta la mid ka ah fadlan nala soo xidhiidh
Whatsapp:-https://wa.me/qr/FDLWHDCR2FJEA1
Tell:-+252634232291 whatsap only
Fadlan fallow dhe Al-BURJ GEMS si aad ula socoto suuqa kala iibsiga macdanaha kala duwan

Photos from Al-BURJ GEMS's post 17/07/2023

Mahaysaa dahab nuget ah ama mid shiilan
Fadlan nala soo xidhiidh
Whatsap:-https://wa.me/qr/FDLWHDCR2FJEA1
Whatsap 002524232291
Fadlan follow dhe pageka si aad ula socoto iibka macdanta kala duwab

Photos from Al-BURJ GEMS's post 23/08/2022

Ma haysaa cambarka nibiriga(ambergris) ama ma garanasaa cid haysa fadlan nagala soo xidhiidh whatsap https://wa.me/qr/FDLWHDCR2FJEA1

Photos from Al-BURJ GEMS's post 20/07/2022

Macmiil mahaysaa silver bilaa dab hargaysa iyo agagaarkeeda
Fadlan nagala soo xidhiidh w
Whatsap https://wa.me/message/HXUVQIYDX2UNC1

Photos from Al-BURJ GEMS's post 22/06/2022

Mahaysaa emarald rubi ama saphire fadlan nagala soo xidhidh
Whatsap https://wa.me/message/FDVFH2KSD3HHN1
Ama qaybta fariimaha ee page kan alburj gems

22/03/2020

Al-BURJ GEMS

Macmiil mahaysaa mise garanasaa qof haya
-merkuri cas dable ama bilaa dab ah
-Madaw(black) dableh ama bila dab ah
Waxaan ugu haynaa qiimaha ugu sareeya ee wadanka gudihiisa
Fadlan nalaga soo xidhiidh page Al-burj Al-BURJ GEMSAl-BURJ GEMSAl-BURJ GEMS GEMS qayba farimaha
Fadlan like 👍si aad ula socoto wax yaabaha cusub ee page ka la soo galiyo

21/03/2020

Macmiil mahaysaa mise garanasaa qof haya
-merkuri cas dable ama bilaa dab ah
-Madaw(black) dableh ama bila dab ah
Waxaan ugu haynaa qiimaha ugu sareeya ee wadanka gudihiisa
Fadlan nalaga soo xidhiidh page Al-burj Al-BURJ GEMSAl-BURJ GEMSAl-BURJ GEMS GEMS qayba farimaha
Fadlan like 👍si aad ula socoto wax yaabaha cusub ee page ka la soo galiyo

10/03/2020

ah
Waxaan ku war galinanaa umada somaliyeed nagu xidhan inay ka taxadaraan marka ay noqoto iibsiga macdanta iyo kala iibsigeedaba waayo dhagax kasta oo midab leh ama dhalaalayaa ma ah macdan fadlan la xidhiidh oo la tasho cid aqoon uleh intaadan lacag ku bixin
Sidoo kale waxa jira dad ku khasaara saacadaha iyagoo ku dooda in dhagaxa saacad la saaray ka dibna ay sheegtay inuu diomond yahay lkn laga yaabe inay dhagaxa ku jirto 1 carat oo diomond ah ee inta kale dhagax iska caadi ah yahay lkn saacadu intaa yar ee ku jirta umbaa ay sheegasa intaasna wax qiima ah male markaa fadlan adigo aan la tashan cid aqoon u leh ha iska iibsan dhagaxanta si aadan ugu khasaarin sida ku dhacday dad badan oo somaliyeed
Fadlan like👍 page kaan si aad macluumaad dheeraada u hesho

08/03/2020

Macmiil ma haysaa luban dakar ama ma garanasaa cid haysaa luban dakar fadlan nagala soo xidhiidh page kan qaybta fariimaha fadlan👍like saar si aad ula socoto wax yaabaha ee lasoo galiyo page kan

07/03/2020

waxaan ogaysiinanaa dhamaan dadka haya zilver mercury dab le inaan ugu hayno qiime aad sareeya per gram ama gram ahaan
Fadlan hadaad hayso nagala soo xidhiidh qayba massage ka ee page kan likena 👍 si aad ula socoto kolba waxyaabaha cusub ee page ka la soo dhigo

04/03/2020

Macmiil majiraan dhagxan aad uga shakisantahay inay yihiin Gemstones/dhagxanta qaaliga ah fadlan nala wadaag sawiradooda adoo adeegsanaya pagekan qaybta massageyada
Hana iloobin inaad like saarto si aad uga hesho macluumaad dheeraad ah macdantan

04/03/2020

waxaan ogaysiinanaa dhamaan umada somaliyeed cidii haysata dhagxanta qaaliga ee gemska(precious ama semiprecious), luban dakar(xajariga ah) iyo mercury casaan ama madow inaan kuugu hayno qiimo sareeya bishan gudaheeda ee fadlan h**e ugaadh
Al-BURJ Gems waa goobta ugu fiican uguna amaansan eed alaabtaada ku iibsan karto fadlan nagalasoo xidhii pagekan qaybta massaege yada
Like 👍 saar si aad ula socoto fursadaha danbe ee soo baxa insha allah

04/03/2020

Al-BURJ GEMS's cover photo

04/03/2020

Al-BURJ GEMS

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Hargeisa
Other Mining Companies in Hargeisa (show all)
Cilaan-minerals Cilaan-minerals
HARGEISA
Hargeisa, 00252

Cilaan Minerals Company is a modern mining company, improving the circumstances of local inhabitants

Benyo Udugsan Benyo Udugsan
Hargeisa
Hargeisa, 00252

To improve the Frankincense industry and help to support peace and stability.

XAMSE CUMAR XAMSE CUMAR
Xamse732@gmail. Com
Hargeisa, 4

Kheirat Mining Company Kheirat Mining Company
Hargeisa, 252-63

KMC is a mining company for manufacturing Jadeite in northern part of somaliland

ALMIS Golden Mineral Company ALMIS Golden Mineral Company
CABAAYE
Hargeisa, 252

Almis is a gold and mineral exploration company. It explores for mineral properties in all Somalilan

Oromumaf jallala furmata Oromumaf jallala furmata
150
Hargeisa, 1234

Khalid makkail

Hoyga Macdanta Qaaligaa iyo Aasarta Qadiimigaa Hoyga Macdanta Qaaligaa iyo Aasarta Qadiimigaa
Hargeisa

nasoobooqo si aad noogu biiriso fikirkaaga iyo waxa aad hayso ee macdan ah noockasta iyo midabkasta.

Giniis Diamond  Exchange Giniis Diamond Exchange
150 Street
Hargeisa

Diamonds Definition A diamond is precious stone consisting of a clear and colourless crystalline for

Somaliland Somaliland
Hargeisa

This company is based in Somaliland.