Xamse waddani

Warar Xaqiiqada Ku Salaysan Barnaamijyo Idin Anfici Doona Iyo Waliba Waxaad Soo Dalbatan ee Ah adeega

18/12/2021
29/11/2021

Markaad adeerka Sawiir aad La guleeyso Mujrim ma Tihid miyaa Ileen Xasan Dahiir Aweysba Waa dhigyo cabe Boqorka Geeska Boqor Cismaan buurmadow Inaad hanjabaad Hawada u mariso Macno keeni maysee bal Shaadhkisa Taabo markasaad arkaysa jawaabta aad la kulmi doonte Cali jiko

Alle haku Xafido Adeer Boqor cismaan buurmadow

Cabdiqani Gadhka

Xamse waddani Warar Xaqiiqada Ku Salaysan Barnaamijyo Idin Anfici Doona Iyo Waliba Waxaad Soo Dalbatan ee Ah adeega Online ka ah

29/11/2021

Anuu Muuse bixii Cafis weydiisan Maayo

Yaa Sidaa samayn Kara Libaaxa Iga dheh

29/11/2021

Halgamaagi Ku lulaaday Abdilahi Dahab

28/11/2021

Jawaab Naciima Jookar Oo Difaacday Ninkeeda Ilkacase Qays Fariina U Dirtay Kabayare ಅವಳ ಗಂಡ

28/11/2021

Waa wareey!!! Hees lama odhan Karo

Waqal studio

27/11/2021

Sadax Nin ayaa xaawo soo Furtay 😢

Xaawo oo ah Gabar naafo ah Ataa waxaa soo furay Sadax rag oo ay nolosha wadageen kuwaa oo ku dhib saday iney tahay Qof naafo ah oo aanan waxba qabsan karin

Xaawo oo ka hadashay dhibka heesta waliba iyadoo ilmeynaysa ayaa tiri

Waxaa leygu nacaa qadarta allah ninwalbo guursado markuu iga xiisa dhaco wuu isoo furaa waxaan ahay naafo aa socon karin xitaa ma awoodo inaan suuqa ka soo adeego .

Naafo nimada anigu ma dooran 😢

Anigu waan u dadaala ninkeyga laakin ayaguna wey iga tagaan markey wax yar ila joogaan labada lugood ayaa ka go' anahay madfac ayaana igu soo dhacay oo lixdedii lixaad laba kamid ah i jaray

Hada maheesto wax cawinaad ah hooyo ayaa i caawin jirtay ayaduna waa iga dhimatay waxaan heestaa hal cunug aabahi dhalayna caano xitaa uma keeno 😢

Fadlan si naxariisleh ugu share garee si qofkale u gaaro kadib u caawiyo Gabdhaan adna ajar aad ku heshid 🙏

Kala xariir Xaawo. Muqdisho tell. 0616749816

25/11/2021

Maxaa wacdaro is daba Yaal
Fanaankena Cabdifatax jeje

2022 isbadalka Fanka Qeyb bu Ka Yahay

16/11/2021

Macmiil Gurigaaga ama Goobtada shaqada ayaa laguugu Keenaya

Nagala soo xidhiidh 0611632783
Call: whatsapp

16/11/2021

Markay iskugu kaa Fadhido waa sidan oo kale

Yaa ka awood Badan Oo bil Aadam Ah oo ku Nool Jamhuuriyada somaliland car soo sheeg

Dhanka siyaasada Gudaha
Dhanka siyaadada Dibada
Isku haynta Dadka iyo dalka
Furfurnaanta saaxibtinimada

16/11/2021

Hablaha Qaranimada Iyo waddaniyaduba ku weyn Tahay

16/11/2021

Ciladaha kaa Haysta Facebook waan kula xalin doona

Sida
Boost unavailable
Rejected
Unpublished

Sido kale waxaan ku samayn doona Google Ads

Si page kaagu u Heli karo macaamil Joogta ah
Muqaalka qasabka force advertising

Tell:0611632783

Hadaad ubahan tahay verified Tigta buluuga ah waa diyaar

11/11/2021

Mishiinka kaneecada
Ku iibso Tafariq iyo jumlo
Caafimaadka qoyskaaga Ilaali macmiil
Nagala so xidhiidh 0611632783 /0619990252

10/11/2021

Somalidu waa Dadka Kaliya Ee qofka Ku xukuma (daahirka/dushiisa)

Beentay miya mise waa Runtay

03/11/2021

Walalnimo Marnaba Ha Ilaabin Wiilaw ama Gabadheey walaalaha Aad wada Dhalateen

03/11/2021

Warda Iyada Iska Leh Ateenada Codadka

Ee lagu Raaxaysto
Maxaad Leediin

29/10/2021

" Macnaha dhabta ee hoggaamintu waa degganaan iyo dad isku wad, e maaha damac shakhsi iyo darjiidh. Ballankeenu waa Somaliland hodan ah, horumar gaadha oo aynu hareeraha ka joogno isku haynta dalka iyo dadka."

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdllaahi (Cirro), Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI.

Photos from Xamse waddani's post 28/10/2021

Shakiba ha Galinina Inuu Yahay Gudoomiyaha xisbiga waddani

Teeda kale habarjeclo waa Mid Uun Ina xaashina ha soo ciyaaro mudo

28/10/2021

H**e u Iibso Jumlo Iyo Tafaariiq
Mishiinka Dooliga

Whatsspps 0611632783

28/10/2021

Saaka Maxaad Rajaynaysa?

Gudoomiyaha Cusub Yuu Noqon Karaa?

Xamse waddani Warar Xaqiiqada Ku Salaysan Barnaamijyo Idin Anfici Doona Iyo Waliba Waxaad Soo Dalbatan ee Ah adeega Online ka ah

28/10/2021

Dadku badanaa waxay sugaan gefkaaga ilaa Alle mooyee Alle wuxuu sugayaa towbadaada si uu kuugu danbi dhaafo❤️

Subax wngsn Saxiibayal🙋🏿‍♂️

28/10/2021

Cabdiraxman Ciro Hadaad aamin san Tahay waad Guulaystay Akhiro iyo Aduunba

27/10/2021

Cabdiraxman ciro Ma Nin Qabiilba?
Gudoomiyaha Sweden ee Dhalinyarada Ayaa Ka Jawaabaya
Yoonis Jama Nuur

27/10/2021

Kaa Dilayso waa Dadkaaage

27/10/2021

Iska Bashaal

27/10/2021

Maxaan Idinka Mudanahay?

15/10/2021

Hambalyo hambalayo
maxamad xusen axmad
luul cali ismaan

Hambalyada Halagu So Boobo

14/10/2021

BEEL WAYNTA CALI SICIID OO CABASHADII RAYSAL WASAARAHA U DIREEN WAX JAWAABA KA HELIN

12/10/2021

Waad Xanuu sanaysa Ee Goobaha Cafimaad Tag Haduu shaki Kaaga Jiro Ciro inu madaxweyne Noqonayo

12/10/2021

Assa Laamu Alleykum:
Jumlo Iyo Tafaariiq Ku Hel

Walaal -
Ka ilaali biyaha dhegaha ilamahaaga xiliga qubeyska
ka ilaali biyaha indhaha il mahaaga xiliga qubeyska
ka ilaali xaqbashada ilmahaaga xiliga qubeyska
ka ilaali timaha ilmahaaga xiliga tima jarida

,Mogadishu- Somalia

Tell 0611632783 whatsappa

12/10/2021

Jumlo iyo Tafaariiqba waa Diyaar macmiil
Mishiinka kaneecada waa Mid Tayo sare leh
Kaneeco iyo duqsi malintaad ayaa kugu dambaysa

Adiga iyo ubadkaaga caafimadku waa Mid Daryeelan h**e ugadh gurigaga lagugu keenaya

0611632783 whatsa app iyo call ba ka wac

12/10/2021

Dawadi Babasiirka
Caafimadku waa Qaali

Fadlan macmiil H**e u Iibso waxay ka samaysan Tahay herbal 3 cisho Waad Ku cafimadi alle Idamki

Gurigaga Ayaa lagugu Keeni Kara

09/10/2021

Adiga is eeg inta aadan dadka kale eegin, wax yar dib ugu noqo qudbadahagii ololaha 2017 hadii aad aqli ledahay adiga ina cagawayne ka xigmad badan neef caadi tahay, in xisbiga laga badiyo ceeb maha lakin waxaa ceeb ah in wixii adiga iyo gudomiyahagu kuwada hadasheen aad dadka la wadaagdo waaba haday run tahay
Dorashadii 2017 waxaa ka danbeysay dorashada 2021 xisbiga wuxuu la wareygay baarlamanka iyo badi golaha degaanka h**e mar badan ayuu sameyay waana suura gal hadii sidan iminka lagu galo dorashada inuu ciro madaxweyne noqdo ...............

Caaaaaaaaac awal horaba jajaban ayaad ahayd oo naf nafteed maad lahayn ee xaar Nagu soo shiid

Muqaal soo wadaa
Bal wax ka Dhaha Hadas Awodan

19/09/2021

Shaki Miyaa Kaaga jira Adiga Daawanaya!!!!

14/09/2021

Ka Neeco Ku Cunta Maanta kugu Dambaysa ADIGA IYO UBADKAAGUBA WAAD BADBAADAYSAAN WEY dhaaman Rabta Somaliya oo dhan H**e Ugaadh

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Jawaab Naciima Jookar Oo Difaacday Ninkeeda Ilkacase Qays Fariina U Dirtay Kabayare ಅವಳ ಗಂಡ
Macmiil Gurigaaga ama Goobtada shaqada ayaa laguugu Keenaya Nagala soo xidhiidh 0611632783                            Ca...
Warda Iyada Iska Leh Ateenada CodadkaEe lagu Raaxaysto Maxaad Leediin
Iska Bashaal
Jumlo iyo Tafaariiqba waa Diyaar macmiilMishiinka kaneecada waa Mid Tayo sare leh Kaneeco iyo duqsi malintaad ayaa kugu ...
Somali weyn marka aad Maqasho Farxad walalnimo Wanag ayaa qalbiga soo GalayaIkran sifa kaste Oo ay ku maqan Tahay nolosh...

Category

Telephone

Website

Address

Km4
Hargeisa
-252
Other Graphic Design in Hargeisa (show all)
Taam Taam
26 June
Hargeisa, NONE

Taam is a company that produces motion graphics such as promotional videos and more beautiful graphic designs. The features we create are 99% sure to make a big difference in your ...

Dallaf Graphic Designer Dallaf Graphic Designer
Xero Awr
Hargeisa, 252

Dhamman waxad naga helaysa wixii ku saabsan Graphic design ka

Elite Creative Agency Elite Creative Agency
Hargeisa

Elite Creative Agency

ZAAKO ZAAKO
Burco Xafada Kiniyadda
Hargeisa, 123

Kuso dhawaw page kan ku xayaysii ganacsi gaaga waxa diyaar kula nahay graphic designer aan caadi ahayn

Somali awareness Somali awareness
Hargeisa

kuso dhawoow Somali Awareness welcome to Somali Awareness

SunSing SunSing
Hargeisa, 2

this page you will get any new design that you want and the time you want

Aslam graphics Aslam graphics
Hargeisa

Graphic designer with over 4 years of experience specialinzing in IT Department management

Jamal Creativity Jamal Creativity
Hargeisa

we produce important information like motivational vidoes and designing lessons

Caweer Graphics Caweer Graphics
Hargeisa

HAMIGENU WAA GUUL

SAHAN Designs and Photography SAHAN Designs and Photography
150
Hargeisa, 1100

we are giving to you the best designs and photos , only join to us.

Kaabe   Digital online Kaabe Digital online
Area Kaaraha
Hargeisa, 252

Kusoo dhawoow page ka rasmiga ah ee shirkada kaabe kaas oo aad ka helinkarto xayaysiino nooc walba shaqale diyaarsan iyo adeegyo ku raaligalin doona

Aqoonkaal Colloge Aqoonkaal Colloge
Hargeisa

Aqoonkaal colloge ku soo dhawow hoyga xirfada graphic desingerka