Duufaan jacayl

Duufaan jacayl

You may also like

Abcd
Abcd

Duufaan jacayl

29/04/2022
26/04/2022

...🥺



Magacayguu waa munira Qof kaste waxan ka codsanayaa inuu cawa iso duceyo,
Hooyo iyo aabo waxay inoo yihin waxa igu quruxda badan een haysano caruurnimadeena balse anigu quruxdaasi man arag

Waxan kuso koray nolol foolxun Silic aduun wuu iso dhamaday ila maantada lagu jiro

Farxada waxan ka raadiya meel aman ka helaynin ma lihi saxib mana lihi walal aan wax u sheegto

20 sano waxan radinayay in aan helo uun malin farxad dhamays tiran balse man helin,
Wan ogahay dhamantiin qaar waxay i odhan doonan maxad noloshada uga hadlaysaa balse tani dhowr qof oo igala mida jira waxan idinka codsanaya inad dadka dareenkooda idin sheegta inad dhagaysatan waxa laga yaba inay tahy marki u dambeysay ee ay wax idin soo gudbiyaan, si kaste oo noloshu igu noqotay wan la dagalamay qof adagnawan noqday

Wan joojiyay in aan sameyo waxa ay hablaha asagay sameyaan kaliya wixi Dan igu jirto ayan ku mashquuli jiray

Walig may dhicin in aan sharafta xafadayda dhawaco ama wax u dhimo

Si kaste oon u ahay inan yar hadana waxan ka fikiri jiray hadan wax xun sameyo in ay Xafadayda kuso noqonayaan wax kastana wan ka fogaaday,

Mudo 3 sano ah waxan la noolahay xanuun waxan tagay 5 dhakhtar mid kastaba wuxu i sheegay in aan leeyahay xanuunka Cancerka kaaso igaga dhacay caloosha

Uma sheegin walidkay waayo maha iyagu kuwo i daryeela ama iga fikira xata haday ogadan waxba igama qabanayan

Noloshayda wan la dagalamay intan karaayay ugu dambeyntii cawa in aan waxba qariyo ma rabo waayo waaa marki iyu dambeysay eed I aragtan,

Waxan raadin jiray in aan mar uun helo nolol fiican laaakin wan Dalay Waxan ogaday in ayna jirin wax ka qalisan caafimadka malin kaste waxan is waydiiya gorma ayad dhimanaysan

Marka uu xanuunka iyo dhibatadu igu badanto waxan ku ducaysta in illahay adunka I dhaafiyo

Sidaasoy tahay hadana noloshaasi marmarka qaar wan ku farxaba alhamdulilah

Cawa habeen igaga xaanuun badan ima soo marin Wixii igu xuma ayan cawa sameyay balse iso duceeya in illahay naxariistisa igu deeqo insha allah.

W/Q :Muniira...

Aynu u ducayno wllsheen ilahy cafimaad siiyo kurbada, xanuunka, iyo murugadna la faydo malmaha khayrka badan dartood, allha ku cafiyo inshlaaa wll🥺🤲

26/04/2022

Alleh ha caafiyo iyada iyo umada islaamka ah dhamaantood

Duco iyo garab istaag aan u muujinno gabadhan da'da yar, ee la nool xanuunka Cancerka ee caloosha.🥲💔 way ka dawoobi kartaa haddaynu la dedaalno, Ilaahayna la talo saaranno.

Qoraalkan ayay inala wadaagtey.

"Magacayguu waa munira Qof kaste waxan ka codsanayaa inuu cawa iso duceyo,
Hooyo iyo aabo waxay inoo yihin waxa igu quruxda badan een haysano caruurnimadeena balse anigu quruxdaasi man arag

Waxan kuso koray nolol foolxun Silic aduun wuu iso dhamaday ila maantada lagu jiro

Farxada waxan ka raadiya meel aman ka helaynin ma lihi saxib mana lihi walal aan wax u sheegto

20 sano waxan radinayay in aan helo uun malin farxad dhamays tiran balse man helin,
Wan ogahay dhamantiin qaar waxay i odhan doonan maxad noloshada uga hadlaysaa balse tani dhowr qof oo igala mida jira waxan idinka codsanaya inad dadka dareenkooda idin sheegta inad dhagaysatan waxa laga yaba inay tahy marki u dambeysay ee ay wax idin soo gudbiyaan, si kaste oo noloshu igu noqotay wan la dagalamay qof adagnawan noqday

Wan joojiyay in aan sameyo waxa ay hablaha asagay sameyaan kaliya wixi Dan igu jirto ayan ku mashquuli jiray

Walig may dhicin in aan sharafta xafadayda dhawaco ama wax u dhimo

Si kaste oon u ahay inan yar hadana waxan ka fikiri jiray hadan wax xun sameyo in ay Xafadayda kuso noqonayaan wax kastana wan ka fogaaday,

Mudo 3 sano ah waxan la noolahay xanuun waxan tagay 5 dhakhtar mid kastaba wuxu i sheegay in aan leeyahay xanuunka Cancerka kaaso igaga dhacay caloosha

Uma sheegin walidkay waayo maha iyagu kuwo i daryeela ama iga fikira xata haday ogadan waxba igama qabanayan

Noloshayda wan la dagalamay intan karaayay ugu dambeyntii cawa in aan waxba qariyo ma rabo waayo waaa marki iyu dambeysay eed I aragtan,

Waxan raadin jiray in aan mar uun helo nolol fiican laaakin wan Dalay Waxan ogaday in ayna jirin wax ka qalisan caafimadka malin kaste waxan is waydiiya gorma ayad dhimanaysan

Marka uu xanuunka iyo dhibatadu igu badanto waxan ku ducaysta in illahay adunka I dhaafiyo

Sidaasoy tahay hadana noloshaasi marmarka qaar wan ku farxaba alhamdulilah

Cawa habeen igaga xaanuun badan ima soo marin Wixii igu xuma ayan cawa sameyay balse iso duceeya in illahay naxariistisa igu deeqo insha allah."

W/Q: Munera Mohamed 😥

Aynu u ducayno wllsheen ilahy cafimaad siiyo kurbada, xanuunka, iyo murugadna la faydo malmaha khayrka badan dartood, allha ku cafiyo inshlaaa wll🥺🤲

Sii faafi si ay dad badan ugu soo duceeyaan.

18/07/2021

Wll igula sali NapiGa

scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

18/06/2021

♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Jacayl waa dareen
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️NafNoolaha damac galiya ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️una baahan ♥️♥️♥️Dulqaad iyo samir ♥️♥️♥️

28/10/2020
27/10/2020
27/10/2020
27/10/2020
24/06/2020
01/06/2020

Iga daba gee.....

Want your business to be the top-listed Event Planning Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Category

DJs

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Other DJs in Hargeisa (show all)
Aroos Wacan Aroos Wacan
Hargeisa Jigjiga Yar
Hargeisa

Open hands dear friends

Maxamed aamiin Maxamed aamiin
Aamiin
Hargeisa, MAYBE

Mohamed aamin