Gama Service Online Market

Gama Service Online Market

Gama Service Online Market,,waxaad ka helaysaa adeeg kasta oo aad u bahantahay. hadda dalbo oo hadd

Photos from Gama Service Online Market's post 22/06/2023

Nooga gaadhiga Vitz
Colorka: Silver
Priceka: 3200$

Photos from Gama Service Online Market's post 17/07/2022

Vitz cusub waxyar la watay
2004 ah
Qiimaha : $5700
Tell: 0634784219

Photos from Gama Service Online Market's post 17/07/2022

Iphone 11 used ah
Color: red
64GB ah
Qiimaha :$398

23/03/2022

Fursad qaaliya labtop iib ah
Wana graphic
Hp Notebook
Core i7
Ram 8GB
HDD 1TB
Generation 10th
$

Photos from Gama Service Online Market's post 01/03/2022

Iphone 7 kaliya
Used ah, betterya waa 78%
Storageka waa 32GB
Qiimaha waa $135

Photos from Gama Service Online Market's post 26/01/2022

IphoneX
256GB
Qiimaha: 375$
Used:second hand

26/01/2022

12 pro Max, Celis ah. 128GB
Color:black,
: $980

Photos from Gama Service Online Market's post 13/11/2021

Ogaysis Gama Online Market waxa kugu diyaara mobile,celis iphone 11, 64GB ah qiimuhu waa macquul.

04/07/2021

waxan idin hayna Iphone 8pluse ah oo 64GB ah,betteryguna yahay 79percent.
qiimahaa 340$
nagala soo xidhiidh whatsp numberkan
0634784219

Photos from Gama Service Online Market's post 04/07/2021

Waxan idin hayna Sacado aad u tayo sareya oo aanay biyuhu galin oo ah nooci raga

*Bostanten mens watch*
qiime aad u jaban kaliya waa #$11

04/07/2021

Iphone 7, 128GB ah, waana Used,aan wax cilada qabin qiimaha waa 135$

21/05/2021
21/05/2021

fursad dahabiyaa ka faaidayso wacan inshallahaa is diwaan galintu waxay ka socotaa xafiiska ku yaalla xarunta hargaysaa, si online ahna waa lagu diwaan galinyaa inshallahaa.

21/05/2021

Contact us :+252-634784219
Bushaaro.
dhalinyarada jecel in ay dalka dabadiisa wa kuso bartan,gaar ahaan dalka turkeyga waxa furmaya sidada horeba uga barateen jaamacadaha dalkaa ku yalla in sanadkastaa bisha 6aad ay bixiyaan jaanis jaamacada dalkaa lacag aad u jaban lagu baranayo sanadka dhan oo aad u qiimo jaban.
hadaba haddi aad u bahantahay fursadan qaaliga ah waxan idin haynaa oo diyaara is diwaan galintiisina socotaa Examka Yos ka ee ay qaado dawlada turkeyg. jaaniska ka faa'iidayso waxa hadhayba waa mudo kooban, meel kasta oo aad la jogto dhul somaliyeed waa fursad ku banaan.

10/05/2021

الهم منصر في فلسطين. الى العنة الله على اليهود

Photos from Gama Service Online Market's post 04/05/2021

Gama Online Market waxa idinku diyaara kabihi dhalinyaradda oo qiimo jaban.
nagala soo xidhiidh
063-4784219
065-9199227

22/04/2021

Asc, Macaamiisha sharafta badan,waxan idin hayna Color printer oo cusub, kaaso aad u qiimo jaban inshallaha haddi aad u bahantahay nagala soo xidhiidh, 0634784219

22/04/2021

hadda dalbo hada hel.

22/04/2021

Iphone 8 (64GB)
qiimaha.$190

22/04/2021

Sansung Galaxy A31 (128GB) Ram.6
qiimahaa $185

22/04/2021

Galaxy J7 pro(64GB)

19/04/2021

Iphone 11,
64GB
New celi ah
qiimaha.. 680$

Gama Service Online Market 19/04/2021

Gama Service Online Market Gama Service Online Market,,waxaad ka helaysaa adeeg kasta oo aad u bahantahay. hadda dalbo oo hadda hel.

Gama Service Online Market 19/04/2021

Gama Service online market, ka iibso, oo ku iibi. la shaqe Gama.

Gama Service Online Market Gama Service Online Market,,waxaad ka helaysaa adeeg kasta oo aad u bahantahay. hadda dalbo oo hadda hel.

18/04/2021

Ramadan kariim macaamiil, Gama waxay idin haysaa Mobilo qiimo jaban, waxan idin haynaa J7 pro, 32GB, qiimuhu wu ku raali galin doona inshallaha nala soo xidhiidh.
#0634784219

Photos from Gama Service Online Market's post 17/04/2021

Ka faaidayso Fursadaa inshallahaa.
nalagala soo xidhidh.
0634784219

17/04/2021

Ramadan kareem akhyaartaa, waxaan idin haynaa Mobilo Samsung ah iyo Mobilo iphones ah inshallaha waa diyaar.
nagala soo xidhiidh
0634784219

14/04/2021

hal maalin ayaa ku hadhsan wali fursadu way ku furan tahay.

13/04/2021
Photos from Gama Service Online Market's post 13/04/2021

Iphone 11. :780$
LCD:1-6 inch
Storage:64GB
RAM:GB
12MP FRON CAMERA
duel 12mp rear camera

12/04/2021

رمضان كريم

Photos from Gama Service Online Market's post 12/04/2021

Mobile Iib ah oo A31 ah
128GB
Qiimaha 185$ oo kaliya hada dalbo hadda hel

11/04/2021

Only 4days ayaa hadhsan.

10/04/2021

*Ogaysiis Scholarship Cusub*


*Warbixin kooban ku saabsan Scholarshipka*

●Deeqdan waxbarasho waxa iska kàashanaya Bangiga islaamka iyo dawlada Turkiga.

● Saddexda heerba waad helaysaa *Degree, Master iyo PHD*.
●Wakhtiga uu soconayaa waa *15 March ilaa 15 April*

*_MAXAY TAHAY FAAIDADA ARDAYGU UU HELAYO HADII UU KU GUULAYSO DEEQDA-WAXBARASHO?_*

🧾Visa lacag la,aan ah.🆓
✈️Ticket lacag la,aan ah.🆓
📚Waxbarasho lacag la,aan ah.🆓
🏡Hoy iyo Cunto lacag la,aan ah.🆓
💵Mushahar bile ah.
🚑Caymis caafimaad oo lacag la,aan ah.🆓
🇹🇷Barashadda Luuqad Turkiga oo lacag la,aan ah.🆓

🛑 *_ADEEGYADDA SHIRKADDU KUU QABANAYSO_*

1. Xaraynta Deeqda-waxbarasho.
2. Samaynta shahaadooyinka kordhinaya fursadaada.
3. Latalinta Kuliyadda.
4. Hagaajinta darajooyinka.

*Macmiil heer kee doonaysaa adigu ,,,,,?*☺️
🛑*Document ka* *waajibka* *ah* *waa*

☀️ shahaado dugsi sare oo darajo wanaagsan ah
☀️ warqad darajooyinkii form 1 ilaa 3 ah ( Transcript )
☀️ warqad faalo bixin arday ah ( Recommendation)
☀️ dhalasho ama passport ( 21 jir ka wayn lama ogola)
☀️ sawir kur ah

*Document ka* *dheeriga ah*

⏳ waa shahaado kasta oo magacaagu ku yaalo taas oo noqon karta ( *certificate, diploma,* *trainings, shahado sharaf, iyo wixii la mid ah* )

Shahaadooyinkani waxay kaa caawinayaan inay kor u qaadaan jaaniskaaga. Celcelis ahaana waxa kugu filan *3 ilaa 5 shahaado* oo dheeri ah.

07/04/2021

Inshallaha guul baan ku rajaynaya walaal adiga iyl Dhalinyarada xaraystay IsDB and Turkey scholarship.
aad baad u mahadsan tihin.
inta aan xaraysan wali ee naawilaysa in ay nasiibkooda qaadan wali jaanis ayaad haystaan inshallaha.
7 cisho oo kaliyaa ayaa ka hadhay. guushaadu waa guushayadda.👏🏻 qaab online ah ado halkaga jooga ayaanu ku adeegaynaa inshallaha.

07/04/2021

asc dhamaan macaamisha, Gama, 8 cisho ayaa ka hadhay fursaddi waxbarasho ee dalka turkeyga. ka faa'idayso intanay ku dhaafin.
ado jooga gurigag, magaladada, Gama waxay kugu adeegaysaa si hagar la'aana oo daacadnima si online ah.

06/04/2021

9 cisho ayaa ka hadhsan, ka faa'idayso fursadan qaaliga.

03/04/2021

11 cisho ayaa ka hadhay intu xidhmaayay Scholarshipkani ka faa'idayso fursadan dahabigaa.

02/04/2021

Fursad qaaliya Waxbarasho bilaasha oo Turkeyga iyo Bangiga Islaamku iska kaashanayaan, waxa uu xidhmaya #2021-April-15
Ka faaidayson qofka u bahan in kaliya Documentiga laga caawiyo diyaar baanu u nahay inshallahaa.

Want your business to be the top-listed Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Angry

Telephone

Website

Address

Hargeisa