HaMze TamaWi

HaMze TamaWi

Ciyaarha kubada cagta โšฝ๏ธ ๐Ÿ‘จโ€๐ŸŒพ # FIK RADO๐Ÿ˜ถ # HEESO # ๐ŸŽน๐ŸŽธUGU KAALAY# ๐Ÿ˜Ž TAMAAWI ....

04/10/2023

Ha laga war hayo caruurta san qadha dadka waa wayn bay dhegaystaan Habeenki๐Ÿ”Š๐Ÿ”Š๐Ÿ”Š๐Ÿคฃ

02/10/2023

Naag iyo mobile ba waxay ka siman yihiin inay dabka hoos ka qataan๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”

30/09/2023

๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
ZhaxaRi iN tu paya BaDaN๐Ÿ˜€

16/09/2023

GUUL QARAN๐Ÿ’š๐Ÿ—ฏโค

Photos from HaMze TamaWi's post 03/09/2023

Dhalinyarada gobolka Togdheer oo tageero u muujiyay Ciidanka Qaranka Somaliland๐Ÿ’š๐Ÿ—ฏโค

Photos from HaMze TamaWi's post 03/09/2023

Burco oo maanta tageero u muujisay Ciidanka Qaranka

03/09/2023

QARANKA JSL CALI SAKI ASKARI KA TIRSAN QARANKA SOMALIND๐Ÿ’š๐Ÿ—ฏโค OO WADNKIISA JECEL M.A GUUL๐Ÿ’š๐Ÿ—ฏโค SOMALILND ..๐Ÿ’š๐Ÿ—ฏโค

26/08/2023

DAD ILAHAY IYO UMADISUBA NACEEN QALAS QALAS DHALAY...๐Ÿค”

26/08/2023

LAAN dheere Banaan Degay faysal cabdi Bootaan ๐Ÿ’ช
ABTI MEEL KASTA UU JOOGO WAA LPAAX NINKAAS

05/08/2023

..Ani iyo Heesta maxa nakala haysta ..๐Ÿ˜Ž

05/08/2023

Mar ku jacyl ku helo wa iska sidan ๐Ÿค—...

Photos from HaMze TamaWi's post 04/08/2023

ุจุงู„ุฑุฃุณ ุฌุจู‡ุงู„ูˆ ๐Ÿ”ฅ
ูˆููŠ ุงู„ุดู‘ูู€ุจุงูƒ ุญุทู‘ูŽู‡ุงู„ูˆ ๐Ÿน

ุญูŠู† ูŠุฑุชู‚ูŠ ู„ุง ูŠู…ูƒู†ูƒ ุฅู„ุง ุฃู† ุชุณุชุณู„ู… ุฃู…ุงู…ู‡! ๐Ÿคฉ
The Greatest.. You. Have. Ever. Seen ๐Ÿ’›

04/08/2023

...Vinisus ..JR....Ninka keliye ...Cad cadka ka wato.๐ŸŽ—

04/08/2023

Madrid ......cad cadki .. .. wa idin wata ....โšฝ๏ธ

Photos from HaMze TamaWi's post 04/08/2023

ODAYGI RONALDO UUN BA KA MAQAN
TAB BARK ..๐ŸŽ—

04/08/2023

Lapadi lagean O Is Helay ...Caawa .
Mane/ CR โšฝ๏ธ

04/08/2023

Xaliimo oo jawi geli rabata geedkedi beri horay bacaysta ๐Ÿ˜ƒ
Sharfata parjaha ha la ilalsho gabdhow ๐Ÿ˜Ž

03/06/2023

Hees Dareen leh heesti Burco Nuur Daalacay officially Veido ..........

Photos from HaMze TamaWi's post 27/05/2023

FADHIGA LABAAD EE SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA XFS IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA

Muqdisho, Maajo 25, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab.

Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa warbixin looga dhageystay Sarreeye Gaas Maxamed Cali Bariise oo hoggaamin doona howlgalka isku dhafka ah ee Ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa dalalka dariska ah oo qaadaya howlgal mideysan oo Soomaaliya lagaga sifeynayo argagixisada Alshabaab. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa soo bandhigay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, caqabadaha jira iyo qorshaha la xiriira ka miro-dhelinta wajiga 2-aad ee dhawaan ka bilaabanaya dowlad-goboleedyada Koonfur-galbeed iyo Jubbaland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay in dalkeennu uu maanta marayo marxalad taariikhi ah, loogana baahan yahay shacabka iyo hoggaanka Soomaaliyeed in ay gacmaha is-qabsadaan, si loo xaqiijiyo in ubadkeennu ay u helaan nolol wanaagsan, horumar iyo amni, taas oo ay aas-aas u tahay in la cirib taro argagixisada dhibaateysay shacabkeenna.

Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ayaa ku bogaadiyey Ciidamada Soomaaliyeed sida naf-hurnimada leh ee ay ku xoreeyeen deegaanno iyo degmooyin badan oo ka tirsan Hirshabeelle iyo Galmudug, waxayna ammaaneen doorka weyn ee ay qaateen bulshada deegannada la xoreeyey oo garab iyo gaashaanba u noqday Ciidamada Qalabka Sida.
DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicke

Photos from HaMze TamaWi's post 27/05/2023

KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO

Muqdisho, Maajo 27, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho iyo Ergey Madaxweyne, kuwaas oo dhammaantood uu ugu shaqeeyey dalkiisa iyo dadkiisa Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa markii ay soo idlaatay salaadda janaasadu waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo qaar ka mid ah ay ku kulmeen janaasada, isoogana Alle uga baryey samir iyo iimaan, marxuumkana Jannatul Firdows.

Janaasada Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle waxaa ka qayb galay, Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Raโ€™iisul Wasaaraha XFS,Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada Labada Gole, masuuliyiin heer Gobol.

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

Photos from HaMze TamaWi's post 28/03/2023

Dahabshil Bank International oo munaasibad balaadhan ku daahfuray Adeegyadda cusub ee macmiisha ugu tala galay oo ay ku midyihiin Digital banking, islamarkaana ay soo dhawayeen dhamaan Ganacsatadu.

28/03/2023

Sannadkii 2021, Chelsea waxay Champion ka reebtey Real Madrid. Xiligaasna Chelsea ayaa koobka qaadey.

Sannadkii 2022, Real Madrid waxay Champion League ka reebtey Chelsea waxayna noqotey kooxdii ku guulaysa Champion League.

Hadabo mar kale sannadkan 2023, Chelsea iyo Real Madrid waxay isku wajahayaan wareega sideed dhamaadka Champion League.

Photos from HaMze TamaWi's post 28/03/2023

Eedaanka Salaadda Maqrib ayaa shalay laga oogay garoonka kooxda Kubbada Chelsea ee Stamford bridge halkaas oo afur loogu sameeyey Muslimiin aad u badan.

Kooxda ayaa dhowaan shaacisay in uu garoonkeedu marti gelin doono afurinta qaar ka mida Muslimiinta Lonodon iyada oo noqotay kooxdii koowaad ee tallaabadan qaadda.

Arrintan ayaa kooxdu ku heshay dareen farxadeed oo uga yimi Muslimiinta taageerta iyo dhammaan inta kale ee u bogtay hawsha ay qabatay.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website