Bookh Media

Kalasoco video ku xiiso galiya bartan like, follow and Share this page

13/03/2024

Niay dantu qabsatan ahee ii adeeg ๐Ÿ˜‚

12/03/2024
24/05/2022

โ€œ Kulankii caawa ee Xisbiyada mucaaradka iyo Xukumadda dhammaan qodobadii doorashada ee aanu ka wada hadalnay ma jiro wax is afgarad iyo heshiis ah oo aanu ka gaadhnay noomanay muuqan wax dambe oo wada hadal ah oo la isugu soo noqdo..โ€

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Xirsi Cali X Xasan.

24/05/2022

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa magacaabay hoggaanka heer gobol iyo heer degmo ee xisbiga WADDANI gobolka Togdheer

https://www.facebook.com/khalidAhmedciise/
Like iyo follow dheh page ka .

15/05/2022

Toos: DOORASHADA MADAXWEYNHA FEDRAALKA SOMAALIYA

02/04/2022

Wasiir kahain oo hadalay waxana uu layahay suuqa ha la banyo iyo umadii hargisa oo ul ladahacayo siida oo kalana shegay in ay banyan dariiqyda

Photos from Khalid Ahmed's post 02/04/2022

Dadkii masakiinta oo ay kaga dhamatay hantidodu inalilha waa ina ilhay rajicon, dadkii oo Ramadan ku soo beegantay xalay saka manta casarkii ila hada way baxaysa casiimadii . Waalo uu soo duacaya dakana islamka.

Photos from Khalid Ahmed's post 02/04/2022

Haragisa sacdii uu dambaysay siday atahay walina way baxasa casimdii hargiisa suuqi uu wayna ee casimada hargiesa ee waheen dadkii oo hanti kaga madahtay dadakii oo caydhobay.
Uu soo ducayee dadka wallheena.

02/04/2022

Casimada hargiesa ayaa marakay xalay ka keecen dab aad uu xoogan ayaa waxay casiimadii uu egatay 1992- 2022 = 31 Sano ka Dib hargisa soo ducayee walalha muslimnta.

01/04/2022

Ramadan Kareem cawa waye ha la soo moo

28/03/2022

Madaxwyna mustaqabl-ka dhow ee somaliland hogamindona 5 Sano ee soo socda.
Adigo ma donaysa in oo hogamiya qarnka somaliland aqonyahnkan dhamystiran.
Maxay ku latahay adiga.

28/03/2022

Xukamada somaliland ayaa Amaro dul dhigtay 3 magao oo kala ah Hargisa, Berbera iyo burco taas oo ay xukumadu shegtay in ay uu samain Donan master plan.
Fadaln page-ka follow dheh like na saar siina share garee

22/03/2022

Shekh mustafe x.ismaciil haaruun ayaa shekh Adan sune uga digay in uu fikrka khaldan ee uu aamenay.
Follow dheh page-ka, like na saar siina share garee

12/03/2022

Madaxwynha JSL ayaa manta galbtii uu ambaba dalka dibadisa isaka oo ku sii wajhan dalka marykanka. Ila hada wax marykan uu tagay lama garnayo, Wana matkii uu horysay oo tago dalka dibadiisa.

Follow dheh page-ka, like saar siina share garya.
Waad Mahdsnthay

11/03/2022

China ayaa imka is uu diyarinya in oo ku qaadu dagal dalka Taiwan. China ayaa donyaa imka inoo qabsado dalka Taiwan iska oo uu rushku ku cawin doono in dagal ku qaado.
Walal page-ka follow dheh, like na saar siina share gaare.
Please follow my page and like, and then share.

10/03/2022

Xildhiban Barkhad jamac batuun oo lacag dhana $1,000 ah ku warjiyay madaxda gobalka HAWD ee magalda Baligubdle.

Page ka follow dheh hadadn h**e uu dhihin, like-na saar siina share garee.

Please follow page and like in this page and then share.

10/03/2022
10/03/2022
10/03/2022

Waa dad somaliyeed oo ay Abarto samysay, oo la IL daraan bahiyha ku soo wajahay. Ayadu taasi jirta madaxdeenu shidalkii Biyha ila hadan waxa macqul ah ka maridin shidlkii waxa ka dhacy oo kaliya 3,000 oo s/land shilng ah wixii waxaba ismaa dhaamaan.
Wixii tabarucad ah ugu dira lambarkan
Waad mahdsntahay wllo kahyrka aad ka qayb qadtay.

08/03/2022
07/03/2022

Badhsabka iyo Mayarka gobal ka saxil ee magalda Berbera ayaa dhagax dhigay wada cusub oo 1km ah oo ku jirta qursha sandadka shan wado oo ay ugu tal galeen in ay dhisaan.

Waalo like saar, follow-na dheh
Please follow page and like in this page

Waad mahdsntahay

07/03/2022
07/03/2022

Waa hoyoo curyamda ah oo la Itaal daran durufha la soo darsay. Hooyodan ayaa la dhibatysan durufha Nolaleed. Waxa jirta dawldeena manta maha mid eegaysa dadka durufysan oo mid caliosheeda la ciiyarysa. ayadu ay miciishadu kur oo ka caday Wali waxaba lagama riidii qiimihii shidalka shaly waxa dalka soo galy gargaar petroleum oo shhegtay in qiimhii hoos oo dhigtay ila hadan ay dawldu ka hadal. Madama ay qiimhii hoose oo dhicin rabao.

Walalo page ka like saar, follow-na dheh, siina share garya.

Waad mahdsnthay

07/03/2022

Madaxwynaha JSL ayaa dalacsiin ku smayay 410 ciidan ah oo ka baxay kuliyda tabarka ciidnka JSL. Ayadu la kale siiyay Dara jooiyn.

Wll page ka like saar, follow-na dheh page-ka
Please follow page and like in this page

Thank you

07/03/2022

Waa lamaane reer Ukraine ah oo jiida dagal isku Arostay ayaa ka oo xidhay dharkii arooskoda dharka ciidanka. Waxan ka soo qayb galy dhaman ciidnkii jiida ku dgalmayay.

Wll like saar page ka follow-na dheh.
Please follow page and like in this page

Thank you.

05/03/2022
โœ‚๏ธ follow dheh page ka iyo like wll please follow page and like in this page 04/03/2022

Madaxwyne ku xigeenka somaliland ayaa lacag abareed ku warjiye gudumisha sang iyo badhan.
Page-ka like saar iyo follow dheh wll

โœ‚๏ธ follow dheh page ka iyo like wll please follow page and like in this page 60 seconds ยท Clipped by Dan-jare media ยท Original video "Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Lacagtii Abaaraha Ku Wareejiyey Badhasaabada Sanaag iyobadhan...

28/02/2022

Madaxwyne JSL ayaa manta xadhiga ka jaray dooxa dacabudhuq oo birsh ahaan loo haka jiya, Madaxwyne mudane muse biixi cabdi waxa uu hilman sanyhay in dadaku iyo xukumadhii h**e la samyn jirey birshyada iyo Intan oo hakajiyay muse bixii cabdi. Iska manta wax ay uu tahay in oo hakajiyay adaunay dhan. Wixii ka horyey lama hayo, Malin waliba dadaba shilal ku Geryaooda, taaaba ka ma hadal madaxwyenho tan way sahalnayd waxa ay hayd marku ruubku soo do' iyo marku dooxo galbeed ka soo rogmado. Madaxwynhow taan shilal ka ma hadal.

26/02/2022

Dalka rushka oo laga xidhy Aalda Facebook mulkilha Facebook ayaa sheegtay in rushka, laga xidhay Facebook. Rushka oo ila hada dagalo ka wada dalka Ukraine, rushka ayaa go'aamo adag ka soo saray in aano ka bixin ILa uu Ukraine qabsado. Besha calamka ayaa ka baqaysa inoo rushku qabsado Ukraine

Ceebta ugu wayen ayaa ah gudumihii ugu sareey qarmda midobay ayaa madaxwynha rushka falaDamir butin ka baryay in uu dagalka joojiyo balse rushka ayaa go'an ka qatay arintasi. Ukraine ayaa waxa ay tuhumaysa marykanka ayado shgtay in oo marykanku lug ku yey Isla markan ku yidhi, gashan buurta nato ayaa idin difacaysa isla marakan meel walba dhigay oo ay xududka ugu horyso isla wadagan ruska.

Waraka nuxurkiisa ayaa ah in uu marykanku oo ka gabsaday dgalka ka dhan ah rushka Isaku oo markii h**e isku garbsadeen in ay rushka ay iska diifacan ah. Marykanku marku aragay kahtarata ku soctay isbuci h**e Ukraine muwdiintiisa kala baxya Ukraine.

Maraykan uu ay ka soo hadahy Canan uu Caananyo rushka. Rushka oo meelhii ugu mihiimsna qabasaday Ukraine.

Fadlan page-ka follow dheh iyo like saar ๐Ÿ‘

21/02/2022

Hadalka maxa kaga baxay?

Want your business to be the top-listed Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Niay dantu qabsatan ahee ii adeeg ๐Ÿ˜‚
dadka mobilkagu intu marayo hadi lagu oran laha soomanow imisa saac ahan lhyd me 73sacadood
sayid cali Ibrahim gudumiyhi hore ee urur ka han iyo himilo.
Barnamijak ku sabbsan madaxwynah JSL oo darajoyin ku taxay ciidanka JSL

Telephone

Website

Address

Hargeisa
HARGEISA
Other Business Services in Hargeisa (show all)
Najax Online Najax Online
Hargeisa

Hamda oline Hamda oline
Hargeisa

Muujiye Multi-Service Muujiye Multi-Service
Hargeisa

Ku Xidhnow Page-ka Muujiye Multi-Service

MUSHI  PAGE MUSHI PAGE
Jigjigayer
Hargeisa

Deegaan Bilciye Deegaan Bilciye
26june, Road
Hargeisa

Qumane Qumane
Mubarigcali01@gmail. Com
Hargeisa

Sompress For Printing & Translation Services Sompress For Printing & Translation Services
Ibraahin Dheere Street
Hargeisa, 252

Shirkadda Sixidda, Qurxinta, Astaamaynta, Turjumidda & Daabicidda Buugaagta.

AAYATIIN ONLINE MARKET AAYATIIN ONLINE MARKET
Hargeisa

Online market

Ilwaadsan Collection Ilwaadsan Collection
150 Street
Hargeisa, 252

ILWAADSAN COLLECTION waa casriya oo online waxa ku iibisa

Zuniyoh market Zuniyoh market
Hargeisa

Sead abdi gahnug Sead abdi gahnug
633397347
Hargeisa