Maxamuud Haykal

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamuud Haykal, Business service, MUQDISHO, Hargeisa.

22/11/2023

BURCO IYO HARGAYZA.

WA laga qixi doona daqiiqadaha soo socda😡

22/11/2023

XOOGAGA SSC OO TOOS ULA WAREGEY DEEGAANKA buqdharkayn

La soco warbixino page flow soo dheh siina shere garee hadaa jamaahiirta tahay👍

20/11/2023

Reer xingaloolow anu cida idin meteli karta idiin sheegi maayo qof walow waa garanysaa cida ku metili karta Abwaan musal siciid waa dooran yahy waana la dooranayaa taagerana ardaydiisa ugu filan

Ka fogaada inaa doorataan qof aan idin aqoon oo magaaladaba qarniyo ugu danbaysey oo xataa hadaa dan ka yeelataan aan idin garanayn
Abwaan mursal siciid inta uu xingalool joogo waala yaqaanaa baahiyihiinana waa ninka keliya e garan kara

HADALKA K**A SINAYSTO ANU QABYALADNA WAA HORAANU KALA IRDHOWNEY👍

15/11/2023

DALKA GUUSHIISU WAA DENI❤️❤️

14/11/2023

BOOSAASO 👍

08/11/2023

WAR bal shere gareeya oo dumarka daaqadaha ka geliya🤣

07/11/2023

SIBAAYE❤️

07/11/2023

SALDANDANATU AL WARSANGELIYa

Photos from Maxamuud Haykal's post 06/11/2023

Calmadow sanaag soomaaliya waa dhulkii saldanada❤️❤️

Photos from Maxamuud Haykal's post 06/11/2023

dalka waa la xoraynayaaa soomaaliyey aynu garab istaagno ciidamadeena❤️

05/11/2023

Soomaaliya waxay la jaan qaaday caalamka aynu imaansano ragan😉

04/11/2023

soo bixida dad aqoonle oo rer xingaloola Ragaanaa soo shiila

Saa haloola socdo

04/11/2023

Hadaa maqasho iftiin ama kaah soo kacaya waa ubadkan ky barbaaraya dinta iyo maadiga kale❤️

02/11/2023

Way asturan tahy sow maahaa wle 😥

24/10/2023

Ma aaminaysaa waa hal guuto oo joogta qayb ka mida jiida🤣🤣

War bal shere gareeya waxani quwad dhAftaye🤣

11/07/2023

Ciyaaruhu haday bilow yihiin halgankuna haduu kow yahay

01/06/2023

Saldanada

30/05/2023

Fadaln shere xataa waa xal

30/05/2023

HAL MAR AYNU KUWADA SALINO SUUBANEHEENII MOHAMED (SCW)❤❤

Photos from Maxamuud Haykal's post 29/05/2023

Waxa magaalada ceerigaabo ku sugan gereral caare oo dhowaan looga yeedhay dalka turkiga waxa socda abaabul iyo qorida iyo tababarida ciidamo milateri oo soomaaliland ka tirsan taasoo la doonayo in jiid lagu furo puntland iyo beesha warsangeli
Ciidamada puntland ayaa ku sugan jiida kal gubataale iyo hadaaftimo

Muuse biixi ayaa doonaya inuu kala dhantaalo gurmadada laga rajaynayo maalmaha soosocda maamul goboleedka puntland

29/05/2023

Dhaman ciidamada ku sugan jiidaha gobolka sanaag waa inay heegan galan

28/05/2023

Kooxda Al-Shabaab ayaa xir-xirtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ajaanib ah oo ku sugnaa gudaha Soomaaliya, kana barbar dagaalamayay kooxda, sida ay shaacisay dowladda federaalka Soomaaliya.
Warbaahinta dowladda ayaa shaacisay magacyada qaar kamid ah horjoogayaasha ajaanibta ah ee la xiray, kuwaasi oo ay ku kala sheegtay Fu’aad Baajuuni oo kasoo jeed dalka Tanzaaniya iyo Qudaama Kenyaati oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Kenya.

Horjoogayaashan la xiray ayaa ka qeyb qaatay dhowr dagaal oo ay kooxda gashay, marka laga tago labadan horjooge, waxa kale oo la xir-xiray in ka badan labaatan ajaaniib ah oo iyaguna lagu eedeeyay inay ku aragti yihiin horjoogayaasha aan magacyadooda soo sheegnay.

22/04/2023

PUNTLAND

15/04/2023

Maxaad kala socotaa xalada sucuudiga

Photos from Maxamuud Haykal's post 08/04/2023

Bal ka waran dalkii saa inoo galay oo iphopia noo jebiyey oo ciidankii qaranka dhulka la simay in maanta xidhiidhkiisa dib loo soo celiyo isagoo go doon kaga jira caalamka

Bal ka waran dalkaasaa horumar raba miyaa 😭

Photos from Maxamuud Haykal's post 08/04/2023

Jaamacada umada soomaaliyeed faraceeda puntland

Halkani waa badhan Caasimada labaad ee gobolka sanaah❤️

29/03/2023

Madaxa siyaasadda arrimaha dibdda Midowga Yurub ayaa sheegay in ururka uu hub halis ah u diri doono dalal ka baxsan Ukraine “oo aad u daneynaya taageero hub culus,” kuwaas oo Soomaaliya ay ku jirto.

17/03/2023

HARTIGU MA NOOCANUU AHAA

09/03/2023

Dawlada puntland iyo khaarijinta khawaariijta

28/02/2023

Soomaaliland oo digsiyadii khaatumo la wareegey maanta 🤣

26/02/2023

Adeer dhiig baa u daadatay ciyaar kuma iman tani dabacayuunow

23/02/2023

Warsangeli hafta haftuu u gelayaa awoowe

18/02/2023

🤔

14/02/2023

xera warsangeli

07/02/2023

Dhulbahate waa idin jeedaa

02/02/2023

Xingalool

01/02/2023

Naagtii shiikhaal ugu shidnayd🤣

31/01/2023

Laascaanood ciidanka taraafikada khaatumo soomaalia

Want your business to be the top-listed Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Qaranka ragaasaa dhaxamaha u jiifsaday shacabka qarnka halka igala socda wixi xaqiqa✔️
Khayr baan kuu rajanaya wle 😭😭😭😭😭
BURCO IYO HARGAYZA.     WA laga qixi doona daqiiqadaha soo socda😡
XOOGAGA SSC OO TOOS ULA WAREGEY DEEGAANKA buqdharkaynLa soco warbixino  page flow soo dheh siina shere garee hadaa jamaa...
Reer xingaloolow anu cida idin meteli karta idiin sheegi maayo qof walow waa garanysaa cida ku metili karta Abwaan musal...
Shabeelka xingalol baa la dhahaa weligayna ma arag war rer xingalolow qofakan ma garanaysaan🤣🤣
Xingalool Sanag soomaaliyaProf.Abshir Secondary school
BOOSAASO DEEQA❤️❤️
XINGALOOL ❤️❤️
DALKA GUUSHIISU WAA DENI❤️❤️
BOOSAASO 👍

Telephone

Website

Address

MUQDISHO
Hargeisa
Other Business Services in Hargeisa (show all)
Najax Online Najax Online
Hargeisa

Hamda oline Hamda oline
Hargeisa

Muujiye Multi-Service Muujiye Multi-Service
Hargeisa

Ku Xidhnow Page-ka Muujiye Multi-Service

MUSHI  PAGE MUSHI PAGE
Jigjigayer
Hargeisa

Deegaan Bilciye Deegaan Bilciye
26june, Road
Hargeisa

Qumane Qumane
Mubarigcali01@gmail. Com
Hargeisa

Sompress For Printing & Translation Services Sompress For Printing & Translation Services
Ibraahin Dheere Street
Hargeisa, 252

Shirkadda Sixidda, Qurxinta, Astaamaynta, Turjumidda & Daabicidda Buugaagta.

AAYATIIN ONLINE MARKET AAYATIIN ONLINE MARKET
Hargeisa

Online market

Ilwaadsan Collection Ilwaadsan Collection
150 Street
Hargeisa, 252

ILWAADSAN COLLECTION waa casriya oo online waxa ku iibisa

Zuniyoh market Zuniyoh market
Hargeisa

Sead abdi gahnug Sead abdi gahnug
633397347
Hargeisa